Hogaamiyaha Shiinaha Oo Soo Gabogabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Kenya

    12,May,2014(SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho rasmi ah oo uu ku joogay dalka Kenya muddo seddax maalin ah. Waxa uuna madaxda waddamada bariga afrika ee Kenya, Uganda, Koonfurta Suudaan iyo Rwanda uu la saxiixday qandaraasyo isugu jira gannacsi iyo kuwa maalgashi oo gaadhaya balaayin doolar. Mashaariicdaasi waxa ugu muhiimsan khad tareen…

    Read More

      Yuhuudda Oo Sheegtay Inay Qeyb Ka Qaadan Doonaan Hawl galadda Samata-bixinta Hablaha la Afduubtay

      12,May,2014(SDN/QJ)-Koox reer Isra’iil ah oo la sheegay inay ku takhasuseen la dagaalanka argegixisada ayaa la filayaa inay ku biiraan dadaallada lagu doonayo in lagu soo furto gabdhaha Nigeria ee la afduubay. Kooxda Boko Xaraam ayaa sheegtay inay ka dambaysay afduubka gabdhaha. Isra’iiliyiintu waxay ku biiri doonaan Maraykanka, Britain iyo Faransiiska oo horey u gaaray dalka…

      Read More

        DHEGEYSO: Guddoomiyaha Odeyaasha Soomaaliya oo sheegay in reer Somaliland ay aad diyaar ugu yihiin Midnimada,beeniyayna in ay May 18 ka qeybgalayaan

        Borama May 12, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Odeyaasha dhaqanka ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa u sheegay warbaahinta koonfurta in ay aad ula yaabeen sida reer Somaliland midnimada u doonayaan, “Maheyn waxa aanu fileynay ama laga sheekeyn karo sida dadku u doonayo Somalinimada,wixii horena waa laga bogsaday”ayuu yiri odey Xaad. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.somalimemo.net/old/m.xaad.lite.mp3”]  

        Read More

          Hogaanka sare ee xisbiga Ucid, Guddida Sweden iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID oo tacsi tiiraanyo leh u diray Guddoomiyaha Stockholm Ee Wadanka Sweden Sitiin Muunin Roble

          JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                     لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! Ref 1467 10/05/2014                                                                                                                                                           UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha…

          Read More

            Tacsi ku socota qoyskii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad Canbaro Jaamac Nuur

            Inaa Li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuumad Canbaro Jaamac Nuur oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa 11/05/2014. Magaca Reer Hassan Haji Adan aniga oo Ku Hadlaaya Waxan Tacsidan u Dirayaa Reer Haji Muxumed Guleed, Reer Adan Omer Nuur, Reer Ismaciil Jaamac Nuur, Reer Maxamuud Jaamac (Bayle),Ehelkii iyo Qaraabadii…

            Read More

              The chief editor and the owner of Haatuf news network, Mr. Goobe is the main reason of his detention as he insulted the magistrate court of law and the government in public‏

              As a citizen in this country, we do need the government to appeal or demand anyone to adhere and respect the law as this a binding principle which is mandatory to be observed since no one above the law. Every democratic nation in the world has its laws and constitution which declares and stuck the…

              Read More

                Cadaaladii Xuud baa liqay

                Wadankan Jamhuuriyada Somaliland waxa hogaamiya xukuumad shacabku ku hungoobay.Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Axmed-Siiraanyo waxay si badheedh ah ugu dartay xabaalaha xasuuqa gebi ahaan cadaaladii shacabku u oomanaa.   Inkasta oo madaxweyne Axmed-siiraanyo ku dadaalay inuu shacabku helo cadaalad hadana waxay cadaaladii afka ugu dhacday bahda garsoorka oo noqotay hubka ay wasiiradu adeeg-sadaan.Waxa sidaa idiin cadaynaya:…

                Read More

                Man City Ayaa Hantidey Horyaalkii Ingiriiska (Premier League) Markii 2-0 Ku Khaarijisey West Ham. (By Jaahuur)

                London-11-May-2014(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u caraabineynaa xaggaaiyo cariga Ingirska iyo horyaalkii oo lagu kala faraxashey(Premier League)waxaana ku guuleystey Man City. Horyaalkan ayaa soo marey marxalado kala daran intii uu socdey laguna jaahwareersanaa saadaashiisa kooxdii hantiyi lahayd waayo Chelsea,liverpool iyo Man City ayaa kooxiba markeeda hogaamineysey. Haddaba maanta oo ahayd maalintii ugu dambeysey hoyaalka Ingiriiska (Premier…

                Read More

                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                  Read More

                    ” Umada Soomaliyeed koonfur ha joogto ama waqooyi ha joogtee waa inay is bartaan ” Afhayeenka Duqayda Reer Muqdisho {DHAGAYSO}

