Muj:Cali Guray Oo Ka Hadlay Safarka Wasiir Xaglo-toosiye Ee Magaaladda Buuhoodle
05,May,2014(SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Guray,ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Safarka Taariikhiga ah ee Markii ugu Horaysay Taariikhda uu Wasiir Somaliland ka socdaayi uu ku tago Magaaladda Buuhoodle.waxaana uu sheegay inay tahay talaabo Hore loo qaaday oo gacan weyn ka gaysan karta in dadka reer Somaliland ay Hoose oo bilaa Turxaan ah U dhamaysan karaan Waxayaabaha…
