Aljeeriya: Madaxweyne Cabdicasiis Buutefliiqa oo markii 4aad ku guulaystay Madaxtinimada, xilli gaadhi-gacanka bukaanada lagu riixayo (Warbixin)

    ALGIERS 18, April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Algeria Cabdulcasiis Buutefliiqa oo xukunka hayay 15 sannadood, ayaa markii afraad ku guulaystay madaxtinimada dalkaas oo ku yaala Galbeedka qaaradda Afrika. Madaxweyne Abdelaziz Bouteflika wuxuu helay inka badan boqolkiiba 81 (81.53 percent of votes) codadkii la dhiibtay, sida uu Jimcahan maanta sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Algeria Mr. Tayeb Belaiz,…

    Read More

      “Waxaa lagu Jiraa Qarnigii 21aad,Caqliyada ay Xukuumadu ku Xayirtay Shabakada Haatuf waa Mid aan Soconayn ” Yuusuf Cabdi Gaboobe {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe ee Xukuumadu Xayiraada ku soo rogtay ayaa Sheegay inay Habeenkii Xalay si Caadi ah u Update gareeyeen Mareegtii ay ku lahaayeen Dhinaca Internetka . Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf oo Maanta la Hadlay Warfidiyeenada ayaa  Waxa uu Sheegay inaanu la yaabanayn Xukuumada oo aanay Jirin…

      Read More

        faa’iidooyinka laga helo cunista Rumaanka Waa Qallinkii: Deeqa Cali Saalax

        Rumaanka oo ka mid ah khudaarta ugu macaan ee midhaha leh waxa laga helaa nafaqo iyo awood aad u wanaagsan, waxaanaynu qormadeenan ku soo bandhigaynaa cilmi-baadhiso iyo tijaabooyin laga sameeyey  faa’iidooyinka rumaanka, taasoo aynu qaar ka mid ah ka soo qaadan doono si akhristayaashu uga faa’iidaystaan caafimaadka ku duugan rumaanka. 1.     Rumaanku waxa uu qofka ka…

        Read More

          Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Madaxda Itoobiya kala Hadlay Qadiyadii Qabsashada Taleex ee Ciidamada Somaliland Sawiro {DHAGAYSO}

          Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka  JSL Md C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta dalka dib uu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu muddo todobaad ah ugu maqnaa dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Madaxweyne ku xigeenka waxaa garoonka caasimadda ee Egal International Airport ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo…

          Read More

            Hargaysa oo Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,Weedhihii laga Jeediyay,Hanjabaado Punt land loo Diray iyo Sawiradii Maanta {DHAGAYSO}

            Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Axmed Khaliif iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo Maanta ka soo Kicitimay dalka Jabuuti ayaa Maanta Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa. Soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale Waxaa…

            Read More

              Yaab: Somalia Oo Ciidamo Nabad Ilaalineed U Diraysa Mid Ka Mid ah Dalalka Afrika Ee Colaaduhu Ka Jiraan

              Addis Ababa:18-April-2014 (SDN/QJ)-Sida uu sheegayo War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hayle Mariam Deseglen, waxa  lagu gudo jiraa Qorshe  ay  shan waddan oo ku jirra urur gobaleedka IGAD ay ciidamo u diri doonaan dalka Koonfurta Sudan oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal, kaddib markii dowladda halkaas ka jirta ay…

              Read More

                Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ka Hadlay Sababta looga qabsaday Taleex ka bixista Somaliland ku macneeyay Cadaadis Caalami ah {DHAGAYSO}

                Taleex 17.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa galabta sheegay in shacabka iyo ciidanka Khaatumo ay ka saareen ciidanka Somaliland ee qabsaday magaalada Taleex. Waxaa kale oo uu qirtay in cadaadis kale oo la saarayna ay sabab u ahayd in Somaliland isaga baxdo Taleex. Indha-Sheel oo dib ugu laabtay magaalada…

                Read More

                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Khamiis17(1).mp3″]…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Waddani oo Waraysi dhinacyo badan leh siiyay Tv Star Daawo

