Halkan Ka Akhriso Magacyada Golaha Dhexe iyo Gudida Fullinta ee Kulmiye ee Galabta lagu dhawaaqay.
Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)- Shir Gudoonka Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo Galabta Shir Jaraa’id ku qabtay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa ayaa ku dhawaaqay Dhamaystirka Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye uu yeelanayo Mudada Shanta Sanno ee Soo Socda. Sida ay Shir Gudoonku Galabta Sheegeen Waxaa Baaqday Shir la rabay in Xarunta Madaxtooyada lagaga…
