Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Shuruucdii Iyo Qawaaniintii Dalka U Taalay,Una sOO Jeediyay Muhiimada Ay Leedahay In La Dhawro Shrciga Dalka {DHAGAYSO}

    Hargaysa:12,June,2014(SDN/QJ)-waxa uu ka hadlay Arimaha Dalka sida:ku dhaqanka Shuruucda iyo Qawaaniinta Dalka oo uu si toos ah ugu Eedeeyay Xukuumada uu Gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Siilanyo inay Si badheedh ah ugu tumatay Shuuruucdii dalka u taalay iyo Kala-xadaysnaantii Laamaha Dawladda.   Waxa kale oo Gudoomiye Cirro Xad Gud iyo Wax aan la qaadin Karin…

    Read More

    Waqtigu waa macallin dahsoon, Ma xasuusataa barigii……… W/Q Mahad Hargeisawi

    Sidan miyey kula tahay? Side ayey ahaan lhayd hadii aanay jirin is baddelka habeenkii iyo maalintii, oo lagu jir lahaa uun habeen ama maalin?  Waynu naqaanaa sida wax loo cuno laakiin waxaa inaga huruda oo aanaynu toosinin firfircoonidii iyo kartidii aynu ku soo barbaarney (Creativity) waxaan halkan rabaa inaan kuugu soo tabiyo hogo tusaaleeyana, sidii…

    Read More

      Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.4aad

      Cadaalad hadii la waayo waxa burbura kalsoonida shacabka,waxaana ka dhasha kacdoon dadweyne.Maanta heerka cadaalad darrada ka socota waaxda garsoorka keli kuma aha shacabka ee xataa gudaha waaxda garsoorka ayay saamayn qaran ku yeelatay. Maamul xumada masuuliyiinta waaxda garsoorka ayaa waxa hooy u noqday aduun korodhsi,waxaana meesha ka baxday kala danbayntii iyo kala madaxbanaanida garsoorayaasha iyo…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Daawo Qaybo ka Mid ah Salaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Siilaanyo lana Hadlay Gudoomiye Muuse Biixi

          Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Salaadiin iyo Cuqaal ka tirsan Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargaysa  iyo Gobolka Saaxil ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Caasimada Hargaysa waxay ku Cadeeyeen in ay taageersan yihiin Musharaxnimada Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Iyagoo Si Buuxda u Ayiday Go’aankii Golaha Guurtiddu ka soo saareen Khilaafka Kulmiye ee ay aqbaleen Madaxweynaha…

          Read More

          Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Iyo Banaabaxyada Ka Aloosan San Paulo Yaa u Kala Miciin ah? (By Jaahuur)

          Brazil-11-June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunka ka furmi doona barito oo khamiis ah,haddaba mudaharaadada ka socda caasimadda Brazil (San Paulo) maxay saameyn ku yeelan doontaa? Saaxiibayaal waxaynu ka wada dheregsanahay in koobka kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgali doonaan 32-ba dawladood…

          Read More

            Wargayska Dawlada ee Dawan oo Nashqadayn Cusub lagu Sameeyay Halkan ka Daawo

            Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiinta Wargayska Afka Dawlada ku Hadla ee Dawan Media Group ayaa Shir Jaraa’id oo ay ku Qabteen Xarunta Wargayska Waxay kaga hadleen Isbedelo Cusub oo ay ku sameeyeen Nuqulada Wargaysyada kala duwan ee Dawan. Gudoomiye ku Xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargayska Dawan Cumar Maxamed Faarax ayaa Sheegay in Mudadii Xukuumadani…

            Read More

              DHEGEYSO:Suldaanka Guud ee Beesha Irir Samaale oo Canbaareeyay Dagaalada Marka Baaqna u jeediyay madax dhaqameedka Dir iyo Hawiye

              Edmonton June 11,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beesha Irir Samaale ayaa canbaareeyay colaada ka aloosan degaanada hoostaga gobolka Shabeelada Hoose ee u dhexeeya laba beelood oo kawada tir beesha Irir Samaale. Suldaanka ayaa baaq u kala diray dawladaha Soomaaliya iyo kuwa deriska iyo sidoo kale madax dhaqameedka  labada beelood si xal waara looga gaaro colaadaha Shabeelada Hoose….

