Qaniiyadii Suarez,Xulal Ka Shubey Iyo Qaar Jarka Ka Laalaada.(By Jaahuur)

Brazil-24-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil iyo xulal ka shubay, qaar jarka ka laalaada,kuwa dhoola caddeynayaa iyo Suarez oo mar saddexaadkii qaniiyadiisii sii wata. Akhyaartay koobkii kubadda cagta ayaa wareegiisii hore gabagabo ku dhaw oo aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood,wareegga labbaadna waxaa foodda isla…

Read More

    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka furay Carwada Caafimaadka Somaliland Daawo

    Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ka furay Carwadda Caafimaadka Somaliland, taas oo ay Dadka bixiya adeegyadda Caafimaaddka ay ku soo bandhigeen Adeegyadda ay u qabtaan Bulshadda. Hadaba halkan ka daawo weedhihii uu munaasibadda ka jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici)….

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Weli Ma aragtay Madaxweyne Siilaanyo oo Muuse Biixi u Heesaya,Jawaabta uu Muuse Siin lahaa iyo Ku Digashada C.raxmaan Cirro DAAWO.

        Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale dib u istaadhmay Khilaafkii ka dhex jiray Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland Gacanta ku hayay, Cida uu Khilaafkan oo marba Weji lihi u dhexeeyo Waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Xifaalo Cusub iyo Kaftan Hor leh ayaa Laga Bixiyay Khilaafka labada Oday u…

        Read More

          Barnaajika Ganacsiga ee Todobaadkan Iyo Shirkad Ka shaqayn doonta Daminta Dabka oo lagu Daah-furay Magaaladda Hargaysa {DHAGAYSO}

          Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay Xaflad lagu Daah Furayay Shirkad Cusub oo adeega ay Bixinayso uu yahay Deminta Dabka taas oo aan hore uga jirin dalka. Todobaadkan ayaynu ku soo qaadi doonaa Barnaamijka Ganacsiga…

          Read More

            Shirwayne uga qabsoomay beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)Carriga Ingiriiska magaalada London(SAWIRO)

            London June 24,2014(SDN/QJ)-Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada iyo deegaannada dalkan. waxaana ku kulmay wajiyo isu baahnaa in ay madal sidan oo kale ah ku kulmaan kuwaas oo laga dheehanayey farxad…

            Read More

              Kooxda Awoodda Badan Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Xeeran Oo Si Weyn U Saluugay Hannaankii Muuse Biixi U Soo Bandhigay Tanaasulkiisii Musharraxnimo

              Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhay Qurbejoog.com, waxa kooxa  awoodda Badan ee madaxweyne Siilaanyo ku xeerani ay saluug weyn ka muujiyeen Habkii uu Guddoomiye Muuse Biixi u iclaamiyey Tanaasulkiisii Musharraxnimada madaxweyne-nimada Xisbiga Kulmiye. Kooxdan oo inta badan masuul ka ahaa dagaalkii meesha fog gaadhay ee Guddoomiyaha lagu hayey xilligii  uu ku adkaysanayey  Mawqifkiisa musharraxnimada, ayaa…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  Xukuumadda Soomaaliya oo heshiish dhex dhigtay labadii garab ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                  Muqdisho, 23 June, 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Heshiishkan oo ay garwadeen ka ahayd Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhabaha u xaaraya samaynta maamul goboleed ku-meelgaar ah oo ka kooban saddexda gobol…

                  Read More

                    “Yuusuf Cabdi Gaboobe Wixii Shakhsi ah ee uu Danbi ku Galo Waxaa loo raacayaa Xeerka Ciqaabta balse Wixii uu Isagoo Haatuf ah Galay Waxaa loo raacayaa Xeerka Saxaafada” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Cali Rayte oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada  Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Talaabada Xukuumadu ku Cabudhinayso Xoriyatul Qawlku ay Bar Madow ku tahay Dimuquraadiyada iyo Kala Danbaynta ka Jirta Somaliland . Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaan Garsoorayaashu awood u lahayn  kala Xulashada Xeerarka…

                    Read More

                      Gebilay: 14 Xildhibaan oo Sheegay inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Maayarkoodii iyo Ku Xigeenkiisii, iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Hakisay Kulan aan Caadi ahayn oo Xildhibaanadu yeeshaan {DHAGAYSO}

