Ma hadhada Taariikhda iyo isbed-bedelka Siilaanyo:wasiirkayga(Maxamed Cabdilaahi Cumar) si buuxda ayaan ugu kalsoonahay, abidkiisna wasiir buu ahaanayaa

    London May 25,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa xalay xilkii wasiirnimo ka qaaday wasiirkii wasaarada Ganacsiga iyo Maalgeshiga Caalemiga Md Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka mid ahaa ragii ay isugu dhawaayeen Madaxweynaha Somaliland xiliyadii Hore. Wasiirka ayaa mar sanadii 2013 dii mar uu dhaliilo u jeediyay Aqoonyahan Maxamed Haruun Biixi madal ay ku kulmeen wefdi uu hogaaminayay…

    Read More

      gabay lagu dhaliilayo golaha deegaanka ee burco

      waa gabay lagu dhaliilayo golaha deegaanka ee degmada burco waxaana tirisay abwaanad reer togdheer ah oo la yidhaahdo gaasira maxamed siciid waxaana ku kalifay inay mariso gabayga wax qabad la,aanta golaha deegaanka ee ee degmada burco isla markaana hagar daamada ay ku hayaan bulshada qisadan waxa salka ku haysaa mar ay golaha deegaanka burco ay…

      Read More

        Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye) take off from victory to millstone and congratulation

        Subsequent to party conference which was ongoing less than week period, the party concluded their conferences and at last, they  announced their party assembly and central committee consists of 43 members for the next five years. This announcement has generated pleasing news to all major sectors and components of Somali-land society regardless of any region,…

        Read More

          Xukuumadee​na Xiqdi iyo Xajiin badan ma wuxuu xaalkeedii ku soo ururey Isnuug iyo Dabo-kanuu​g!!

          Waxaa loo doortey nidaamka Dimuqraadiga ah in hogaanka dalka lagu bedelo waqti kooban dareenka shacabka iyo doorasho xor iyo xalaal ah si ay shacabku ugu ciil-baxaan codkooda, dareenkooda, garashadooda iyo garaadkooda.Dastuurka qaranka ayaana muwaadin kasta oo reer Somaliland ah u-damaanad qaadaaya in dimuqraadiyada si xalaal ah oo badheedh ah oo cadaan ah in la isugu…

          Read More

            Madaxwayne Taageerada Soomaali Oo Dhan Waad Helaysaa ‘Hadii aad Diyaariso Aqalkii Odayaasha Iyo Dhamaystirka Dowlad Goboleedyada’

            Marka hore, waxaan ALLAHA wayn uga baryaayaa intii ku dhimatey werarkii xaqdarada ahaa oo ay nimankii afka duuban jiray ku soo qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, in uu ALLAHA waxidka uu janadiisa ka waraabiyo. Sdioo kalene, inta dhaawaca ahna uu ALLAHA waaxidka uu dhaawacooda u boogadhayo. Mida xigta, waxaa iyaga salaan, sharaf iyo aqoonsi mudan ciidamadii ka…

            Read More

              Xafladii Soo Dhaweynta Wefdigii uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceeribaab ee Toronto(SAWIRO)

              Toronto May 24,2014(SDN/QJ)-Wefdi ka socday qeybaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Canada ayaa kulan balaaran la yeeshay jaaliyada reeer Somaliland ee Toronto. Wasiirka iyo wefdiga weheliyay ayaa Jaaliyada reer Somaliland ee Toronto uga warbixiyay xaaladihii u danbeeyay ee…

              Read More

              Real Madrid Ayaa Loo Boqrey Horyaalka Yurub(Champion League 2014) Markii 4-1 Ku Naasnuujisey Atletico Madrid.(By Jaahuur)

              Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha…

              Read More

                War degdeg ah: Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo shaaciyay inuu is casilay, maxay tahay sababtu?

                Muqdisho 24, May 2014 (SDN)- Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Mr. Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa caawa iska casilay xilka wasiirnimo ee uu ka hayay dawladdaas oo uu ka tirsanaa tan iyo dabayaaqadii 2012. Wasiirka oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay Muqdisho, wuxuu ka hadlay weerarkii foosha xumaa ee maanta kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya,…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Xayuubiyay Wasiirkiisii Ganacsiga oo ahaa Rafiiqii Kowaad ee Muuse Biixi ku dhex lahaa Xukuumada

