Abwaanka Dada Yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii Calanka somaliland loo hibeyey ee (Saadaashu waa Khayr) Daawasho wacan

    London 04May14(SDN) Abwaanka dada yar ee Xamse Axmed Nuur oo soo saray heestii ugu qimaha badnayd oo loo hibeeyo calanka jamhuuriyada Somaliland taas muqaalkeedii la soo saray waxana ku luqaynayaa Faniinta kala ah.Cabdirsaaq Gadaco,Xaawo Kiin,Kastam.Jihaan Jalaqsan,Faysal Yare,Ikraan Caraale,Farxaan Bada Cas abwaanka oo la soo xiriiray shabakada shabakada qurbejoog ayaa waxa uu hambalyo u diraya dhamaan…

    Read More

      Khasaaraha Ka Dhashay Gubashadii Kaalinta Shiidaalka ee Kaah {DHAGAYSO}

      Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wararka ilaa iyo Haatan Soo Gaadhaya Shabakada Qurbejoog.com Xafiiskeeda Hargaysa ayaa Tilmaamaya in Khasaaraha la Xaqiijiyay ee Soo Gaadhay Kaalinta Shiidaalka ee Kaah oo ku taala Bariga Hargaysa ay ka dhasheen afar Qof oo dhaawacooda lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa. Sidoo kale waxay Wararku Tilmaamayaan in Khasaare dhinaca Moodka…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

        Read More

          Ururka Horumarinta ee Hablaha Garoodi oo 5 Sano jirsaday iyo kulan lagu xusaayo oo London ka dhacay. daawo sawiradii r

          London 03May14(SDN)Ururka Horumarinta ee Hablaha Garoodi ee ka hawlgala Somaliland oo in badan ku hawlanaa hawlaha samafalka ee Degmada Salaxlley ayaa waxa ay qabsadee kulankoodii   5 Sano ee ay hawsha samafalka ay wadeen iyaga oo warbaxin ka dhagaystay gudiga uruka ee dhawaan socdaalka ka yimid iyada halkaana lagu doortay hogaan cusub webka qurbejoog oo…

          Read More

            “Anaga Xukuumad ahaan Waxaan Mab’da ahaan Qabnaa in Arrinta Haatuf ay Maxkamadu u marto Xeerka Saxaafada” Wasiirka Warfaafinta Daawo

            Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Cadeeyay inay Xukuumad ahaan Mab’da ahaan aaminsan yihiin in Qadiyada Wargayska Haatuf ee ku Jirta Gacanta Garsoorka loo maro Xeerka Saxaafada ee dhaqangalka ah waxaanu sheegay Wasiirku oo kale in Xiligii uu ahaa Afhayeenka Madaxtooyada uu Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inaanu…

            Read More

              Isbar bar dhig layaab leh oo uu C.raxmaan C.qaadir ku Sameeyay Tacadiga Suxufiyiinta ee Rayaale Vs Siilaanyo Daawo

              Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi qadir oo ka tirsan Madasha Wada Tashiga  iyo Toosinta Qaranka Ayaa  ka waramay saxaafada somaliland iyo caqabada haysta Waxanu ka sheekeeyay Kaftan hore u dhexmaray isaga iyo Alle Ha u naxariistee Cali Maarshaal. Siyaasi C.raxmaan C.qaadir oo mar ahaa Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Waxaa…

              Read More

                “May ahayn inaynu Isku Qabsano Maanta Haatuf iyo Hubaal Qufulka Ha laga Jebiyo” Boobe Yuusuf Ducaale {DAAWO}

                Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hadal Ka Jeediyay Munaasibad loo Sameeyay Maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka oo Maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Sheegay in Xoriyatul Qawlka ay Saxaafadda Somaliland ku naaloonayso ay ku timid Dhiig iyo Dheecaan ay u hureen Mujaahidiin nafahooda u sadqeeyay…

                Read More

                  Dad soomali ah oo hor leh oo laga Mastaafurinayo Dalka Kenya iyo Saraakiisha Safaaradda Somalida Nairobi oo ka hadlay

