“Xukuumad Bilaa Xisbi ah Calaamad Su’aal ayaa Saaran,Madaxtooyaduna Miidaamu Taxriir ayay Isu Bedeli doontaa”Afhayeenka Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

    Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa wax aan Caalamka soo marin ku tilmaamay Xukuumad bilaa Xisbi ah,Isagoo Sheegay in Madaxweynaha looga baahnaa inuu Is casilo maadaama Xisbigiisii ku buuqay. Waxaa kale oo Afhayeenku Golaha Guurtida uga digay Wax Mudo kordhin ah oo loo sameeyo Xukuumada haatan…

    Read More

      Madashii Shalay ee Soo Afjarka Khilaafka Kulmiye iyo Filashada Talaabada Xigta DAAWO

      Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xaraarada Siyaasadeed ee somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay Murugsanayd taas oo ka dhalatay Khilaafkii hadheeyay Xisbul Xaakimka Kulmiye ee labada garab u qaybsamay. Inkastoo Shalay ay Golaha Guurtida iyo Ergadiisii dhex dhexaadintu ay Go,aamo ka soo saareen Xalinta Khilaafkan hadana Waxaa Muuqata inaanu dhamaan Khilaafkii ilaa si Foolka Fool ah loo…

      Read More

        Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.2aad

        Qormadii hore waxaan ku iftiimiyay himiladii Madaxweyne Axmed-siiraanyo uu doonaayay inuu ku hagaajiyo cadaalada ee fashilantay. Qormadan maanta waxa aan ku soo bandhigi doonaa cida ka masuulka ah musuq-maasuqa ka dhex aloosan waaxda garsoorka. Garsoorayaasha maxkamadaha dalka ka hawl gala markii hore waxa u badnaa kuwo aan aqoon ku filan lahayn sidaa darteed ayaa madaxweynahu…

        Read More

          Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanaka ay ku Caan Tahay Degmada Boorame oo lagu soo ban dhigay Magalada Henley oo la matana Boorame Dawasho wacan

          London 08Jun14(SDN) waxa maagalada Henley ee ku tala wadanka boqortoyada ingriiska lagu qabtay bandhig hidaha iyo dhaqanka ay reer boorame ku caanka yihiin taas oo lagu qabto magalada Henley oo Boorama la Matana ah waxa ka soo qayb galay Mayarka Magalada Henley dadwayne aad u tiro badan oo ka soo jeeda Degmada Boorame oo halkaa…

          Read More

            Axmed Siilaanyo iyo Kooxdiisa Oo Libin-geeraar ku Jira Iyo Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Cadhada Gabiley Ula Baqoolo

            Hargeysa:June,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Sii Badanaya Walaaca ay Muuse Biixi iyo Kooxdiisu ka Qaadday Go’aamadii lama filaanka ahaa ee Maalintii shalay ay Golaha Guurtidu ka soo saareen Khilaafkii Xisbiga Kulmiye, halka ay farxaddu ku badatay Kooxda uu gadh-wadeenka u yahay Madaxweyne Siilaanyo  oo iyagu libin la Gam’ay. Muuse Biixi ayaa isla-goobtii go’aanka lagu saarayba ka caddeeyey inay Guurtidu…

            Read More

              Raad-gurayaashii La Raad-gurayey iyo Guushii ay Soo Hooyeen Qaybtii 5aad

              W/Q: Rashiid Sulub Caalin Email:fatxisulub@gmail.com or www.fatxisulub.blog.com Tel:0634426781 Qormadii shanaad waxa la soo gaadhay 1980kii, oo ay soomaaliya iyo adduunkaba ka dheceen isbaddelo waaweyni, islamarkaana dagaalkii Itoobiya lala galay 1977kii guuldarooyin waa-weyn lagala kulmay, sumcadii waddankuna hoos ay u dhigtay, ciidamadana dhawaac xoog leh uu soo gaadhay moral ahaan iyo quwad ahaanba, iyagoo abwaanaduna sidii…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  “Xisbigu Waa inuu Murmaa oo Wada hadlaa,Hadana Waa inaanu ku Kala Tegin,oo Loo Ciiraa halka Madaxweynuhu yahay” Xaaji Cabdi Waraabe {DHAGAYSO/SAWIRO}

                  Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe ayaa hadalo dhinacyo badan leh oo Waano iyo Hoga Tusaale ah ka soo Jeediyay Madashii ay Ergadii Golaha Guurtidu ku Shaacinayeen Soo afjarida Khilaafkii Xisbiga Kulmiye . Xaaji Cabdi Waraabe waxa uu Xasuusiyay labada dhinac inay Saaran tahay Mas’uuliyad…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Ku baaqay in Deg Deg loo dhamaystiro Hanaanka Diiwaangelinta {DAAWO}

