Suldaan Maxamed C.qaadir oo Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin ku Sifeeyay Muhaajiriin,Mujaahidiin iyo Munaafiqiin! Muxuu Maanta ka Yidhi {DHAGAYSO/DAAWO}

    Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan Si toos ah u Weeraray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Ku Xigeenkiisa 1aad Maxamed Kaahin Axmed kuna sheegay inay ka haajireen Taliskii Siyaad bare oo ay Noqdeen Muhaajiriin markii danbena Mujaahidiin ku noqday Ururkii SNM haatana ay Noqonayaan…

    Read More

      DHEGEYSO Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID:Guddoomiyaha Guurtidu khilaafyadii hore ee dalka ka dhacay wuu ka dhoofay khilaafka Kulmiyena wuu u soo dhoofay

      Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay Gollaha Guurtidu u maareeyeen dhexdhxaadintii khilaafkii Kulmiye. Xoghayuhu waxa kale oo dhaliilay sida ay Garabyada khilaafka Kulmiye dalka dib uGu celiyeen nidaamkii qabyaalada ee laga gudbay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/budle.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U…

      Read More

        DHEGEYSO:Jaaliyada reer Edmonton oo ka waramay sida ay u arkaan xaalada Shabeelada hoose baaqna u diray dawlada Soomaaliya

        Edmonton June 10,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa ka hadlay sida ay u arkaan colaadaha ka aloosan Gobolka Shabeelada Hoose degaanadiisa kala duwan . Jaaliyada ayaa sheegtay in ay qabaan mawqif la mid ah ka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/marka.MP3″] HALKAN GUJJI…

        Read More

          Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa”Dhibaatoyinka sababay Cadaalad darada bulshada reer somaliland kaga cabanayso garsoorka”

          Hargeysa June 09;2014(SDN/QJ)-Garsooraha Gobolka Hargeysa Md Jamaal Xuseen Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay caqabado baaxad leh oo ku gudban in ay Garsoor cadaalada heleen, Garsooraha oo caqabadaha u soo bandhigay xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa sidan u qornaa:   JAMHUURIYADDA SOMALILAND  REPUBLIC OF SOMALILAND MAXKAMADDA GOBOLKA M.JEEX   REGIONAL COURT M-JEEX   Date: 4/6/2014…

          Read More

            Baaq ku socda dhamaan beesha Direed

            Waxaa dhaaman beesha Direed ee u nool dalka gudahisa iyo dibadisa la Ogeysaanaa ama loogu baqayaa iney ka qeyb qataan dagaalada la doonaayo in lagu barakiciyo walaalaha Biimaal ee la doonaayo dhulkooda in shaar Qabiil iyo mid Dowladdeeda oo is dul saaran lagu dhaco. Dagaalka waa u dhanyihin Hawiye oo dhan mana ahan dad siman…

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

              Read More

                Wejigii Shanaad ee Shirka Qaadhaan bixiyeyaasha oo Hargaysa ka Furmay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

                Hargaysa09,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jamuuriyada Somaliand Dr: Sacad Cali Shire,ayaa ka warbixiyay Kulan Maanta Hargaysa Uga Furmay Qaadhaanbixiyayaasha iyo Xukuumadda Somaliland. Dr: Sacad ayaa sheegay in kulankani yahay kii 6-aad ee dhexmara labada dhinac,iyada oo Diiradda la saarayo Arimaha Horumarinta,ayna ka Qeyb galayaan badiba Wasaaraddaha iyo Haaya’adaha Dawladda. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII…

                Read More

                  Wasiirka Madaxtooyada Oo Xadhiga Ka Jaray 5 Kiilo Mitir Oo Ka Mida Dhismaha Waddada Cad+Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 15 Kiilo Mitir + Xaflad Kooban Oo Ka Dhacday Duleedka Magaalada Toon + Sawiro/DHAGAYSO

                  Hargaysa:09,06,2014 (SDN/QJ)- wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane xirsi  cali xaaji xasn ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 kiilo  mitir oo ka mida dhismaha waddada cad oo ay xukuumadu dhistay  iyadoo wasiirku uu 5 kiilo mitir oo kalena uu maanta dhagax dhigay oo ay xukuumaddu dhisayso halka dadka deegaanku ay dhisanayaan 10 kiilo mitir isku geynna ay…

                  Read More

                    Musharaxa Madaxweyne ee Ucid oo Xumad Jebin ku Sifeeyay Go’aankii Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa isagoo Mudo ka badan laba Bilood Hawlo Shaqo ugu Maqnaa dalal door ah oo ka Tirsan Adduunka . Murashaxa Madaxweyne oo Warbaahinta la hadlay ayaa Tafaasiil ka bixiyay Waxyaabaha Midho dhalka ah…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Samaale oo dhaliilay hanaankii Gollaha Guurtada Somaliland u xaliyeen khlaafkii xisbiga Kulmiye

