Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Oday-Dhaqameedyadu beec Ma Ahee ‘Diyaari Aqalka Odayada

    Waa arin la filanayey in madaxwaynihii ilaa hada ka cagajiidaayey diyaarinta iyo dhisida aqalka odayaasha Soomaaliyeed ee lagu ansaxiyey Dastuurka cusub ee Federaaliga ahi, in uu hada martiqaad u fidiyo Oday-Dhaqameedyo Soomaaliyeed, waa sida ay qortey shabakada Afka Dowlada ku hadasha ee loo yaqaan ‘Radio Muqdisho’. Arintaanoo loo badinaayo inay sahashay culayska siyaasadeed ee isa…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Waa Maxay Sababta Xisbiga Ucid Madaxdiisa oo ku sugnayd London ay si wada jira Ula kulmi wayeen Lamaha Uk

        London15May14(SDN)waxa dhawaan ku sugnaa Caasimada London ee uk Madaxda sare ee xisbiga Ucid Gudoomiye Faysal Cali Warabe , Gudoomiyaha Sadexad ee Xisbiga ee  Mujahid Cali Gurey ,Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen , waxa jirta in siyaabo badan loo tarjumay iyada oo sida sharciyiada xisbiyada u yalaa in xisbiyada maraka ay madaxdu timaado ay la kulmaan…

        Read More

          Shaqo Joojin Guud Oo Lagaga Dhawaaqay Turgy-ga,Iyada Oo Laga Jawaabayo Masiibadii Shlay Ka Dhacday Deegaanka Soma

          15,May,2014(SDN/QJ)- Booliska waddanka Turkiga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday kumannaan dibadbaxayaal ah oo isugu soo baxay magaalooyinka Istanbul iyo Ankara. Dibadbaxayaasha ayaa dalbanaya in dowladda ay iscasisho kaddib shil ka dhacay goob dhuxusha laga qodo. Ilaa haatan 274 ruux ayaa meydkooda laga soo saaray goobta oo ku taalla deegaanka Soma. Ururrada shaqaalaha ee…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Sawiro+Dhagayso

            Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Uk, Councillor Abdul Mohamed oo ay wehelinayeen Cabdifataax Siciid Axmed la-taliyaha Madaxweynaha ee  Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah  iyo  Kuwa Maxaliga ah iyo Mulkiilaha Televisionka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv Mudane Farxaan Xaaji Cali Axmed….

            Read More

              War-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol

              London15May14(SDN) War-saxaafadeed: Dabaaldegyada Madaxbanaanida Somaliland ee Magaalada Bristol Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol oo ka mid ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalka debadiisa ayaa waxay bilihii u danbeeyay dedaal weyn ugu jireen laba arrimood oo kala ah 1. In Magaalada Bristol ay taageerto Aqoonsi ay hesho Jamhuuriyada Somaliland, si la mid…

              Read More

                Daawo Sawiro…Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo London soo gaadhay aadna loogu soo dhaweeyey.

                London 15May14(SDN) Waxa abaaro 6 subaxnimo ee maanta oo ahayd Arbaca 14.5.2014 kasoo degan daroonka diyaaradaha ee Caalamigaa Heathrow International Airport kasoo degan Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Waftiga oo u yimid sidii ay shacabka reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan ula qaadan lahaayeen debaal-dega maalintii Somaliland ku dhawaaqday…

                Read More

                  Xog-hayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Oo Ka Walaacsan In Iska Horimaad Dhexmaro Dawladda Somaliland Iyo Maamulka Puntland Iyo Baaq Uu Diray

                  15,May,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha guud Ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon, ayaa ka walaacsan dagaal iska horimaad ah oo dhex mara dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee Somaliya. Sida ku cad warbixin aan rasmi loo baahin oo uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u gudbinayo golaha ammaanka, oo uu kaga hadlay xaaladihii u dambeeyay ee Somaliland…

                  Read More

                    Laba Ka Mid ah Haweenka Wasiirrada Ka ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhex Dagaallamay Marwada Koowaad Horteeda iyo Sababta Keentay

