Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      War Deg Deg ah: Shil Naxdin Leh oo 2 Qof ku Geeriyoodeen 5 Kalena ku dhaawacmeen Xili ay Gudoomiyaha Waddani Burco ku soo Dhawaynayeen Akhri Magacyada dadka dhintay iyo Kuwa Dhaawacmay

      Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Lab qof ayaa ku geeriyooday Shan kalena way ku dhaawacmeen Shil baabuur oo maanta ka dhacay Duleedka Burco. Sida ay Qurbejoog Khadka Telefoonka Ugu Xaqiijiyay Agaasimaha Cisbitaalka Burco Waxaa Shilkan baabuur ku naf waayay Laba Marxuun oo la Kala Odhan Jiray alle ha u naxariistee  Xuseen Ceerigaabo…

      Read More

        Shir Ku Saabsan Is dhexgalka Bulshada iyo Xoojinta Amaanka oo ay ka soo Baxeen Qodobo Fulintoodu ay Xasaasi tahay Xukuumadana laga Sugayo {Warbixin ay Qurbejoog ka Diyaarisay DHAGAYSO}

        Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirkaas oo lagaga hadlaayay xoojinta nabada iyo is dhex galka Bulshada, ergooyinka shirka ooka kala yimid Goboladda Sool ,Sanaag Saraar, Odweyne, Togdheer, Saaxil , Gabilay, Shirkan oo daba Socday Shir Hore loogu qabtay Magaalada…

        Read More

          “Dawladaha Adduunkoo Dhan Xariijin Cas ayaa u Jeexan,Wax aanu Maraykan Iyo Ingiriis iyaguba Ogolayn naguma Qasbi karaan” Daawo Cawil Cali Ducaale

          Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Maaliyada Ee Xukuumadii Daahir Rayale Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay  Xaalada Taleex oo ay ku Sugan yihiin Ciidamada Qaranka ee Somaliland . Waxa uu Ambassador Cawil Madaxwene Siilaanyana Kula Taliyay In Dawladaha Reer Galbeedka  Wufuud u diro,Si ay Xaqiiqada u Garawsadaan. Waxaa kale oo uu Sheegay in…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Komiishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen ka Yeeshay Diiwaangelinta iyo Gudoomiyaha Ucid oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Komishanka doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi qaran ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin ku Yeeshay Arrimaha Diiwaangelinta Cod-bixiya-yaasha. Kulankan ayaa  lagaga Hadlay  Hawlaha Diiwaangelinta  Codbixyayaasha iyo sida looga Gaadhsiin karo muddada Kooban ee Hadhsan. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay inay kalsooni Buuxda Ku Qabaan Hannaanka ay Gudddidu u waddo Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo  la…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shaaca ka qaaday in dadka Wax dilay ee Jeelasha ku Jira la Marin doono Qisaasta Sharciga ah {DHAGAYSO}

                Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade Ayaa Sidaasi Ku Sheegay Shirjaraaid Oo Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa Isla Markaana Halkaasi Ka Akhriyey Qoddobo Laga Soo Saaray Shir Adkaynta Nabbbadgalyada Ku Saabsan Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer. Wasiirku Waxa uu ka Warbixiyay Shir balaadhan…

                Read More

                  Booliska wadanka Ingriiska oo Maanta jaaliyada Somaliyeed iyo jaaliyadaha kale ee cuna Qaadka u qaybiyey Digniin iyo Arimaha Xogta Qaadka ee wadankan England iyo Wales

                  London 17Jun14(SDN) Ciidamada Boliska wadanka Uk ayaa waxay bilaabeen inay qaybiyaan digniino culus oo ku socta Jaliyadaha Cuna Qadka ama ka ganacsada iyaga oo aan kula kulanay xafad ka mida xafadaha wadankan ee ku badan tahay Somaliada ee la yiraa Church Road taas oo ay u qaybiyeen shuradaha iyo waxyaalaha ama fal danbiyeedka ka imanaya…

                  Read More

                    Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.7aad

                    Dadwaynahu haduu cadaalad waayo,cabudhin iyo caga-juglayn lagula dhaqmo waxa ku xigaa waa kacdoon shacab.Xeerarka iyo shuruucda dalka u taala hadii garsoorku baal maro oo la dhawri waayo xuquuqda muwaadinka waxa ka dhasha dhagax-tuur u dhaqan ah shacab JSL. Xeerar tiro badan ayaa la ansixiyay tan intii dalkani la soo noqday madax-banaanida.Qayb saamayn ku leh hab-socodka…

