Somaliland and the Means of Politics

    My name is Mohamed Hagi Mohamoud. I was the General Secretary of the Somaliland Coast guard for a year before I moved to the UK, and I was a Civil Servant, rather than a military man for that position. Earlier than that, I have been working with the International Non-Governmental Organisations, LNGOs and other UN…

    Read More

      Ganacsato Sheegay inay Ku Guulaysteen In Gudoomiye Muuse Biixi ay Ka Reebeen Madaxweyne Siilaanyo

      Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ganacsatadda waaweyn ee Beelaha Subeer Awal, ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen ku shaaciyay in Gudoomiye Muuse Biixi uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo uga hadhay tartanka murrashaxa madaxweynimadda xisbiga KULMIYE dhexdiisa doorashada soo socota ee madaxtinimadda dalka. War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiranna waxa uu u dhignaa sidan “Khilaafkii KULMIYE Ee baryahanba soo jiitamayey, waxa…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          “GEGAA LAGU DHEELAYAA ,SHACBIGU KA GAR-SOORE YAHAY”. Dr Culimo

          Adigoo hebel diiddan, Eryo reer hebel maaha! Dr.Mohamed-Culimo, mculimo@yahoo.com Duruufaha adagi dadka ayay kala saaraan. Waxay dibada soo dhigaan shaqsiyada dhabta ah ee qofka. Khilaafaadka iyo muranadda siyaasiga ahi waa imtixaan laga qaadayo siyaasiyiinta. Sida ay u dhaqmaan, u hadlaan, u damqadaan ama u isticmaalaan awoodahooga siyaasiga ah ayaa ah jawaabaha ay bixiyaan ee dadku…

          Read More

            Madaxtooyada Oo Xabsiga Dhigtay Haweenay Ka Mid ah Dhidibada Xisbiga Ucid

            Hargeysa:June,20,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland ayaa Xabsiga dhigtay Guddoomiyihii Garabka Haweenka ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage, kadib markii ay ka Muraara-dillaacday Dhaqdhaqaaqyo Lagaga soo horjeedo Xadhiga Yuusuf Cabid Gaboobe Oo Marwadu ku luglahayd. Wararka u dhuun daloola Xadhiga Marwo  Xaliimo Cismaan ayaaa shabakadda Qurbejoog.com u xaqiijiyey inay xadhigeeda amreen Haween Madaxtooyada ka tirsani, kuwaas oo ka…

            Read More

              DHEGEYSO:Barnaamijka Caafimaadka iyo Dhibaatooyinka Qashinka oo uu inooga waramao Dr Nagruma

              Hargeysa June 2014(SDN/QJ)-Barnaamijka todobaadlaha ah ee Caafimaadka ayaanu todobaadkan ku eegi doonaa Fayadhoorka iyo dhibaatooyinka Qashinka khaasatan xiliga roobaadyada. Barnaamijka Caafimaadka ee todobaadkan oo uu inoo soo saaray isla markaana uu inoo soo gudbinayo Waryaheena Daacad ayaa waxa kala qeyb qaadanaya Dr Nagruma. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/caafimaadka.mp3″] HALKAN KA DHEGEYSO BARNAAMIJKA CAAFIMAADKA IYO NADAAFADA XILI ROOBAADKA…

              Read More

                Aasaarta Qadiimiga ah ee ku dayacan Degaanada iyo Degmooyink​a Somaliland oo ay Xukuumadii ay maganta iyo maciinka u aheyd ay dooneyso in ay ka xaraashto Goobaha Yurub ee Taariikhda lagu keydiyo

                Muwaadinow ma og-tahay in qarankan yar ee ragaadey ee raranka maanta saarani uu illaahay ku maneystey Aasaarta Qadiimiga ah. hadey tahay Aasaarta Muuqata ( external features) iyo hadii ay tahay Aasaarta Qarsoon ( Internal feartures).  “Aasaarta ” ama “Antiquity“.oo ah muuqaalo  kasta oo kala duwan  oo ka turjumaaya taariikhihii  hore  ee ay ku sugnaayeen ummaddihii inagaga soo…

                Read More

                  Xukuumada Jabuuti oo Dhegaha ka fureysatay goan maxkamaeed oo lagu sii daayay Afhayeenka Mucaaridka Jabuuti Daaf iyo Xiisad ka dhalatay xabsi kale oo ay geysay

                  Jabuuti June 19,2014(SDN/QJ)-Xukuumada Jabuuti ayaa goaan maxkamadeed oo lagu siideyay Afhayeenka mucaaridka Jabuuti Daahir Axmed Faarax dhegaha ka fureysatay isla markaana Hogaamiyaha u dhaadhicisay xabsi kale. Sida uu inoo xaqiijiyay Wakiilkaa dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole Xukuumada Jabuuti ayaa haatan xabsi lagu hayo dadka waalan geysay Afhayeenka…