              Read More

                Mashruuc Midowga Yurub ugu Deeqay Somaliland oo Taabanaya Horumarinta Kalluumaysatada, Iyo Khiyaano Ku dhex Jirta oo Dawladu Ogtahay Daawo

                Hargaysa 11.June 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Beeraha ayaa  ka qayb galay Mashruuc lagaga hadlayay Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumaysatada kaas oo ka qabsoomay Huteel Ambassador . Mashruucan Waxaa Maalgalinaya Midowga Yurub,Waxaana dhaqaalaha ku baxaya inta ugu badani Qaadan doono Khubaro Ajaanib ah Hasa Yeeshee Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay inay Sidaas ku Ogoshahay. Hargaysa SDN/QJ…

                Read More

                  Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ay is Haleeleen Weriye Caadifad laga dheehan karo,Iyo Basaasnimo lagu eedeeyay Daawo

                  Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Haatan ku  Sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu Sheegay inuu Nasasho u Joogo ayaa Warbaahinta Muuqaalka ah ee afka Somaliga ku hadlaa Waxay u kala Waraysiyo is daba joog ah la Yeesheen Aqoon yahankan. Inta Badan Warfidiyeenada ayaa Su’aalahooda bud dhig uga dhigay Isbedelka…

                  Read More

                    Who to blame for the cost of electricity in Somaliland

                    The electricity cost of Somaliland is outrageous and the consumers are paying through the nose. Although the *GDP per capita of an average consumer in Somaliland is $600 annually based on the United Nations census, the cost per kilowatt of electricity in Somaliland is more expensive than in the USA and some other European countries….

                    Read More

                      For Whatever It’s Worth Xirsi Is The Man

                      Many concerned Somalilanders were astonished with the acquiescence of President Silanyo in regard to recent convoluted disagreements within the Kulmiye party, and its repercussions to the rest of the country. Mr. Silanyo did not make any attempt to reassure the country that things are under control and that he is on top of it until…

                      Read More

                        Xoghayahii waxbarashada xisbiga Ucid Fawsi Xaaji Yusuf oo iska casilay jagadii uu ka hayey xisbiga Ucid

                        London 11Jun14(SDN) Xoghayaha Waxbarashada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu iska casilay xilkii uu u hayey Xisbiga isaga oo qoraal soo gaarsiyiey war baahinta waxa uu ku bilaab BISMILAHI RAXMI RAXIIM  SALAAMU CALAYKUM WA RAXMATULAAHI WA BARAKATU  Cadaladu daradu waa wax aynu ula dagaalanay xukuumadii kali taliska ahayd, Waxaana aynu rajaynaynay in aynu badalo oo…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                          Read More

                            Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.3aad

                            Qormadan maanta waxaan akhristayaasha ugu soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka ragaadiyay habsocodka hawlaha garsoorka. Waaxda garsoorka waxa hogaanka u haya gudoomiyaha maxkamada Sare,isla markaana ah gudoomiyaha maxkamada dastuuriga,ahna gudoomiyaha gudida cadaalada.Maansha allaah maxaa xil culus loo cumaamaday!Masuuliyadahan kala duwan ayaa Gud.Yusuf u suurta gelisay inuu hadba sida uu doono ama ehelkiisa ama saaxiibadii-ba ula yimaadaan ka…

                            Read More

                              “Waa Nasiib-darro In Maanta Ay Madaxtooyaddu La Wareegto Hawshii Sharci-Dejinta Dalka” Xildhibaan Rayte DHAGAYSO

                              Hargaysa:10,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali,oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa ku Eedeeyay Madaxtooyada Somaliland inay Gabi ahaanba la wereegtay Shaqadii ay u Xil saarnaayeen Baarlamaanka Smaliland ee ahaa Dejinta iyo Jaan-goynta Shuuruucda Dalka. Waxaana wuu Tusaale usoo Qaatay Xeerka Diwaagalinta Muwaadinka oo uu Sheegay in laga soo Curiyay Madaxtooyada Somaliland. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid oo Jawaab ka Bixiyay eedayn uu Xildhibaan C.raxmaan Dheere u Jeediyay Gudoomiye Faysal {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xisbiga Ucid Cabdi Naasir Qodax ayaa ka Gil gilishay Hadal ka soo yeedhay Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kaas oo ku eedeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid inuu aabo iyo hooyaddaba u yahay qabyaalladda isla markaana uu xisbi dhan u nisbeeyay inuu reer leeyahay. Xoghayaha Xisbiga Ucid Waxa…

                                Read More