Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      “Uma Hogaansamayo Go’aankii Reeraysnaa,Waxaanu ka Tashan doonaa Halkaanu Codkayaga Marin doono” Weedhihii laga Jeediyay Madal lagu Taageerayay Gudoomiye Muuse Biixi {DHAGAYSO}

      Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin, iyo aqoon yahano ka soo jeeda Beesha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Kulan ay ku yeesheen Huteel Crown ee Caasimada Hargaysa Waxay ku Cadeeyeen inaanay u Hogaansamayn Go’aankii Ay Gudidii Golaha Guurtida ku rideen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kaas oo ay ku Tilmaameen Go’aan Reeraysnaa. Waxaa kale oo ay…

      Read More

        Somaliland oo loo soo Jeediyay inay Ciidamadeeda kala Baxdo Deegaamadda Muranku ka Taagan yahay ee Sool iyo Sanaag

        London 14.June 2014 (SDN/QJ)- Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya, Neil Wigan, ergayga Mareykanka ee Soomaaliya, James P. McAnulty iyo wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ee Somalia, Michele Cervoned’Urso ayaa ku baaqay in Gobolada Sool iyo Sanaag degdeg looga saaro Ciidamada Somaliland ee halkaasi ku sugan. Waxay soo jeediyeen in wixii keenaya Rabshadaha laga fogaado. “Waxaan…

        Read More

          Golaha Guurtida Oo Fadhigii Maanta Kaga Dooday Xaaladda Arimaha Bulshadda Ee Dalka

          Hargaysa:14,June,2014(SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Jamuuriyda Somaliland,ayaa Mudanayaashu waxay Dood iyo Faqidaad ka yeesheen Arimaha Bulashada ee Dalka sida: Tahriibta,Waxbarshada,Caafimaadka iyo Biyaha. Dhinaca Tahriibta ayaa mudanayaashu waxay carabka ku adkeeyeen in dadka Maanta Tahriibayaa ay yihiin dadkii Haynta lahaa ee ilaahay wax siiyay. Waxaana ay usoo jeediyeen Laamaha Amaanka in wax laga qabto Qulka-qulka…

          Read More

            Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.5aad

            Qormadan manta waxa aan akhristayaasha xasuusinayaa taxanahan inaanan dan gaar ah ka lahayn balse ay tahay dhibaatooyinka ku lingaxan waaxda garsoorka,xeer ilaalinta iyo booliska oo ay ku dhex luntay xuquuqda muwaadinka. Sababaha keenay in xuquuqda muwaadinka dhulka la jiido waxa ka mid ah: 1.Booliska oo aqoon-darro ka hayso tix-gelinta iyo xaqa muwaadinka 2.Booliska oo anshax…

            Read More

              ”‘Waxaa jira in dadka deegaanka ee gobollada Sanaag iyo Sool inay iyagu caqabad Soomaaliland ka horeysa noqdey oo laf-dhuungashey ah” Wasiir ku Xigeenka Amniga {DHAGAYSO}

              Garowe 13.June 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaadey inay caqabad hortaagan tahay deegaannada Puntland ka maqan in dib loo soo celiyo,waxaana sidoo kale dowladda ay sheegten inaysan suragal ahaayn in ciidamada Puntland la geeyo gobollada xadduudka ku yaalla. Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland,C/casiis Maxamed Aadan oo maanta arrimahan ka hadlayey waxaa uu sheegay inay…

              Read More

                “May ahayn in Cali Waran-cadde oo NSS-tii ina Saleebaan Dafle la Shaqaynayey uu Albaabka inaga Joogsado. Waxayse ahayd in Black list la qoro oo dhammaan……”Eng. Maxamed Xaashi.