                      Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa fasiraad ka bixiyay habkii iyo hanaankii ay Gollaha Guurtida Somaliland u xaliyeen khilaafkii Xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxa uu Suldaanku ka waramay qalalaasihii Somaliland ka dhacay intii khilaafku socday iyo habdhaqanka ciidamada RRU-da.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/sul.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO…

                      Read More

                        DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo afkaar kala duwan ka bixisay hananakii loo xaliyay khilaafkii Kulmiye

                        Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada khaasatan magaalada Edmonton ayaa waxa ay qurbejoog.com la wadaageen afkaartooda ku wejahan habkii iyo hanaankii ay Gollaha guurtida u maareeyeen khilaafka Kulmiye. Jaaliyada ayaa sidoo kale ka hadashay sida ay u arkaan in Guurtidu aaney hore dhex dhexaadin uga gelin khilaafyadii hore ee xisbiyada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/edm.MP3″] HALKAN GUJJI…

                        Read More

                          Xaflad Xisbiga Wadani uu ku qabtay Toronto oo lagu soo bandhigay Barnaamijka Xisbigaas(SAWIRO)

                          Toronto June 09, 2014(SDN/QJ)-Waxa Toronto lagu qabtay xaflaad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay barnaamijka xisbigga WADDANI ku hogaamin doono Somaliland “ PARTY POLITICAL PROGRAM. Waxa kasoo qayb galay dad wayne aad tiro badan, iyo xildhibaano ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Canada iyo Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galay wafdi balaadhan oo kasoo kicitimay…

                          Read More

                            Yusuf Budle:Waxa aan la yaabay go’aanka Guurtidu kasoo saartay xalinta khilaafaadkii xisbiga Kulmiye, Waxaanse la sii yaabay nimankii koodhka maarta ah usoo xidhay bulshada ee iska dhigayay in ay shaash libaax xidhan yihiin oo ay wax dhacsan karaan

                            Minneapolis June 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga Qaran ee Somaliland ee UCID Md Yusuf Budle ayaa si adag uga hadlay goaamadii Guurtidu sheegtay in ay xal u noqon karaan khilaafkii xisbiga Kulmiye ee musharaxnimada Madaxweynaha. Xoghaye Yusuf Budle waxa kale oo uu sawir ka bixiyay sida ay masuuliyiintii madaxweyne Siilaanyo xilka isku hayeen ee ummadda…

                            Read More

                              DAAWO:Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Soo Dhaweeyay Go,aanadii Laga Gaadhay Khilaafkii Xisbiga KULMIYE

                              Hargeysa June 08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay muuqaal ay ku muujinayaan taageero ay sheegeen in shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan Hargeysa ay u muujiyeen gooaankii dhexdhexaadinta xisbiga Kulmiye. Warbaahinta xukuumada afkeeda ku hadasha ayaanse dadkan ay wareysatay ku darin ruux qura oo ka hadlay habkii iyo hanaantii loo maareeyay Heshiiska iyo…

                              Read More

                                The wise heroic decision taken by our house of elders brought victory to all of us and the acceptance of the concerned parties has historic remembrance

                                It is great heroic pleasure hearing the decision announced by Somali-land house of elders confirming the legitimacy the outcome of the third congress for Kulmiye political party that including the party Assembly and their central committee that consists of 43 members. We have the pleasure congratulating the efforts taken by our house of elders which…

                                Read More

                                  Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kormeer ku tagay Boorama Daawo

                                  Boorama 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xafiiskiisa ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Boorama. Xeer Ilaaliyaha iyo Madaxda Wehelinaysay ayaa Kormeer ku Soo maray Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boorama,Saldhiga Booliska iyo Goobaha adeega Garsoorka Waxaanu Warbixin ka dhagaystay Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Awdal. http://www.youtube.com/watch?v=5–f_8AF3fE#t=11 Boorama…

                                  Read More

                                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                                    Read More

                                      GULUFKII “D-DAY” IYO GABYAAGA SOOMAALIYEED. By M. Haaruun – mbiixi@gmail.com

                                      Koowdii xalaa taarku yimid, waana kululaaye. Kornayladu ma seexdaane waa, Kuududaan waliye. Anaa koon-lab, anigaa kurka ah, kay ha la gu daayo. Kaliday anaa idin xukumi, Kaasi been noqoye. Ninkii kibir-hawoodaba, midbaa xadhig ku keenayne. Konton mayl hadaa loo jiraa, Karintii Baarliine. Kurtin qiiqayaa labada dhinac, la ga kulaalaaye. Muslimiinta Eebboow kor yeel, Koodu waa…

                                      Read More