Kenya to open diplomatic office in Somaliland

    Nairobi 17, May 2014 (SDN)- Kenya is set to open a diplomatic liaison office in Hargeisa, the capital of the breakaway Somaliland State. The move comes as the peaceful former state in the troubled Federal Republic of Somalia celebrates the 23rd anniversary since it established itself as an autonomy. Foreign Affairs Principal Secretary Dr Kibicho…

    Read More

      Two Injured in Wajir Gun Attack

      Two people, an army officer and a civilian, have been hospitalized after assailants suspected to be members of Somali militia Al Shabaab attacked Wajir town on Friday night. Confirming the attack, Wajir East OCPD Odhiambo Wambia says police are pursuing the suspects who executed the vicious gun attack. The injured Kenya defence force officer David…

      Read More

        Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo Soo Bandhigay Qorshe Xumida Ciidamada Somaliland,Iyo Su’aalo uu Ka Xanaaqay oo la Weydiiyay {DHAGAYSO}

        Laas Caanood 17.May 2014 (SDN/QJ)- Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Khaliif Gallaydh ayaa beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in ciidankooda ay daba joogaan oo ay soo qabanayaan, waxaana ay ku eedeeyeen Dr Gallaydh inuu isku dir ka wado gobolkaasi. Dr Cali Khaliif Galaydh oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Idaacada…

        Read More

          Dareenka Caawa iyo Hargaysa,Muuqaalo Indho Sarcaad ku Riday Bulshada iyo Damaashaadka Xuska 18 May “Barnaamij Gaara Dhagayso}

          Hargaysa 17,May,2014(SDN/QJ)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa guud ahaanba Magaalooyinka Jamuuriyda Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro Debaal Degga Xuska 18 May,oo bari looga dareeri doono Guud ahaanba Somaliland iyo Wadamadda Caalamkaba. Hadaba dhegaystayaal waxaanu idin soo tabin doonaa Barnaamij Kooban oo aanu ku eegi doono sida ay u…

          Read More

            Wasaaraddo Ku Tartamaya Qurxinta Dhismayaashooda Oo Habeenkii U Eeg Duni Kale

            17,May,2014(SDN/QJ)- Dhismayaasha wasaaradaha magaaladda Hargeysa ku yaal ayaa ku tartamaya qurxinta iyo nashqadeynta wasaaradahoogii oo habeenkii ay ku xidheen laydhadh aad u qurux badan, isla markaana si fiican indha usoo jiidanay. Laydhadhkan oo qaabab kala duwan loogu xardhay ayaa qaar loo eekaysiiyey doonyo halka qaarkood kubaddo laga dhigay, taas oo la moodo marka aad agmarayso…

            Read More

              Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Filand Oo Baarlamaankiisa U Gudbiyay Mooshin Uu Ku Dalbanayo Aqoonsiga Somaliland

              17,May,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Aino-Kaisra PEKONEN, oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Finland, ayaa Baarlamaankiisa u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in la aqoonsado Somaliland. Xildhibaanka ayaa khamiistii doraad, wuxuu Baarlamaanka u gudbiyay mooshinkaas oo uu ku faahfaahiyay xaqa ay Somaliland u leedahay in la aqoonsado, waxaanu xildhibaanku ka soo jeedaa xisbiga Vasemmistoliito. Xilddhibaanka oo hore ula…

              Read More

                Saax-dheer:Dagaal Maanta Ku Dhexmaray Ciidamadda Qaranka iyo Maleeshiyaad Uu Watay Dagaal-Ooge Cali Khalif Galadh

                17,May,2014(SDN/QJ)-Warar ay Shabakadda Qurbejoog.com  ay ka helayso Degmadda Saax-dheer oo Koonfur kaga beegamn Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,ayaa sheegaya saaka in ciidamadda Somaliland ahi ay  ka hor tageen isku day dagaal oo ay koox cali khaliif hogaaminayaa ku doonayeen in ay olole ka dhan ah somaliland  saax-dheer ka Sameeyaan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya…

                Read More

                Xiddigga Reer Argentiin Leo Messi Ayaa Ku Nagaadi Doona Barcelona Noqdeyna Ciyaaryahanka Ugu Qaalisan Aduunka.(By Jaahuur)