                    Read More

                      Haweenka Degmada Sallaxley ee Hargaysa iyo Bristol oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadada Cad DAAWO

                      Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudida Dhismaha Waddada Cad ayaa Deeq Lacageed kala Wareegay Haweenka Degmada Maxamud Haybe iyo Kuwa Ururka Gaaroodi ee Magaalada Biristool ee Wadanka Ingiriiska Haweenwaynaha ayaa lacag ka Badan 87,oo  Kun oo dollarka Maraykanka ah   ku wareejiyay guddida dhismaha waddada cad ee isku xidhaysa hargaysa iyo salaxley . Xaflad si heer sare…

                      Read More

                        Qalinjabintii Ardayda Shaqaalaha Dawlada Somaliland ee Jaamacada Ethiopian Civil Service University Magacyada Ardayda+SAWIRO

                        Addis ababa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhantahay 20 arday, oo ka kala socday wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaaliland ayaa , xaflad sagootin ah loogu sameeyay Holka shirarka Jaamacada Ethiopian Civil Service University (ECSU). Ardaydan oo iskugu-jirta kuwo ka qalin jabiyay, heerka darajada labaad ee Jaamacada Masters degree program tiradooduna tahay…

                        Read More

                          OGEYSIIS: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen Carriga Ingiriiska

                          Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Bismillaahi Arramanirraxeem. Taariikh:16/06/2014 Ku: Beesha Ciidagale deggen Ingiriiska Ujeeddo: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen  Carriga Ingiriiska. Og : Guddida hurumarinta…

                          Read More

                            Fool-xumooyin Damiirku Diiday Oo Taliye Shaqalle iyo Wasiir Cukuse Ka Sameeyeen Madaxweyne Siilaanyo Hortiisa Madashii Shalay

                            Hargeysa:June,17,2014(SDN/QJ)-Madashii Shalay uu Madaxweyne Siilaanyo Qasrigiisa iskugu Yeedhay Golayaasha Kala Duwan ee Qaranka, Madaxda Axsaabta Dalka iyo Masuuliyiinta Qaabilsan Ammaanka Dalkay, ayaa waxa Hadheeyey Dhacdooyin ay  Madaxweynaha Hortiisa kaga dhaqmeen Xubno ka mid ah HoggaankaXukuumada Madaxweyne Siilaanyo.  Kulankan oo saxaafadda Loogu Yeedhay xilli dambe oo dadka Intiisa Badani shaqooyinkii ay Hayeen ka rawaxeen, ayaa saxaafaddu …

                            Read More

                            Xulka USA Ayaa 2-1 Ku Masaafuriyey Xulka Ghana (World Cup 2014 Brazil) By Jaahuur.

                            Brazil-16 June-2014 (SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga brazil oo uu koobka cagta aduunku ka socdo isaga oo maalintiisii 5-aad galey waxaana foodda isla galey oo kala badiyeen sidatan.Germany-4-Portugal-0-,Iran-0-Nigeria-o-,Usa-2-Ghana-1. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxaa madaxa isla galey xulka USA iyo Ghana. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa gool aan la filaneyn…

                            Read More

                              A moment of truth based on evidences

                              European interest in Somalia develops after 1839, when the British begin to use Aden, on the south coast of Arabia, as a coaling station for ships on the route to India. The British garrison requires meat. The easiest local source is the Somali coast. France and Italy, requiring similar coaling facilities for their own ships,…

                              Read More

                                “Waddankayaga Al-shabaab ma joogto Xaasha, jeelasha ayey joogtaa, dawladayada ma soo galaan” Wasiirka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inay Somaliland xuduudaheeda difaacayso waxkasta iyo qiimo kasta oo ay ku kacayso, isla markaana ay la mid yihiin xuduudaha caalamka. Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, isla markaana ay ka mid ahaayeen Wasiirka qorsheynta qaranka…

                                Read More

                                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                                  Read More

                                    Radio Qurbejoog iyo Barnaamijkii Waxbarashada ee Toddobadkan {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Toddobaadkan barnaamijkeena Waxbarashada waxaynu ku soo qaadan doonaa Imtixaanka Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Kuwwa Afaraad ee Dugsiyada Sare. Waxaynu ku lafo guri doonaa waxyaabaha uu imtixaanku kaga duwan yahay kuwiii Hore, Tirada Ardayda Gelaysa, Cida Diyaarisay. waxa inagala Qayb qaadan  Doona Wasiirka waxbarashada iyo Waliba mid ka mid ah…

                                    Read More