                    London 17.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay TV-ga Star,waraysigaasoo uu Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro waxyaabo badan kaga hadlay. Gudoomiye C.raxmaan Cirro waxaa Waraysigan ku Wehelinayay Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Gudaha Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiilada…

                    Read More

                      Shir lagaga hadlayo Cadaalada iyo Nabadgalyada oo Boorama ka Furmay ka Daawo Qurbejoog

                      Boorama 17.April 2014 (SDN)-Magaalada Boorame xarunta Goblka Awdal waxaa maanta ka furmay shirweyne balaadhan oo uu shir gudoominayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee JSL Md cali Maxamed warancadde, shirweynahaas oo ay maamulka iyo dadweynaha sadexda Gobol ee Awdal, Salal iyo Maroodijeex kaga  hadlayaan adkaynta ammaanka iyo horumarinta bulshada. Shirkan dhinaca  Nabada iyo cadaalada lagaga hadlayo…

                      Read More

                        Wasiiro ka Socda Somaliland oo Jabuuti Kulamo kula qaatay Wasiiro ka Tirsan dalkaas ka Daawo Qurbejoog

                        Jabuuti 17.April 2014 (SDN)- Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Booqasho ku Jooga Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti ee Jabuuti ayaa Kulamo la Yeeshay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland ayaa ka Hadlay Kulamadii dhex maray Wasiirada Jabuuti. Jabuuti SDN. Contact@Qurbejoog.com…

                        Read More

                          Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Xeerar Cusub Meel Mariyay, Iyo Kenya oo Xafiis ka Furanaysa Somaliland{DHAGAYSO}

                          Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Ka Hortaga iyo la dagaalanka argagixisada iyo Xeerka Waxbarashada. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Arrimo door ah oo lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

                          Read More

                            DHGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada oo afkaartooda ka bixiyay habkii Xukuumada Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa

                            Edmonton April 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka bixiyay sida ay  xukkumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa oo cabasho ka muujiyay koror lagu sameeyay qarashaadkii ay ku dhiganayeen kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa. Xukuumada ayaa ilaa iyo haatan xabsiyada ku haya ilaa 50…

                            Read More

                              Jubbaland: Ma Eeday Ku Adkaysasha​da In Gedo Lagu Daro Jubbooyink​a?

                              Waxaa dadka reer Jubbaland iswaydiinayaa xaqiiqada fikradii la yiri waxaa soo jeedisey Dowlada Federaalka oo ahayd in Gedo laga reebo Dowlad Goboleedka Jubbaland, laguna daro Baydhabo iyo Bakool. Warkaan oo xaqiiqadiisa aan la hayn, ayaa la isla dhexmararey waqtigii uu socday waanwaantii Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo hogaankii la magac baxay Ras-kiyamboni oo uu hogaaminaayey Mudane…

                              Read More

                                Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Hawada Lagaga Saarayo Shabakadda Haatuf.net iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo La Sugayo Jawaabta ay Bixiyaan

                                Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Dhagodhago ayaa la sheegay inuu Soo saaray amar uu Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland  ku amrayo inay Khadka internet-ka ka Xannibaan Shabakadda wararka ee Haatuf.net. Warqadda uu Guddoomiyuhu qoray ayaa la geeyey dhammaan xafiisyada Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland, taas oo lagu farayo inay fuliyaan amarkaas Maxkamadda ka socda. Shirkadaha isgaadhsiinta ayaan wali ga’aan…

                                Read More

                                Real Madird Ayaa Ku Guuleysatey Copa Del Rey Markii Aay 2-1 Ugu Madax Salaaxdey Barcelona.(By Jaahuur)

                                Spain-17-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qaadaadhigeynaa Real Madrid oo Barcelona 2-1 kaga xayuubsatey Copa Del Rey Final-na ahayd. Labadan kooxood ayaa ah kuwa ugu awoodda roon Spain badakana koobabka kala qeybsada waxaana ka dhaxaysa xurguf iyo is nacayb ciyaareed. Haddaba koobkan lagu magacaabo Copa Del Rey ayaa ka mid ah kooobabka ugu faca weyn…

                                Read More