                Barcelona-17-may-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddiggaa reer Argentin una ciyaara naadiga Barcelona Leo Messi ayaa heshiis la galey Camp Nou. Heeshiiskan oo socdey wiigaggii aynu soo dhaafney ayaa is afgarad ku dhamaadey markii uu Messi qalinka ku jiidey 16.3 Million oo lacagta Ingiriiska ah,ayaamaha soo socdana waxaa shaaca laga qaadi doonaa inta xagaa…

                Read More

                Isku Aadka Horyaalka Afrika (Cup Of Nation 2015) oo Shaaca Laga Qaadey.(By Jaahuur)

                Cairo-16-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo Africa iyo isku aadkii horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo lagu dhawaaqey. First Gurope •Liberia v Lesotho •Kenya v Comoros Islands •Madagascar v Uganda •Mauritania v Equatorial Guinea •Namibia v Congo •Libya v Rwanda •Burundi v Botswana •Central African Republic v Guinea Bissau •Swaziland v…

                Read More

                  DAAWO:Qurbaha iyo Mushkilada ka yimaada guurka aan la diwaaan galin

                  Ottawa May 16,2014(SDN/QJ)-Guurku waa balan eadag oo magaca Allah lagu galo. Waa balan aan ciyaar ciyaar galin. Dhibaatooyinka qurbaha waxa ka mida laba qof oo  si xalaal ah isku guursdanaaday oo hadana aan isa sheeganay oo dafiraya guurkooda. Mushkiladan ayaan ku eegi doonaa Barmaamijkan oo ah barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyadii taxanaha ahaa (mushkiladaha guurka)….

                  Read More

                    Daawo Xafladii madaxda Ucid ee London oo dhameysirtan

                    London May 16,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharfta leh halkan idnku soo gudbinee muuqalka xafladii madaxda Ucid oo dhameystiran. Xafladaasi oo ahyd mid lagu soo dhawynaayaa gudomiyaha xisbigaasi Feysal Cali Waraabe iyo munsharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen, sidoo kale waxa munasabada lagu soo dhweynaayay gudomiye ku xigeenka sedexaad ee Ucid Cali Gureey. Hadabo hoos ka daawo qaabka ay…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka Hadlay Xidhitaanka Xarumaha Warbaahinta iyo Ismaandhaafka Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaan {WARAYSI DHAGAYSO}

                        Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdi Waaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa ka Hadlay Sababta dhalisay in Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaani ay kala fogaadeen. Wasiir ku Xigeenku Waxaa kale oo uu ka hadlay Imaatinka Weftigii Odayaasha Dhaqanka ee Somalia oo uu Cadeeyay inay Xukuumadu Ogolaatay…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Reer Hargaysa Kala Qeyb Galay Tukashada Salaadii Jimce SAWIRO

                          16,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa maanta oo Jimce ah qaar ka tirsan Dadweynaha reer Hargaysa kula tukaday Masaajidka Rusheeye,ee  Badhtamaha Magaaladda Hargaysa. Madaxweynaha ayaanay Habayaraatee aanay la socon Ilaaladiisa gaar ka ahi.waxaana Masaajidka Ku soo dhaweeyay Madaxweyna iyo Madaxda kale ee la socotay Imaamka Masaajidka Rusheeye Sh: Maxamed Sh: Cumar Dirir. Waxaana  wehelinayay…

                          Read More

                            A Different Kind of Independence Day

                            In the quest for independence, there are good days and there are bad days. Today is a good day. Today, on our Independence Day, the people of Somaliland are filled with hope and renewed determination. Our Independence Day serves as a token of all that we’ve achieved thus far on the road to sovereignty, and…

                            Read More

                              Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Kulan la Qaatay Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Australia iyo Nuxurka Waxyaabaha ay ka wada-hadleen

                              London16mMay14(SDN)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo socdaal ku jooga dalka Ustareeliya, ayaa maalintii shalay kulan kula qaatay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas, haweenayda ugu sarreysay waaxda u qaabilsan Arrimaha Bariga Afrika Ms Raine Dixon. 2Kulanka oo 14-kii Bisha ku qabsoomay xarunta Wasaaradda ee caasimadda dalkaas ee Sydney, waxa…

                              Read More