                  Hargaysa 24,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweyneha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa Xilkii ka qaaday Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganasiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar.waxaana uu Madaxweynuhu Jagadaas u Mgacaabay Dr: Muuse Qaasim Cumar. Sidaasna Waxaa  lagu sheegay Warsaxaafadeed goor dhawd laga soo saaray  Qasriga Madxtooyada Somaliland. Waxaana ay u dhignay sida tan: “Date: – 24/05/2014 WAR-SAXAAFADEED…

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Xisbiga Waddani oo Markii 1aad ka Hadlay Khilaafka Kulmiye Iyo Cida ay Xisbi ahaan Jecel yihiin inay la Tartamaan{DHAGAYSO}

                      Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Mudo ku Siman laba bilood dalka ka Maqnaa ayaa Galabta dib ugu soo laabtay. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Waxaa Madaarka Cigaal ku Soo dhaweeyay Xildhibaano Ka Tirsan Labada Golle ee Sharci dejinta,Hogaanka Sare ee…

                      Read More

                        Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Soomaaliya: ‘Fadlan Booqo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee South Africa’

                        Sida shabakada wararka Soomaalida ee sida gaarka loo leeyahay iyo mida ku hadasha afka dowlada ee loo yaqaan Radio Muqdisho xaqiijiyeen, MADAXWEYNAHA DALKA ayaa gaaray JOHANNESBURG ee dalka KOONFUR AFRICA. Sida la sheegayna, socdaalkiisa waxaa uu la xariiraa caleema saarka madaxwaynaha dalka Koonfur Africa. Marka madaxwayne, hadii aad joogto waqtigaan dalka Koonfur Africa, dankastaba ha…

                        Read More

                          “Laba Mid Buu Noqonayaa inuu yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo inuu Yahay Madaxweynaha J.S.L oo Keliya ,Ma noqon karaan isaga iyo Saylici Xubno Caadi ah” Boobe Yuusuf {DHAGAYSO & DAAWO}

                          Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Si Cilmiyaysan uga Hadlay Khilaafka Mar kale ka dhex qarxay Xisbiga Kulmiye kaas oo uu ku tilmaamay Mid huursanaa oo aan Si dhab ah loo xalin. Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu daadifeeyay Go’aankii Gudida Shirgudoonka Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye…

                          Read More

                            Shirgudoonkii Kulmiye oo Difaacay Liiskii ay ku dhawaaqeen dhinacna isaga riixay Dhawaqii Hogaanka Xisbiga {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Shirgudoonkii Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta difaacay qaabkii ay u mareen ku dhawaaqida Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami oo ahaa Gudoomiyaha shirweynihii Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye oo Halkaasi ka hadlay ayaa Sharaxay Awooda Gudidooda isagoo soo bandhigay Shaqadii ay Gudida uu horkacayay…

                            Read More

                              Xarunta Baarlamaanka Somaliya Oo Ay Ka Soconayaan Qaraxyo Iyo Duqayn Xoogani

                              24,May,2014(SDN/QJ)-Warar hadda Soo gaadhaya Shabakadda wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in haatan ay ka socdaan werar isku jira Qaraxyo iyo is rasaasayn xoogan Xarunta Baralaamnka Somaliya.werarka ayaa la sheegayaa inay soo qaadeen Xoogag aad u hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga Khasaaraha ilaa hadda ka dhashay Weerarkan…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Degmada Sallaxley (Shiine) Oo ku Fashilmay Xuska Munaasiba 18 may Ee Qaranimada Somaliland iyo Maamul xumo Hadhaysay Sallaxley: Faallo By: Wariye Mawliid Maxamed Siciid

                                Iyadoo Asbuucan dhamaaday Dalka Jamhuuriyada Somaliland Siweyn Looga Dabaal degay Xuska Munaasibada Qaaliga ah Ee Qaraniimada Somaliland 18,ka May Sanadguura deeda 23’aad, Taasoo guud ahaanba inta ay ka kooban tahay Somaliland si Balaadhan looga Xusay Haday tahay Min Heer, Gobol, Magaalo, Degmo iyo Tuuloba intaba Taasoo Qaabka Isu soobaxa Degmo kasta iyo Magaalo kasta ay…

                                Read More

                                  OGEYSIIS:Ka qeyb qaado soo dhaweynta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceerigaabo ee Edmonton

                                  Waxa Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee dalka Canada Booqasho rasmi ah ku jooga wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo bulshada reer Somaliland ee Canada kula kulmi doona magaalooyinka Toronto,Ottawa iyo Edmonton. Wasiirku waxa uu Edmonton ku soo began yahay Maalinta Sabtida ah ee Bishan May ay…

                                  Read More