Hadaladii uu Muse Biixi Ka yidhi Ka tanaasulka Mowqifkiis​a waxay ahaayeen Hadalo aan mariimneyn oo aan macne badan laheyn

    Islaan reer miyi aheyd ayaa reerkeedii oo yara digo roganaya Awrkii ay awrteeda ugu jecleyd waxoogaa gur-gur culus ah oo aan dheeli tirneyn gundhada udhigtey oo ku tistey.Kadibna Awrkii ayey si ay udheeli tirto ku tidhi ” Samey-Sameyso ” awrkii ayaa dhaqaaqi waayey oo xadhkihii oo isugu jira ceyntii iyo baydii ayaa ugiijismi waayey. Inta…

    Read More

      GURIGII DHISMAHA SAFARADA SOOMALIDA EE IRAN TEHRAN OO LA IIBIYEY

      WALALAYAL SALAN KADIB WAXAN RABAA HALKAN INAAN IDINKUSOOGUDBINO XOGTA KUSAABSAN GURYAHA SOMALIYA EE KUYAALA IRAN OO LA IIBINAYO MAALMAHA SOOSOCDA TAAS OO UU QAYBKAYAHAY IIBINTA GURYAHAAS UMMADA SOMALIYEED KA DHAXEEYA SAFIIRKA XILIGAN SOMALIYA UJOOGA IRAN MUDANE KHALIIF KADIYE MUUSE IYO CALI HAYDER OSMAN OO AH GACANYARAHA IYO XOGHAYA SAFARADA IRAN AY KULEEDAHAY KENYA TAAS OO…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          “Waxaan la yaabay Dawladahan Caalamka ee ka qaylinaya Ciidamada aynu u sameynayno in ay ilaaliyaan Shirkadaha Shiidalka badhaya”.Wasiir Waran-cade {DHAGAYSO}

          Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamuuriyada Somaliland,ayaa Maanta hortagay Golaha Guurtida Somaliland,si ay uga war bixiyo Wax qabadkii Wasaardiisa intii uu gadh-wadeenka ahaa. Waxa Wasiir Waran-cade sheegay inay si weyn uga shaqeeyeen Kobcinta iyo kor-qaadista Amaanka Guud ahaanba Dalka,oo ay qeyb ka qaateen Xalinta Shaqaaqooyinka dhexmaray Beelaha Somaliland. Dhinaca kalena waxa uu sheegay inay…

          Read More

            Qawlka Dambe Uun Raac Ha Qawadine

            Marka hore waxa mahad aan la soo koobi Karin iska leh allaha qaadirkaa ee inoo ogolaaday inaan nabad iyo nagaasho ku noolaano, isla markaana inagu manaystay nimcada iimaanka iyo nimcooyinka kale ee aynaan koobi Karin . Waxa iyaguna mahad balaadhan leh barbaarta warbaahinta iyo guud ahaan bahda saxaafada soomaaliland ee u adeegaya bulshadooda Waxa iyaguna…

            Read More

              Wasaaradda Beeraha oo Guul ka Gaadhay Tijaabadii Beerista Tufaaxa {DHAGAYSO+SAWIRO}

              Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa ku Guulaysatay Tijaabo ay ku samaysay Beerista Geedka Tufaaxa oo ay eegaysay sida uu Cimilada Somaliland uga bixi karo. Tufaaxa oo ka mida ah Cuntooyinka inooga yimaada dalalka dibada ayaa Wasaaraddu waxay Tijaabadiisa ka Hirgalisay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland kaas oo ay ku guulaysatay ….

              Read More

                Shacabkii iyo Masuuliyiintii Ku Godaboobay Taageerada Muuse Biixi Oo Liqi La’ Go’aankii Dillaalnimada ahaa ee Uu Qaatay

                Hargeysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Inta Badan shacabka ku dhaqan Somaliland, gaar ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Galbeedka Dalka ku Yaalla iyo tiro ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga iyo kuwa Xukuumadda, ayaa si weyn uga murugaysan Tallaabadii uu Guddoomiye Muuse Biixi ku sheegay inuu ka tanaasulay Hankiisii Musharraxnimo ee Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa. Dadka arrintan sida weyn uga soo horjeeda, ayaa waxa…

                Read More

                  Somaliland Diaspora here in UK recognized Mohamed Yusuf Dirqadhiidh as global citizen of Somaliland in view of his charter that promoted uniting Somaliland community in UK‏

                  We live in a world in which basic values such as kindness, humility and compassion are not often given the importance they are due. In the media, selfish and arrogant behavior patterns are often glorified. It is also common for people to get so caught up in day-to-day responsibilities and personal insecurities, that they lose sight of…