                Hargeysa:June,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi  Cilmi ayaa dhaliilo waaweyn dusha ka Huwiyey Xukuumadda uu Gadh-wadeeenka ka  Yahay Madaxweyne Siilaanyo  oo uu ku tilmaamay mid ka shaqaynaysa Cabudhinta Shacabkeeda. Maxamed Xaashi oo Habeenkii xalay ka Hadlayey munaasibad dhallinyaro taageersan Muuse Biixi Musharraxnimadiisa qabsadeen, ayaa xusay in xukuumaddani caan ku Noqotay wixii hore…

                Read More

                  OGEYSISS:SHIR BEELWEYNTA DIR AY EDMONTON KU QABANEYSO

                  Waxa dhamaan Shucuubta Direed iyo Soomaalida kale ee ku dhaqan Edmonton iyo Nawaaxigeeda loogu baaqayaa in la qaban doono shir looga hadlayo arrimaha Xasuuqa iyo bro kicinta Shacabka beesha Biimaal ee Dir e Udubland State Of Somalia, gaar ahaan Gobolka Shabeelada Hoose. Sidaa darted waxa ka soo qeybgaleyaasha Sharafta leh laga codsanayaain ay ilaaliyaan Wakhtiga….

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                    Read More

                      Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaalada Taleex {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Xubno ka Soo Jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Xaalada Degmada Taleex oo ay Maalintii Shalay Gaadheen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka . Wasiirka oo ay Weheliyaan Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada…

                      Read More

                        Wasiiru-Dawlaha Nabdaynta Gobolada Bari Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada Goboladaasi Ugu Jira Golayaasha Dawladda Oo Soo Dhaweeyay Hawlgalada Milatariga Somaliland ee Goboladaasi Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Gulufka Ciidan Ee Socda

                        Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Nabadaynta Gobolada Bari ee Somaliland Md. Cali Maxamuud Sandule,Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xil.Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indh indho,ayaa Maanta Shir Jaraa’id oo wada-jir ah  ku Qabtay Xafiiska Wasiiru Dawlaha ee Qasriga Madaxtooyada ayaa waxay si aad u amaaneen Talaabadii ay Ciidamadda Qaranka Somaliland ay ka Qaadeen Maleeshiyaadka Khaatumo iyo Siyaasiyiinta Dabad-wareega ah…

                        Read More

                          Shirkii Beelaha Arab Uga Socday Magaaladda Bali-gubadle Oo La Soo Gabogabeeyay Iyo 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray,Ka Akhriso Qurbejoog.com

                          Bali-gubadle: 13,June,2014(SDN/QJ)- Shirweynaha Beelaha Arab ee (Afgarad 3)oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyey. Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay oo la isku afgartey Qodobo dhawra ku waasi oo mihaamad gaara u yeelan doona Beelaha arab.Go”aamadan ka soo baxay shirkan Beelaha…

                          Read More

                            Gabdhaha Ururka Samafalka Garoodi oo Soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland(SAWIRO)

                            London June 13,2014(SDN/QJ)-Gabdhaha ururka Samofalka Gaaroodi ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka caafimaadka Soomaaliland Md Saleebaan Xaglo toosiye. Soo dhaweynta oo uu wasiirku ka hadlay ayaa waxa uu ka sheegay in ururka samafalka ee Gaaroodi guud ahaan iyo gaar ahaan garabka Haweenka ay yihiin hormuudka wax qabadka qurbejooga Somaliland. wasiirka oo hadalkiisa sii wata…

                            Read More

                            Xulka Brazil Ayaa 3-1 Ku Sagootiyey Xulka Coartia(World Cup 2014 DAAWO) By Jaahuur.

                            San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku aftaxay Brazil oo marti galinta iskale iyo Coatia. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badney ayaa laga daawanayey koonkan ilaahay abuurtey iyo Talafishanada,waxa kale oo ka soo qeybgaley dadweyne…

                            Read More

                              Muqdishow iyo Ibnu Battuuta

                              Socdkii Ibnu Batuuta 1325-1354 Qaybta Kowaad Soo gaaritaanka Muqdishow Ibnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama dunidii la yaqiinay waayihii Casriga Dhexe, (Periodi Medievali), isagoo in ka dhaw sodon sano ku bixiyay socdaalkaas, kuna tagay magaalooyin taariikhi ah ee…

                              Read More