                    Hargeysa:May,15,2014(SDN/QJ)-Waxa uu Dagaal Gacanta la isula Tegi Gaadhay Maalintii shalay Xarunta VIP-da Garonka Cigaal Internaional Airport ku dhex maray Wasiirka Deegaanka Shugri  Xaaji Baandare iyo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Xubno Xilligaas Joog-joog ka  ahaa dhacdadaasi, waxa Dagaalkani Bilaabmay xilli ay labadan masuul iyo Raxan Kale oo  Xaawalayda Madaxtooyada ku…

                    Read More

                      Daawo Hees Cusub oo Loo Sameeyey Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

                      London May 15,2014(SDN/QJ)-Taageeradii Buuxdey ee qurbajooga reer Somaliland UK ay Siiyeen Aqoonyahanka kaliya ee ah Musharaxa Rasmiga ah ee ilaa hada si dastuuriya ugu taagan Musharxanimada madaxtinimo Xisbiga UCID ee doorashooyinka Lafilaayo inay dhicidoonaan 2014 ee madaxtinimada ayaa Sicad ay utaageereen Mr. Jamaal oo ah Qofka kaliya ee Maanta Badbaainkara Somaliland oo ay Qaranimadiisa iyo…

                      Read More

                        President Ahmed (Silanyo) vs Muse Bixi

                        When we heard someone with military background, then first thing normally comes to our mind is war. However, when we think about the civilian world the one thing that stands out is freedom. As a result, in order to maintain that freedom we must have our military go out and fight wars and not involve…

                        Read More

                          Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Sheegtay inay Maxkamad ka Dacwaynayso Telefishanka Qaranka Daawo

                          Hargaysa 14.May 2014 (SDN)- Fannaanada Sahra Axmed Halgan ayaa Maanta Sheegtay inay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee Somaliland National Tv ay Maxkamad Sharci ah ka dacwayn doonto hadii ay sii daayaan Heesaha ay qaado. Hadalkan Fannaanad Sahra Halgan ayaa ka danbeeyay kadib markii uu Telefishanku baahin waayay Hees Cusub oo ay kaga qayb qaadanaysay Xuska…

                          Read More

                            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                            Read More

                              Dawladda Koonfur Afrika Oo Sheegtay Inay Aqoonsatay Baasaaboorka Somaliya,Laguna Soo Gali Karo Dalkeeda

                              14,May,2014(SDN/QJ)-  Dalka ugu horumarsan geyiga Afrika ee Koonfur Afrika, ayaa waxa uu aqoonsaday Basaboorka Somaliga, xilli dalkaasi ay ku badan yihiin ganacsatada Somaliyeed ee dalalka Afrika ganacsiga ku heysta. General C/laahi Gaafow Maxamuud, Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somaliya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladda Koonfur Afrika ay aqoonsatay Basbaoorka Soomaaliga. Taliyaha, ayaa…

                              Read More

                                Warqad furan oo ku socota madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland W/Q: Rashiid Sulub Caalin

                                Ujeeddo: Codsi samayn guddi qaran oo soo baadha, iskuna ururisa taariikhda sidii aynu Soomaaliya 1st  July 1960kii aynu ugu biirnay iyo inqilaabkii ka dambeeyey ee saraakiishii reer woqooyigu ay sameeyeen. Mudane, Madaxweyne, marka hore salaam. Marka xigtana, waxaan rabaa fursaddan inaan kaga faa’iidaysto codsi aan kaa codsanayo in guddi heer qaran ah aad u saarto …

                                Read More

                                  Agaasimihii Xannaanada Xoolaha Dr: Cagaweyne Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay

                                  14,May,2014(SDN/QJ)-  Waxa maanta laga qaaday Jagadii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Jamuuridda Somaliland Dr:Cagaweyne,iyada oo loo Magacaabay Agaasime Cusub Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha JSL.sidaasna waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed Goor dhawd laga soo saaray Qasriga Madaxtooyadda Somailand.waxaana lag socodsiiyay Wasiirka Wasaaradaasi inuu Xilka ukala wareejiyo laba Masuul. Waxaaana uu Warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sida tan: “War-saxaafadeed-Date: –…

                                  Read More