“Walaalayaal annagaa keenay midnimada oo rabnay inaynu raadino shantii soomaliyeed, riyadaasi way fashilantay,Waxaana Fashiliyay………” Cabdirashiid Xasan Mataan

    19,May,2014(SDN/QJ)-  Murashaxa Jagadda Madaxtinimo Ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu ugu baaqay Dawladda Somaliya inay Ictiraafaan Somaliland,maadaama markii horeba ay dadka reer Somaliland ay keeneen Midnimadda,balse lagu hungoobay. Dhinac kalena waxa uu shacabka ku Bogaadiyay sidii Muwaadinimdda iyo Kalsoonidu ka muuqatay ee ay qeyb qaateen Xuska Maalinta Qaran ee 18 May.Waxaana uu…

    Read More

      Afhayeenka iyo Baarlamaan​ku: Ha Xasuusiyee​n Madaxwayna​ha In Dastuurku Ahayn ‘La Joojiyo Banaan, La Jiifiyo Banaan’

      Waxaa bishu markay ahayd May 7deedi iyo 8deedi, 20014, ku soo baxay labo qoraal oo isdabajoog ah oo aad isdhahayso waa dhoolotus muujinaaya in Madaxwaynahu musharax u yahay ama rajo ka qabo in mar kale la doorto, waa marka ay dhacdo doorashada 2016 (waa ninkuu ALLAH) gaarsiiyo. Labdaas qoraal oo kusoo baxay Radio Muqdisho, waxaa…

      Read More

        DAAWO:Guddoomiyaha madax dhaqameedka Soomaaliya Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland

        Hargeysa May 19,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha madaxdhaqameedka Soomaaliya Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo labadii todobaad ee u danbeeyay ku sugnaa Jamhuuriyada Somaliland ayaa xalay ku dhawaaqay in madax dhaqameedka Soomaaliyeed ay dunida u sheegeen in ay ictiraafkii Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo ku hadlayay magaca madax dhaqameedka Soomaaliya ka gudoomay…

        Read More

          Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada? (QORMO)

          Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxaa dhawaan loo doortay Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Korneyl Cumdda lagu naaneyso, waxaana la sheegay inuu yahay Sarkaal in Muddo ah kasoo shaqeeynayay Howlaha Ciidamada, waana Aqoonyahan Khibrad iyo Barashaba ka heysta Siyaasadda iyo Sharciga.   Waxaan Qormadan ku qaadaa-dhigeynaa Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida…

          Read More

            DHEGEYSO:Madaxdhaqameedkii Soomaaliya ee Hargeysa booqanayay oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland

            Hargeysa May 19,2014(SDN/QJ)-Madaxdhaqameedka Soomaaliyeed ee lagu casuumay ka qeybgalka sanad guuradii 23aad ee ka soo wareegtay dib ula noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa manta shaaciyay in ay ictiraafeen Jamhuuriyada Somaliland. Odey dhaqameedka Soomaaliya ayaa mudo laba todobaad ah ku sugnaa dalka Jamhuuriyada Somaliland waxaaney sheegeen in ay ku qanceeen nidaamka dawladeed ee Somaliland.    

            Read More

              DAAWO“waar meesha Habar-jeclo, Habar-yoonin iyo Habar Awal Inaguma Soo Duuline Maamul Baa inagu soo Duulay, sida Qudha ……”Cali Khaliif

              Kala-baydh:May,19,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee Fad-qalalada ka wada Bariga Somaliland, ayaa mar kale ku celiyey in Dhibaato iyo dagaal laga bilaabo deegaanada Bariga Somaliland. Cali Khaliif ayaa maalintii shalay isagoo ku sugan deegaanka Kala-baydh ee Dhinaca Bariga kaga Beegan Demgmada Lascaanood, ayaa shacabka Goobahaas deggen ku Guubaabiyey inay dagaal la galaan ciidamada qaranka Somaliland oo Goobahaas…

              Read More

                Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Uganda Oo Laga Hor Joogsaday Xuska 18 May Iyo Dareenada Ku Xeeran

                19,May 2014(SDN/QJ)-Waxa laga horjoogsaday Xuska Debaal degga Maalinta Qaran ee 18 May,Jaaliyadda reer Somaliland eek u dhaqan Dalka Uganda. Sida uu Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com uu Xaqiijiyay Khadar Axmed Maxamed,oo ka tirsan Aradayda reer Somaliland ee wax ka barata Dalka Uganda.waxa uu Khadar Nooshegay in Jaaliyadda reer Somalia eek u sugan Dalka Uganda ay Abaabuleen…

                Read More

                  Madal la isku arkay oo Weftigii Somaliland ee Maraykan ku sugnaa ay kala qayb galeen Jaaliyada Somaliland Xuska 18 May Daawo

                  Washington 18.May 2014 (SDN/QJ)- Weftigii ka socday Xukuumada Somaliland ee Ku Sugnaa Wadanka Maraykanka ayaa Jaaliyadaha Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan kala Qayb galay Xuska Munaasibada 18 May ee 23 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo Noqoshada Madax bannaanida Somaliland . Weftigan Waxaa Hor kacaya Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxaana Xubno…