                    03,Apr.2014(SDN/QJ)- Xili bishii la soo dhafay Somali gaadhaysa ilaa 250- qof oo Somali ah lagu Celiyay Magaalada Muqdisho oo Hay’adaha amaanka Kenya ay ku sheegeen sharci Daro ayaa waxaa saaka  mar kale Somaliya Dib loogu Celinayaa dad gaaraya ilaa 90-qof.     Xog-hayaha safaarada Somaliya ee Kenya Cali Maxamed sheikh Cali bagadi oo la…

                  Read More

                    Kerry iyo Xasan Maxamuud oo Kulan ku Yeeshay Adis-ababa

                    03,Apr.2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuryadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatey Xoghayaha Arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka John Kerry oo safar ku maraayey dalal badan oo kamid ah Afrika. Kulanka dhexmarey Xasan iyo Kerry ayaa ka dhacay magaalada Adis Ababa waxaana uu ahaa mid horey loo qorsheeyey oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanku…

                    Read More

                      Xukunkii Maxkamada ee Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid iyo Kulankii Maanta {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle . Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Faysal Dhego Dhego  waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga…

                      Read More

                        Gudida Heerka Qaran ee Qaban Qaabada Xuska 18 May oo ka hadlay Qodobo u Muhiim ah Xuska Qaran {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Gudida Heerka Qaran ee Qaban qaabada Xuska Munaasibada 18 May Maanta ka Hadlay Sida loogu diyaar garoobayo Weynaynta Maalintaasi e dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa. Shirkan ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ahna Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ,Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo…

                        Read More

                          War Deg Deg ah: Kiiskii Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid oo la soo Gabo gabeeyay iyo Go’aano ka soo baxay

                          Hargaysa 03.May 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle . Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargaysa waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga dawcada dilkii marxuumad…

                          Read More

                            Madaxweynaha Puntland oo Kulan la qaatay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ahna qaabilsanna Arrimaha Afrika Marwo Linda Thomas-Greenfield.

                            03,May,2014(SDN/QJ)- Wafdigii Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa shir la qaatay Wafdigii Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo uu hogaaminayey Mudane John Kerry. Wafdiga ayaa salaan iyo soo dhaweyn la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibedda Kadib kulan dheer ayeyla qaateen Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ahna qaabilsanna Arrimaha Afrika Marwo Linda Thomas-Greenfield. Kulanka ayaa sidoo…

                            Read More

                              Kenya:Maxaabiis Somaliyeed oo Cunadii ka soomay

                              03,May,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imana Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,ayaa sheegaya in qaar ka mid ah tiro soomaali ah oo ku jira xabsi ku yaala gudaha garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Jomo Kenyatta ay cunnadii ka soomeen, sababo la xidhiidha xaaladda noolaleed ee xabsiyadaasi. Taaladaban ay dhaqaaqeen qaar ka tirsan Dadka Maxaabiista ah ee ku tacdaraysan,ayaa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilalkii ay Hayeen Ka Xayuubiyey Taliyihii Ilaalada Ciidanka Madaxtooyada, Wasiir-ku-xigeenkii Amniga iyo Badhasaabkii Gobolka Gabiley, Beddelkoodana Magacaabay

                                  Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soamaliland ayaa Isku-shaandhayntii uu xalay sameeyey Xilalkii ay hayeen kaga Qaaday Taliyihii ilaalada Madaxtooyada, Badhasaabkii Gobolka Gabiley iyo Waliba Wasiir-ku-xigeenkii Amniga oo ahaa xubin awood badan ku leh Xukuumaddan Maanta. Madaxweyne Siilaanyo ayaa marka la eego xil-ka-qaadista uu saddexdan xubnood ku sameeyey waxa muuqata inay ka dambaysay cabashooyin badan oo kala duwan oo…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Niskii danbe ee Xalay Mas’uuliyiin badan Magacaabay,Kuwo uu Xilkii ka Qaaday iyo Kuwo uu isku bedelay

                                  Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Saqdi dhexe ee Xalay digreetooyin kala duwan oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Wasiir Ku xigeenka cusub ee Amniga, Badhasaabo, Agaasimeyaal guud iyo masuuliyiin kale. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilkii ka qaaday masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenkii…

                                  Read More