Kenya oo taageero mug leh u fidisay aqoonsi ay hesho Somaliland sheegtayna in ay Africa uga ololeyneyso

    Nairobi May 24, 2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Kenya ayaa markii u horeysay shaacisay in ay diyaar u tahay aqoonsiga Somaliland isla markaana ay dawladaha Africa ku boorineyso in ay Somaliland aqoonsadaan. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya ka dib kolkii ay dawlada Kenya dhawaan shaacisay qorshe ay safaarad uga furaneyso Hargeysa xili ay dawlada Soomaaliya arinkaa diidmo ka…

    Read More

      Waa Kuwee Afarta Wasiir ee Hurinaya Colaadda Kulmiye Iyo Xukuumaddiisa Laga Dhex wado?

      Hargeysa:May,24,2014(SDN/QJ)-Markii uu Xisbiga Kulmiye Muddo Bilo ah hayey Talada Dalka, ayuu siyaasiga Hoggaamiya Xisbiga Ucid ee Faysal Cali Waraabe Sheegay in Taladii la siin lahaa Madaxweyne Siilaanyo ay hor fadhiyaan Xubno Wasiirro ah oo Doonaya inay Magaca Odayga Dilaa, maanta oo Xisbigu Talada Hayey  muddo Afar sano ahna Waxa Markhaatigiisa si aan Gabasho lahayn  u…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Raad-gurayaashii Kala Ahaa Hadraawi iyo Cabdi Qays, ee Raad-Gurayeen Siyaad Barre iyo Hoos-u-jeed oo Isaguna Raad-gurayey Iyaga iyo Guushii Abaal-darrada Ku Dhammaatay

          Aakhirkii 1971-kii ayey ahayd markii uu xadka dalka Jabuuti ka talaabay Mowliid Cali mataan, oo  ahaa dadka aan laga ag waayin abwaaniinta iyo fanaaniinta, islamarkaana ahaa nin aan dhayal ku qoslin oo lagu aaminay cajaladaa inuu ka farta ka saaro Cabdi AadanXaad (Qays), cajaladaas oo uu soo diray Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi), waxa cajaladaas…

          Read More

            “Madaxweynuhu waa Odayga Xisbiga Xubno Wasiiro ah ayaa tilmaamay in Xisbiga Cadowga weerarayaa madaxweynuhu ku jiro.” Muj Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

            Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Maanta Tafsiir ka Bixiyay arrimihii ay Heshiiska ku ahaayeen Gudidii Shirgudoonka Xisbiga Kulmiye. Maxamed Kaahin Axmed Waxa uu sheegay in Gudidani aanay Marnaba Xaq u lahayn inay ku dhawaaqaan Dhismaha Gudiyada Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Waxaa…

            Read More

              Muuse Biixi oo Nidar ku Maray inaanu u Tanaasulayn Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

              Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Madaxdhaqameedyo kala duwani u soo Jeediyeen inaanu la Tartamin Madaxweyne Siilaanyo Marka la Gaadho shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka Gaws qabsaday soo Jeedimahaas Cadeeyayna inaanu Hankiisa uga u loogayn Madaxweyne Axmed Siilaanyo . Muuse Biixi Waxa…

              Read More

                Halkan ka Akhri Beelaha Wasiirradoodu isku Taxeen Xilalka Golaha Dhexe Ee Kulmiye iyo Beelaha Uga Dhaartay inay Foodda Geliyaan

                Hargeysa:May,23,2014(SDN/QJ)-Maadaama Arrinta Maanta Ugu xiisaha Badan Somaliland ay tahay Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Xalay  lagu Dhawaaqay, ayaanu Door bidnay inaanu markale idiin iftiimino  Xubnaha Xilalka Dawladda ka Haya eek u dhegay ka mid ahaanshaha Golaha, Dhexe, maadaama aanay  Haysanin Kalsooni ay kursiga xukuumadda ku sii haysan karaan. Beelaha oo la sheegayo inay…

                Read More

                  Daawo : Dildilaacii Xukuumada Siilaanyo oo Kowsadey iyo Ururadii Bulshada ee Taageerijirey oo Qaar ku biireen Xisbiga Mucaaridka ee UCID

                  Berbera May 23/2014(SDN/Rmedia) Dildilaacii iyo ka digo rogashadii xukuumada Siilaanyo ayaa ka bilaabmay qaybo kamida qaarada yurub iyo gobolada dalka ee Somaliland kuwaas oo ah Ururadii bulshada ee horaba taageerada buuxda siiyey madaxweynaha Somaliland ee Talada haya ee Axmed Siilaanyo iyo Xukuumadiisa oo noqotey mid shacbiga Somaliland ku hungoobeen taas oo taagan halkii ay dadku…

                  Read More

                    Magaalooyinka Canada ugu waa weyn oo si looga diyaargaroobay Soo dhaweynta wefdiga Wasiir Xirsi hogaaminayo iyo deeq ururinta Wadada Ceerigaabo

                    Toronto May 23,2014(SDN/QJ)-Waxa dalkan Canada si weyn looga diyaar garoobey munaasibo is dul saran oo lagu soo dhaweynayo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo ka qeyb qaadashada deeq ururinta Wadada Ceerigaabo. Wefida Masuuliyiinta reer Somaliland ayaa lagu wadaa in ay isu maraan magaalooyinka Toronto iyo Ottawa oo ku yaal gobolka Ontario, halka…

                    Read More

                      Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo qadiyada Mucaaridka gaarsiiyay Baarlamaanka Canada

                      Ottawa May 23, 2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti ww USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa manta kulan xafiiskiisa Baarlamaanka Canada kula kulmay ku-xigeenka madaxa Guddi hoosaadka Baarlamaanka Canada u qaabilsan Africa Mr. Maurice Belanger. Ergeyga Canada u qaabilsan Dalada Mucaaridka Jabuuti iyo Xildhibaan Maurise Belanger ayaa ka wada hadlay xaaladaha Siyaasadeed ee cakiran ee dalka Jabuuti….

                      Read More

                        Boobe Yousuf Duale’s press statement of people from Awdal region being foreigners in their country is a discriminating slogan

                        Discrimination is the prejudicial treatment of an individual or group based on their actual or perceived membership in a certain group or category, “in a way that is worse than the way people are usually treated.  It involves the group’s initial reaction or interaction, influencing the individual’s actual behaviour towards the group or the group…

                        Read More

                          Bangkok: Milateriga oo afgambi kula wareegay talada Thailand, maxaadse kala socotaa tirada inqilaabyada hirgalay ee ciidanka dalkaasi ku hantiyeen xukunka?

                          Bangkok 22, May 2014 (SDN)- Milateriga Thailand ayaa Khamiista maanta afgambi kula wareegay xukunka dawladda dalkaas, iyadoo inqilaabkani uu awoodda Raysul-wasaarenimada siiyay ninka ugu sareeya ciidamada Thailand. Sida uu ku waramay Telefishanka CNN, saraakiisha milateriga dalkaasi waxay sidoo kale maanta ku dhawaaqeen bandoo laga bilaabo saacadda 10-ka habeenimo ilaa shanta subaxnimo ee xilliga waqtigaas, siday…

                          Read More

                            Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyay ku Dhawaaqida Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Kulmiye {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)-Shir Gudoonka Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo ku dhawaaqay Golaha Dhexe ee Rasmiga ah ee uu yeelan doono Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Xubnaha Gudida oo ka koobnaa 7 xubnood halka xubigta ka maqnayd oo ahayd Gudoomiye ku xigeenkii Todobadaasi xubnood uu beryahanba kagaga maqnaa safari dibeda ah balse maanta ay…

                            Read More