                  Read More

                  Uruguay oo Gurigooda u Dirtey England Markii Aay 2-1 Kaga Ilmeysiisey Bal Yaase U Kala Dabqaadaya Italy,Uruguay Iyo Costa Rica.(By Jaahuur)

                  Brazil-19-June-2014 (SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka oo si habsami ah uga socda garoomada kala gadisan ee delkaa Brazil iyo Spain,Cameroon,Greece,Australia iyo Ingiriiska oo diyaarsanaya shandadahoodii una baqoolaya guryahoodii markii aay wareegii hore ku guuldareysteen. Haddaba labadii ciyaaroo ee maanta ugu xiisaha badneyd waxaaa isku awood sheegtey Ivory Coast,Colombiya,Uruguay…

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 19.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                    Read More

                      Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.8aad

                      Taxanahan oo halkiisii inooga socon doona maanta waxa aan akhristayaasha qormadan ugu soo bandhigi doonaa dhawr ka mid ah dacwadaha la yaabka igu riday ee aan goob joog ka ahaa,kuna sameeyay daba-gal ilaa aan ka ogaaday musuqa ku gadaa-naa iyo halka ay ka soo bilaab-maan.Waa silsilad isku xidhan oo cadaw u ah cadaalada,waa barta qalooca…

                      Read More

                        Shibirkii ku Noolaa Beedka Shinbiraa

                        Noole kasta oo ilaahay aduunyada korkeeda ku uumay wax u arko ama ilaashado, xanaaneeyo, waxaa uu u jecelyahay waa ubadkiisa, bulshadaa ka dhigan tusaalahaas oo kale, shacab kasta haduu yahay ,qoomiyad, beel, xaafad ,waxaa kaalintii ubadka ugu jira waxgaradkeeda haduu yahay mid dhaqan ama mid siyaasadeedba, hadaan hoos ugu dhaadhaco wakhtigii somaliya ay dhabada burburka…

                        Read More

                          DAAWO:Wiil uu Adeer u yahay Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Saacid oo ku biiray kooxda ISIS ee Ciraaq ka dagaalameysa

                          Calgary June 19, 2014(SDN/QJ)-Wiil uu adeer u yahay Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo reer Canada ahaa ayaa la shaaciyay in uu ku biiray kooxda ISIS eek a dagaalanta Syria iyo Ciraaq. Faarax Maxamed Shirdoon oo dhawr iyo labaatan jir ah ayaa wax ka baranayay mid ka mida jaamacadaha dalkan Canada. Faarax…

                          Read More

                            DHEGEYSO Halabuurka da’ada yar ee Yusuf Jaamac Baaruud oo nooga waramay Suugaantiisa iyo ta semenkan

                             Edomton June 19, 2014(SDN/QJ)-Hal abuurka Yusuf Jaamac Baaruud oo ku nool dalkan Canada ayaanu ka wareysanay suugaantiisa iyo ta Qurbejooga. Abwaanka oo dhawaan inoo soo bandhigi doona Barnaamijyo taxane ah oo ku takhaluqa Suugaanta Soomaalida ayaanu wax ka weydiinay isbedelada Suugaantii hore iyo ta semenkan. Halkan hoose ka dhegeyso qeybta koowaad ee wareysiga Hal abuur…

                            Read More

                              Hawl Galka Bilowga Dhismaha Waddada Ceerigaabo ee Ceel afweyn {Barnaamij Dhagayso}

                              Ceel Afweyne 19.June.2014 (SDN/QJ)- Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa Waxaa laga Bilaabay Qaybta labaad ee Dhismaha Jidka isku Xidhaya Ceerigaabo iyo Burco kaas oo qaybtiisa hore laga soo bilaabay dhinaca Magaalada Xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Waxaa Bogcada laga bilaabay Qaybta labaad ee dhismaha Waddadaas ayaa la mariyay Sarfayn Waxaanay Maamulka…

                              Read More

                              Holland oo soo Baxdey Iyo Spain oo Ka Huleeshey (World Cup Brazil 2014) By Jaahuur)

                              Brazil-18-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil  oo xulal daaqadda ka baxeen iyo qaar kale oo wadnaha farta ku haya. Waxaynu ka war qabnaa iney koobkan kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood ,wareegga horana waxaa ka soo baxaya 16-ban,yaa haddaba ka shubey? Haddaba hadeynu soo qaadano labadii ciyaarood…

                              Read More