                    Boorama 11.May 2014 (SDN/QJ)- Odoyaashaasi Waxay Sheegeen In Aanay Wax Siyaasad Ah U Socon, Laakiin Waxa Booqashadoodu Ay Ka Abuurtay Guux Siyaasadeed Somaliland Gudaheeda, Iyada Oo Warar Kala Duwan Laga Bixiyay Booqashadooda. Haddaba  Guddoomiyaha Odoyaashaasi Soomaaliyeed Ee Dhaqanka Maxamed Xasan Xaad Isaga Oo Hadda Jooga Magaalada Boorame Waxaa Khadka Telefoonka ku Waraysatay Laanta afka Somaliga…

                    Read More

                      “Waaxda Garsoorka Waxaanu doonaynaa oo Keliya inay ka Jawaabaan Mushaharka uu Yidhi Madaxweynuhu Waan Siiyaa” Xubno Qareeno ah {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka Mid ah Qareenada iyo Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanska Somaliland oo Maanta la Hadlay Warbaahinta ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Hanaankii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex u martay Xadhigii ay ku riday Gudoomiyaha Wargayska Haatuf iyo Tifaftirihii Wargayskaas. Xubnahani Waxay Cod Dheer ku sheegeen inaanu Jirin Wax Madax banaani Garsoor ah…

                      Read More

                        Madasha Wada Tashiga oo Mashruuc Turkigu Maalgelinayo Ku Tilmaamay Socdaalka Odayada Somalia Daawo

                        Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxay kaga Hadleen Mawqifkooda ku aadan Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Hawiye ee Socdaalka ku Jooga Somaliland Waxaa kale oo ay ka hadleen Xadhigii Mas’uuliyiinta Wargayska Haatuf ee Shalay ay Maxkamadu Xabsiga u taxaabtay. Xubnaha Kulankaas…

                        Read More

                          Xisbiga Ucid Oo Si Aad Ah Shaki Xoogan Uga Muujiyay Hawlaha Qarsoon Ee Ay U Socdaan Odayaal Dhawaan Ka Soo Kicitimay Muqdisho

                          11,May,2014(SDN/QJ)– Xisbiga caadaladda iyo dareyeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Caalamatu Su’aal  Weyn galiyay hawsha ay rasmi ahaan ay u sodaan oday dhaqmeedka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Somalia,oo dhawaanahanba ku sugnaa Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa. Waxa uu Xisbigu ku sheegay Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Guud ee Mgaaladda Hargaysa,inay Odayaasha weheliyaan Siyaasiyiin hore,…

                          Read More

                            Madax Afrikaan ah iyo Hogaamiyaha Shiinaha oo Gobolka Ku Sugan Ayaa Maanta La Filayaa Inay Kala Saxeexdaan Heshiisyo Malaayiin Dollar Ku kacaya

                            11,May,2014(SDN/QJ)– Madaxda dalalka Ugandha, Tanzania, Rwanda, iyo South Sudan ayaa maanta la filayaa inay heshiis wada jir ah la saxiixdaan Ra’iisul wasaaraha Shiinaha oo booqasho ku jooga dalka Kenya. Hogaamiyayaasha ayaa ku kulmi doono magaalada Nairobi, oo Mr Li uga bilaabtay booqasho seddax maalin ah. Masuuliyiintan ayaa ka wadaxaajoonaya arrimaha gobolka sida, nabadda, amniga, iyo…

                            Read More

                              Kooxda Ka Dagaalanta Nigeria Ee Boga Xaraam Oo Burburiyay Buundo Labaad,Xili Lagu Hawlanyahay Samata bixinta Hablaha Ay Qafaasheen

                              11,May,2014(SDN/QJ)–Dadka degan Waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa sheegayo in koox looga shakisan yahay Boko Xaraam inay burburiyeen buundo kale oo muhiim ahayd, waana tii labaad oo muddo laba maalin gudahooda gooyaan.Meesha ay buundada ku qarxiyeen ayaa u dhow goobtii ay ka afduubteen in kabadan 200 oo gabdhood. Tallaabada kooxdan ayaa u muuqato farsamo cusub…

                              Read More

                                Xiisaddii Musharaxnimada Kulmiye Oo Kululaatay, Samaale Oo Markale Siilaanyo u Ashkatooday iyo Muuse Biixi Oo Qorshaynaya Istaraatiijiyaddii uu Ku Dagaal Geli Lahaa

                                Hargeysa:May,11,2014(SDN/QJ)-Tan iyo Markii uu Guddoomiye Muuse Biixi ku dhawaaqay inuu musharax u yahay Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, waxa soo baxayey warar kala duwan oo ka imanayey dhinaca Madaxtooyada, kuwaas oo u qaadan-waa uu ku  noqday dhawaaqa Muuse. Ilaa iyo Shalay waxa Madaxtooyada Mashquuliyey  Xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo ka soo horjeeda Hanka Muuse…

                                Read More