Puntland-G​arowe City: ‘Oo Kaalinta Labaad Ka Gashey Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa Inter-Citi​es’

    Waxaa jira dad badan oo nadhaamka Federaalismka u arka in uu yahay mid dhaawacaaya diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaase la yaableh in dadkaasi aysan ka warqabin in Dowladaha Aduunka kuwa ugu tayo iyo tabar badani: America, Canada iyo Germany oo ay ku nool yihiin, ay ku dhisan yihiin nadhaam ku salaysan Federaalism. Nadhaamkaasoo ogol in…

    Read More

      Xarun Caafimaad oo laga Hirgalinayo Deegaan Sannad ka Hor ay Colaadi ka Taagnayd iyo Wasiirka Xaglo toosiye oo ka Hadlay Qurbejoog ka daawo

      Sool Joogto 10.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Mudooyinkii u danbeeyay Booqasho Shaqo ku Joogay Deegaanka Buuhoodle ayaa waxa uu maanta gaadhay deegaanka Sool Joogto isagoo dhagax dhigay Xarun Caafimaad . Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa Xusay in Markii ugu danbaysay aragtida Deegaanka Sool Joogto…

      Read More

        Cali Guray Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Wageyska Haatuf

        10,May,2014(SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa si kulul uga hormiyid Xadhiga Maanta ay Xukuumadda Somaliland kula kacday Masuulinyiinta Wargeyska Haatuf ee Madaxa-banaan.waxa uu Cali Guray ku sheegay in tahay arin Qabyaalad Fool xun ah oo ay dalka ku soo kordhisay Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilanyo. Waxaana uu intaas…

        Read More

          Wasiir Caafimaadka Xaglo-toosiye Oo Maanta Gaadhay Sool-joogto,Mashaariicna Dhagax Dhigay

          10,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto,waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta. Wasiirka ayaa Mudo todobaad ku dhaw waxa uu ku suganyahay Deegaandda Bariga Somaliland oo uu doonayo inuu dib loo Hawl galiyo dhaamaan Goobihii Ageegyadda Bulsho sida: Caafimaad…

          Read More

            Daawo Qaabka loo Gudo galay Dacwada Haatuf + Xeerkii Saxaafada oo la baalmaray iyo Eedaha la isu jeediyay

            Hargaysa 10.May 2014 (SDN/QJ)-Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa Maanta dhagaysatay Maragyada Dacwadii loo haysatay Wargaysaka Haatuf isla markaana Xabsiga u taxaabtay Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftiraha Wargayskaasi Axmed Cali Cige. Fadhigan Maxkamada oo ahaa mid aan loo ogolayn warbaahinta isla markaana amaanka maxkamada aad loo adkeeyay waxaa goob joog ka ahaa Maragyada…

            Read More

              Colaadii Koonfurta Sudan Oo Heshiis Hordhaca Laga Gaadhay

              10,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha fallaagada Riek Machar ayaa saxiixay heshiis nabadeed kaddib colaad socotay muddo shan bilood ah. Heshiiskaasi ayaa ku baaqaya xabad joojin deg deg ah iyo in la dhiso dowlad ku meel gaadh ah oo ay wadaagaan dhinacyada ku hardamaya dalkaasi. Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Salva Kiir…

              Read More

                Kenya:Safaaradda Somalida Oo Ka Dayrisay Xaaladda Somalida Ku Jirta Jeelasha Magaaladda Nairobi

                10,May,2014(SDN/QJ)-Saraafadda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ayaa ka dayrinaysa xaaladda ay ku sugan yihiin dad Soomali ah oo ku xiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta.waxaana la sheegayaa inay dadkaas la soo daristay Nolol Xumo iyo Nadaafadda Goobaha ay ku xidhanyihiin oo aad u liidata. Dadkan,ayaa la sheegayaa in aanay haba yaraatee haysin waxyaabaha…

                Read More

                  Madaxtooyada Somaliland Oo Si Weyn u Saluugtay Qaabkii Uu Cukuse u Shaaciyey Musharaxnimada Siilaanyo iyo Madaxweynaha Oo Ka Fal-celiyey

                  Hargeysa:May,10,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee laga helayo aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa muujinaya in Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse) si weyn loogu canaantay iclaaminta musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee shanta sano ee soo Socota. Sida ay wararku sheegayaan, waxa Hadalkaas si kedis ah oo aan talo wada-jir ah lagu sheegin ay afkiisa uga…

                  Read More

                    Live..Toos….Xafladii soo dhaweynta madaxda Xisbiga UCID oo qaban-qaabadiisii galbeedka London ka socoto..Lasoco sawiro dheeraada.