                    Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in loo baahan yahay sidii loo dedejin lahaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxaa kale oo uu Xusay in Somaliland ay ku Guulaysatay Hananka Axsaabta badan sidoo kale waxa uu  ka hadlay Habka Xalinta…

                    Read More

                      “Isku Heli Mayno Siyaasadu Waa Ceeb,oo Waa Wax Xun,Hadana Xil baanu u dhiibaynaa oo Wax Wanaagsan ayaanu doonaynaa” Muuse Biix {DAAWO}

                      Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dhaliilaha Loo soo jeediyo Xukuumada iyo xisbiyada qaranka isagoo dhanka kalena Jawaab siiyay Asxaabta Qaranka. Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Hadlay Cunfiga Dimuquraadiyada iyo Saamaynta uu Qabiilku ku leeyahay. Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Maro kacay in…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xukuumada ku Eedeeyay Soo Noolaynta Qabyaalada iyo Qaraabo Kiilka {DHAGAYSO}

                        Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Si Kulul Uga hadlay heerka Qabyaladda ee Somaliland.Waxa sheegay inay Nasiib-daro tahay in Waxii aynu kazoo Dagaalanay ee ay Qabyaaladda iyo Qaraabo-kiilka ahaa ay Maanta Halbeeg inoo noqdaan aynu wax ku Jaangoyno. Waxaana uu si dadbadn ugu Eedeeyay Maamulka Haatan jira inuu Qayb ka…

                        Read More

                          Gudoomiye ku Xigeenka Guurtida oo Shaaciyay Go’aamo u adeegaya Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii Kulmiye {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u janjeedha dhinaca Xukuumadda. Go’aanka Koowaad waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo…

                          Read More

                            Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Guurtidu ka Jeediyay Soo afjarida Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ) Ergadii Golaha Guurtida ayaa Maanta Si Rasmi ah Madal ay ku Sugnaayeen Labadii Garab ee Xisbiga Kulmiye ee Khilaafka Baahsani soo kala dhex galay Ka Jeediyay Go’aamo ay ku soo Afjarayaan Khilaafka Kulmiye. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Sheegay in ergadoodu ay labada dhinac ka qaateen Kalsooni isla…

                            Read More

                              Gudigii Dhex-Dhexaadinta Ee Golaha Guurtida Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqday Go’aamo Dhinac Ka Raran

                              Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)- Gudigii Golaha Guurtida eek u Dhex jiray Dhex-dhexaadinta Grabyada isku haya Xisbiga Kulmiye,ayaa Goor dhawd soo saaray Go’aamo u janjeedha Dhinaca Xukuumadda. Go’aamada ay guurtidu soo saareen ayaa waxay sheegeen inay ku Ayidayaan Go;’aamadii iyo Liisaskii ay soo saareen Shir-Gudoonkii Shirweynha Kulmiye ee hore Khilaafkani uga dhashay. Waxa kale oo ay sheegeen inay Go’aamiyeen…

                              Read More

                                “Waxa laysku haystaa {KULMIYE} Shantaa Boqol ee Shilin ee Islaanta tamaandhada iibinaysa iyo agoonta laga ururinayo”- Sh. Aadan-Siiro {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa ergada Guurtida ee Isu-xil-qaantay dhex-dhexaadinta khilaafka Kulmiye ugu baaqay inay ka garsooraan wax laysku hayo isla markaana dhinac kastana u sheegaan gartooda oo farta ku fiiqaan Cid kasta khaladka uu khilaafku ka taagan yahay iska…

                                Read More

                                  Somaliland:Bilaash-xayte-yaal Doc-faruuraya Dedaalada Guurtida Oo Labada Dhinac U Kala Dab-qaadaya Oo Loo Maara La’yahay

                                  Hargeysa:June,07,2014(SDN/QJ)-Waxa Culays Badani iyo Carqalado aan kala Go’ lahayn  Ka horyimaaddeen Dedaaladii Xubnaha ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ay ku dhex dhexaadinayeen Labada Garab ee uu u kala jabay Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Carqaladda ugu weyn ee Kooxdan Haysata ayaa sida ay ilo-wareed ku Heshay Shabakadda Qurbejoog.com ah Kooxo aan Ujeeddadooda la fahmin…

                                  Read More

                                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 06.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                                    Read More