                      Gebilay 23.June 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Gabiley oo Markale bilaabay mooshin ka dhan ah Maayirka Magaalada Gabiley Md Shucayb Maxamed Muuse oo ay Xilka Kagag Xayuubinayaa. wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa ay Shalay Subax ku waabariisteen Xildhibaano Tiro badan oo Ka tirsan Golaha Deegaanka Magalada Gabiley Kana soo horjeeda Maayir Shucayb iyagoo wasaarada Arimaha…

                      Read More

                        “Ethopia waxay Xidhay Xuduudkeedii,Djabouti waxay Xidhay Xuduudkeedii,Amni-darada Somaliland Lagu Eedaynayo Waad Arkaysaan…” Xog-hayaha Warfaafinta Ucid {DHAGAYSO}

                        Hargaysa: 23,June,2014(SDN/QJ)-  Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid,ayaa sheegay inay Bulshadda Caalamka  u gudbeyeen Tacadiyada ay Xukuumadu ku hayso Xisbiyada Mucaarad ka ah iyo Saxaafadda.waxaana uu ku tilmaamay tacadiyada soo noqnoqanaya ee Ay Xukuumaddu ku hayso Xisbigooda iyo Saxaafadda mid ka dhalatay Fashil Siyaasadeed oo la Daris ah Xukuumadda Haatan Hogaanka Dalka haysa. Waxa uu sheegay in…

                        Read More

                          “Xamar Maalinba Suxufi ayaa lagu dilaa,Hargaysana Suxufi ayaa lagu Xidhaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble {DHAGAYSO}

                          Hargaysa: 23,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,oo ka tirsan Xildhibaandda Golaha Wakiiladda,ayaa Xukuumada ku Eedeeyay inay iska dhago marinayso inay Ku Dhaqanto Xeerka Saxaafadda ee Barlamaanka Somaliland Ansixiyay,Madaxweynihii horena uu Saxiixay. Waxa uu sheegay in Maalin kasta Xamar Saxafi lagu dilo,halka Hargaysa-na Saxafi lagu xidho.waxa uu sheegay Xeerka kaliya ee Saxaafaadda lagula dhaqmi karaa uu yahay…

                          Read More

                            Xaflad aad u heer sarayasa oo lagu soo dhaweynaayo lataliyaha Arimaha Bulshada ee Madaxweynaha Somaliland Barkhad Jaamac oo ka dhacday Galbeedka London

                            London 23Jun14(SDN)Ururada Somaliland ee ka hawlgala wadankan Uk oo u  horkacayo Safiirka Somaliland u Fadhiya Uk Cali Adan Cawaale iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Cabdala Saalim ayaa waxay soo dhawayn balaran u qabteen la taliyaha Madaxwayanaha ee arimaha bulshada Mudane Barkhad  Jamac oo ku sugan wadankan , kulankan oo ay ka soo qayb galeen Axsaabta Qaranka Kulmiye…

                            Read More

                              Urur Caafimaad oo daryeelka Gobolka Maroodijeex ka hawlgala oo lagu dhawaaqay(SAWIRO)

                              Hargeysa June 23,2014(SDN/QJ)-Xaflad balaadhan oo ilyartu is qabatay , si heersare ahna loosoo agaasimay oo lagu daah furayay urur caafimaaad oo la yidhaa UNITED HEALTH SERVICE. ayaa habeenkii xalay ahaa ka qabsoontay Hotel Royal ee maagaalada hargeisa. Xafladan oo aad u quruxbadnayd waxa ka soo qabgalay Dhakhaatiir, Agaasimayaal, Kalkaaliyeyaal caafimaad oo sare taas oo ay…

                              Read More

                                Xukuumadda Hassan Sheikh Mohamoud: Maxay U Dayacdey Dhalinyarada DalJoogta, Maxaase Laga Siiyaa Odayaasha QurbeJoogta?

                                Waxaa sida aad maqasheen la soo gabagabeeyey shir ay soo qabanqaabiyeen dad si gaara ah ula shaqeeya xukuumada dalka ka talisa, oo ka dhacay dalka Turkiya. Shirkaasoo lagu martiqaaday qaar ka mida QurboJoogta Soomaaliyeed ee xulufada la ah qaban qaabiyayaasha shirkaas. Hadii aad la socoto shirarka noocaan oo kale iyo hadii kaleba, waxaa jiray labo…

                                Read More

                                  Why Puntland in peace and Mogadishu in crises?

                                  The Somalis, as part of their tradition, are more often than not, attached to historical events so as to make ruling or find a solution to any standing problems. In that regard, the history of war and peace is a unique reference in the eye of Somali elders. Barely any events and stories pass without…

                                  Read More