                  Read More

                  Nigeria oo Ididiilo Leh Iyo Argentin oo 1-0 Ku Samirsiisey Iran – Germany Iyo Ghana 2-2 Ayey iskula dulkufeen. (By Jaahuur)

                  Brazil-22-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta aduunka oo sidii loogu talagaley u socda,waxaana maanta soxaadireyArgentin,Iran,Germany,Ghana,Nigeria iyo bosnia oo foodda isla wada galey. Haddii aaynu soo qaadano ciyaatii dhexmartey Argentin iyo Iran ayaa u muuqatey ciyaar caajis ah walow fursado loo filanayey goolal isku lumiyeen xulka Iran…

                  Read More

                    MAAMUL-TAKOORKA GOBOLKA HIIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

                    Qeybta labaad Maamul-takoorka Gobolka Hiiraan, maaha mid la kowsaday Sebenkan Qaran-jabka ee Abwaanku ku sifeeyey ‘Halaaggii dhacay looma kala harin’,haseyeeshee Gobolku waxa uu ka mid ahaa Saddax Gobol (G/Waqooyi Galbeed, G/Bari, Hiiraan) oo Xukuumaddii Marxuum Maxamed Siyaad Barre u diidday inay u ballaariso, sidii ay lixda kaleba ka yeeshay, sababta lama oga. Waa haboonaan laheyd,…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tijaabo ah oo Maanta laga Fuliyay Hargaysa iyo Baki {Barnaamij uu Qurbejoog idiinka Diyaariyay Dhagayso}

                        Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Diiwaan galin lagu samaynayo muwaadiniinta, looguna magacdaray TIJAABO ayaa maanta ka bilaabatay degmada Baki, diiwaan galintan oo socon doonta mudo 5 maalmood ah ayaa waxa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta komishanka Doorashooyinka, Madaxda Axsaabta qaranka iyo madaxda degmada Baki.   Masuuliyiinta komishanku waxa ay faahfaahin ka bixiyeen ujeedada diiwangalintan waxana ay sheegeen…

                        Read More

                          Dhabqiye uma baahnin Ka Fog Kana Reebban Siyaasad

                          Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin Email: fatxisulub@gmail.com Tel:063442681 Qormadii 2aad Maqaalkeenii axaddii hore, aynu ka hadalnay, ee ciwaankiisu ahaa ‘erya, erya, eryaay, dhuuso-nuug eryaay.’ maqaalkaas oo inoo socda, waxa ugu waa weyn ujeedooyinka aan ka leeyahay: In dadka mutacalimiinta iyo dadka Ilaahay wax siiyey ee reer somaliland inaan ku boorriyo waxqabadkooda inay saddex jibaaraan, taasi oo…

                          Read More

                            Muuse Biixi Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimda Kulmiye,Beeniyayna Inuu Duunyo Dhaafsaday {DHAGAYSO}

                            Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,oo goo dhawayd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Haragysa,ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday inuu ka tanaasulay Hankiisii Musharaxnimda Hanka Madaxtinimo ee Dalka. Waxaana uu sheegay in looga adkaaday Tartankii loo galay Musharaxnimda Mdaxweynaha Xisbiga Kulmiye ee Doorashada 5-ta Sanno ee Soo socota. Mar…

                            Read More

                              Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Doorka Kala Dhilinta Fanka {DAAWO}.

                              Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- In kastoo Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ku badan yahay dhanka Siyaasada hadana Marka la eego sida uu u falanqeeyo dhinaca Suugaanta ayaa la moodaa Suugaan dhaadhi ku talax tagay Falkinta Suugaanta . Waxaynu Qaybtan ku eegi doonaa Sida uu Prof inoogu sharaxayo Shakhsiyadiisa,Suugaanta iyo Siyaasadaba. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com  

                              Read More

                                Kulankii 1aad oo Foolka Fool ah oo Xalay Madaxtooyada ku dhex Maray Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Siilaanyo+ Muuse Biixi oo ka Hadhay la Tartanka Madaxweynaha iyo Hadalka Maanta laga filayo

                                Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi ayaa la sheegay inuu caawa ka qabsoomay xarunta madaxtooyadda, waxaan la soo weriyay inay ka soo shaqeeyeen xubno Ganacsato waaweyn ah oo ka soo jeeda beesha Guddoomiye Muuse…

                                Read More

                                Coasta Rica oo 2-1 Ku Cunaqabateysey Itali Iyo Uruguay oo u Miciyalisaneysa Talyaaniga.(By Jaahuur).

                                Brazil-20-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadda ciyaaraha maanta waxaynu ku turxaamineynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil oo aay qaarna ka jaqaafiyeen qaar kalana aay foolanayaan, haddaba maxaa kala haysta Uruguay iyo Italy oo min hal ciyaar laga soo badiyey. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay dhexmartay maanta Costa Rica iyo Italy waxaana ka soo…

                                Read More