Guurtida oo Isu Xilsaartay ka Garnaqista iyo Isu soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Saaka Magacaabay Guddi Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hawl-gali Doonta Daminta Khilaafaadka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye . Guddida Uu Saaka Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Saddex Ka Mid Ahi Yihiin Shirguddoonka Guurtida Iyo Laba Iyo Toban Xubnood Oo kale Kuwaasi…