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                    Read More

                      Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Oo Maanta Muqdisho Ka Furay Kulan Ay Badhi-Taageerayso Qaramadda Midoobay Oo Lagaga Hadlayo Tirakoobka Dadka Somalida

                      18,May,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay  Kulan lagu soo bandhigayey qiyaasta tirada dadka Soomaaliya oo ay si wadajir ah u fuliyeen Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamka iyo Sanduuqa Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadka (UNFPA). Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed…

                      Read More

                        Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo iyo Milicsiga Muuqaaladii Xiisaha Iyo Mahadhooyinka Reebay ee Maanta DAAWO

                        Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaan Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Khudbadii uu Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May . “Ugu horayn waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan uga soo jeedinayaa dhammaan shacabi weynaha Somaliland meel ay joogaanba gudo iyo dibadaba xuska 23-aad ee munaasabadda qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May. Waxaan si…

                        Read More

                          Xukuumada Madaxwayne Hassan Sh, Mohamoud: ‘Ma Ka Seexatay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya’

                          Waxaan dhagaystey waraysi ay gabar Soomaaliyeed siisey Radioyaha ku hadla Afka Dowlada hada jirta ee Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud. Gabarta Soomaaliyeed ee la wareystey, ayaa waxay ka codsatey in Hassan Sheikh Mohamoud iyo xakuumadiisa ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya usoo gurmadaan madaama uu isgu masuulka guud iyo mid gaar ah ka yahay…

                          Read More

                            Oday-dhaqameedkii Dhawaan Koonfurta Somalia Ka Yimi Oo Saaka Markhaati ka AHaa Wacdarihii 18-ka May

                            Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Odayaashii  iyo Madax-dhaqameedkii Dhawaan ka yimi koonfurta Somalia  ayaa marag iyo Markhaati ka noqday  Wacdarihii ay shacabka Somaliland iyo dawladdiisa oo isku duubani ka dhigeen Maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May. Odayadan ayaa  oo in muddo ahba ku sugnaa Caasimadda Hargeysa, waxana ujeedada ay Halkan u joogeen ahayd inay Goob-joog ka noqdaan Xuska maalinta qaranimada…

                            Read More

                              18MAY iyo Maanka Dhalinyaradeyda!! (QORMO)

                              Aniga, Waxaan ku Indha-furtay kuna garaadsaday Muqdisho iyadoo aanay Dowladi jirin. Soomaaliduna Toban Magac iyo Maamullo is diidan ku kala hoos jirto. Waxaanse Sheeko ku hayaa inay Dadkaasi is diidani Berri ahaayeen Walaalo Is-jecel, oo Wiil Hargeysa ka yimid Gurigeena oo Xamar ah Marti ku ahaan jiray, Reerkeenuna si wanaagsan u soori jireen.   Wax…

                              Read More

                                Qurbejoog ka Dhagayso Tebinta Tooska ah ee Xuska 18 May ee Caasimada Hargaysa iyo Gobolada Waaweyn

                                Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Saaka Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ka Kooban tahay Somaliland ka dhacaya Qabanqaabada Xuska Sadex iyo Labaatan Guuradii ka Soo Wareegtay Markii ay Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii 18.Bishii May 1991kii taas oo ka dhalatay Shirweynihii beelaha Somaliland uga Socday Magaalada burco. Shabakada Qurbejoog waxay idiin soo Tebinaysaa…

                                Read More

                                Bayern Munich Ayaa Ku Guuleystey Germany Cup Final Markii 2-0 Ku Sagootisey Dortmund.(By Jaahuur)

                                Germany-17-May-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Germany oo Germany Cup Final lagu kala faraxashey,markii aay foodda isla galeen Bayern Munich iyo Dortmund. Labadan naadi ee Bayern iyo Durtmund ayaa ah naadiyada ugu facweyn carigaa Germany walow aay ka dhaxeyso xifafaale ciyaareed marka aay ciyaaro iskaga horyimaadeen. Haddaba ciyaartan oo aad xiisa badneyd…

                                Read More

                                Atletico Madrid Ayaa Loo Cumaamadeeyey Horyaalka Spain ee La Liga Markii 1-1 Isla Dhaafiwaayeen Barcelona.(By Jaahuur)

                                Barcelona-17-May-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalkii Spain ee La Liga oo lagu kala haajirey markii Real Atletico oo hal dhibic u baahneyd ka heshey Barcelona loona caleemo saarey hanashada La Liga 2014. Ciyaartan oo la wada sugayey waxay ka dhacdey garoonka weyn ee Barcelona (Campo Nou Stadium) waxaana ka soo qeyb…

                                Read More

                                Arsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull City.(By Jaahuur

                                London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne caga cageynaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Haddii aynu u jiheysano ciyaarta qeybtii hore daqiiqaddii 4-aad waxaa Hull City…

                                Read More