                    London 10May14(SDN)Xaflad aad loo soo agasimay oo soo qaban qabiyeen tageerayasha Xisbiga Ucid oo lagu soo dhawaynayo Madaxda Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Warabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Cali Gurey Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen xafladan oo noqonaysa xaflad noocada ku cusub oo xubnahii xisbiga ee u sareyey ay tageerayshadoo kula hadlaan kala…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay safarkii uu dhawaanta ku tegey Goobolka Sh. Hoose

                      Muqdisho May09,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa Muqdisho ku soo guryo noqday ka dib safar shaqo uu ku tegey gobolka Shabeelada Hoose. Raiisul Wasaaraha ayaa xafiiskiiba ku qabtay shir jaraaid oo uu uga waramayo safarkiisa shaqo, halkan hoose ka dhegeyso. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/weli.mp3″] Codka Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka war…

                      Read More

                        Xisbiga Ucid Oo Maanta Qaddo Sharaf U Sameeyay 45 Oday Dhqameed Oo Reer Muqdisho Ah Oo Ku Sugan Hargaysa

                        09,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa maanta Qeddo Sharaf u Sameeyo ilaa 45 Oday Dhaqameed ah oo Ka sicdo Somaliya,Maalmahana ku Sugan Somaliland,gaar ahaana Magaaladda Hargaysa.Xafaladda oo Ujeedadedu ahayd is barsho iyo Soo dhayn,maadaama ay dalka iyo dadkaba Odayaashu marti u Yihiin. Saraakiisha Xisbiga,ayaa waxay u cadeeyeen in aanay Somaliland Joogin Goobtii ay ka soo…

                        Read More

                          Tacsi ku socota Qoyska iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Reer Sheekh Muhumed Haji Abdalle

                          Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraaabiyo Marxuum Fuaad Sheikh Muhumed Abdalle oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Rochester MN.  Magaca Reer Hassan Haji Adan aniga oo ku hadlaaya Waxan Tacsidan Gaadhsiinayaa Reer Sheekh Muhumed Haji Abdalle Gaar Ahaan Caruurtiisii, Dr, Saeed Sheekh, Haji Adan Ahmed Derira iyo Reerkiisa, Ehelkii, Asxaabtii…

                          Read More

                            African solutions for African problems?

                            One of the most potent intoxicants in Africa today is the canned phrase “African solutions for African problems”. While “ASAP” is an acronym that connotes a timely and efficient result, most if not all, operations that are veiled with the romantic motto, have proven that they are not indigenously conceived, funded or driven. Since this…

                            Read More

                              Yuusuf Garaad Oo Si Xoogan Ugu Horyimid Habka Ay U Shaqayso Dawlada Somaliya

                              09,May,2014(SDN/QJ)-  Madaxii Hore ee Laanta  Afka-Somaaliga-ga ee BBC-da,Yuusuf Garaad Cumar si aad ah uga Hor yimid Dawladda uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,isaga oo sheegay in habdhanka Xukuumaddu aanau ahayn mid la Aqbali karo.waxaa uu intaas raaciyay in sii socoshada Hab-dhaqanka Dawladda uu Hogaamiyaha ka yahay Xasan Sheekh,aanay dani  ugu jirin Dalka iyo Dadka Somaliyeed….

                              Read More

                                Dhismaha Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Dhaqaajiyay,Iyada Oo Goob-Joog Ka Ahaa Wasiir Xirsi

                                09,May,2014(SDN/QJ)-  waxa maanta si rasmi ah loo bilaabay Wadadii Ceerigaabo ee Iku Xidhaysay Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Waxaana laga Bilaabay Isla Meeshii uu Mdaxweynha Jamuuriyadda Somaliland,oo ah DeegaankaIn-afmodoobe. Waxaana sidaas lagu Sheegay Warsaaxadeed laga soo Saaray Madaxtooyadda Somaliland.waxaana u dhignaa sida tan: “Dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa saaka si rasmi ah uga bilowday barta ay wadada…

                                Read More

                                  Madaxweyne Gaas Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Garowe,Kana Hadalay Safaradii Uu Diba Ugu Baxay

                                  09,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee  Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayey oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Itoobiya  iyo Yaman ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdi-xakiin Cabdillaahi…

                                  Read More

                                    Hogaamiyayaasha Ku Loolamaya Awooda Koonfurta Sudan ayaa Gaadhay Adis ababa

                                    09,May,2014(SDN/QJ)-Labada hoggaamiye ee ku loollamaya South Sudan, madaxweyne Salva Kiir Mayardit, iyo hoggaamiyaha fallaagada, Riek Machar, ayaa  goor hore oo maanta ah gaadhay Addis Ababa, iyadoo la filayo inay saacado yar kaddib kulmaan. Labada hoggaamiye ayaa shir isugu imaanayo marki u horreysay tan iyo marki dagaallada dalka South Sudan ay billaabmeen bishi December ee sanadkii…

                                    Read More

                                      Socdalka Hargeysa, Samata Bixinta Hawiye iyo Sansaanka Somaliweyn (The Greater Somalia) maha mid lagu khasaaridoono

                                      Madax dhaqmeeedka Muqdisho ka yimid ee ka soo degay Hargeysa waxay naruuro u tahay Samata bixinta Hawiye waana Saadaal Somaliweyn ( the Greater Somalia) Maalin aan Fogayn. Tan iyo markii Muqdisho dagaalku gaadhay ee laga saaray Caasimadda madaxweynihii Somaliya Maxamed Siyaad Barre, waxaa uu dagaalku isubedelay qaab qabiil oo ay labada qabiil ee ugu tuunka roon…

                                      Read More