Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Madaarka Hargeysa Oo Cadaadis Wasiirku Saaray Darteed La Sheegay Inay Ka Dambeeyeen Dabkii Dhawaan Ka Kacay Qaybo Ka Mid ah Garoonka

    Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Warar ku Dhaw dhaw Saraakiisha sarsare ee Madaarka Cigaal International Airport ayaa sheegaya inuu Soo Baxay Tuhun la Xidhiidha in koox ka mid ah shaqaalaha Garoonku ay ka dambeeyeen Dabkii dhawaan Halkaasi ka kacay. Xogaha Soo Gaadhaya Qurbejoog.com ayaa sheegaya  shaqaalaha Dabkaas aan Khasaaraha badan geysanin ka dambeeyey ay yihiin  kuwo Wasiirka ka tirsanaya caddaalad…

    Read More

      DAAWO:Kulankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Afrika U Qaabilsan Dawlada Ingiriiska

      Hargeysa April 17.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka. Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa kadib makii u soo idlaaday waxaa si wada jira xogwaran uga bixiyey waxa ay ka wada hadleen Wasiirka…

      Read More

        Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo oo Dul Hoganaya Hawl galka Nabad Ilaalinta ee Somalia

        16,Apr.2014(SDN/QJ)- Wargeysa The New Vision ee kasoo baxa Dalka Uganda ayaa soo bandhigay fadeexad la xidhiidha in Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ,ay tababar ciidan siiyeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.   Saraakiil katirsan Ciidamada AMISOM ayaa loo haystaa in dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo gaadhaya ilaa 10-xubnood ay tababar ku siiyeen Xerada Jaziira ee Duleedka…

        Read More

          Dawladda Britain oo markii ugu Horaysay Si Rasmi ah uga hadashay Aragtideeda Aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Magaaladda Sheffield

          16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka u qaaabilsan Afrika Dawladda Britain Mark Simmonds,ayaa markii ugu horeeyay ka hadalay Aragdida Xukuumadiisa ee ku aadan Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffied u fidiyeen Somaliland,waxaana uu Simmonds uu sheegay in aanay taasi ka turjumayn Ictiraaf ay siisay Dawladiisu Somaliland. Waxaana uu sheegay mar uu ka hadlayay xidhiidhka Somaliland Britain inuu yahay xidhiidh soo…

          Read More

            Ruushka oo Qabsaday laba Magaalo oo ku Yaala Bariga Ukraine

              16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamo xoogan oo si aad u hubaysan kana socda wadanka Ruushanka,ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen laba magaalo oo ku yaala bariga Dalka Ukraine.dadka Deegaanka ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Faransiiska inay arkayeen Ciidamo xoogan oo si aad ah u Hubaysan oo wata Baabuurta Gaashaaman,isla markaana ya saran yihiin boqolaal ciidan ah…

            Read More

              Taleex:Milatariga Somaliland oo ka Baxay

              16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalaladda Taleex ee Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidamadii ka tirsanaa milatariga Somaliland ee shalay Magaaladaasi la wareegay haatan gabi ahaanba ka baxeen magaaladda. Ilaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee keentay Ka bixitaankan.laakin siday Shabakadda Somalidiasporanews.com warar ay heshay sheegayaan arintan ayaa ka danbaysay ka dib shirar kal duwan oo dhexmaray…

              Read More

                Nikolas Kay oo ku baaqay in la dajiyo Xiisad uu sheegay inay u dhaxayso Somaliland iyo Puntland

                16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga gaar ka ah ee u qaabilsan Qaramadda Niklos Key,ayaa waxa ugu baaqay Somaliland iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Putland inay ilaaliyaan Xasiloonida iyo in la dajiyo Xiisad uu sheeay inay haatn ka oogantahay Magaaladda Taleex ee Gobolka Sool oo ay shalay Milatariga Somaliland la wareegeen. War qoraal ah oo Ergaygu ka soo saaray Xafiiskiisa…

                Read More

                  Ogeysiis..​.Gudoomiye Cabdiraxma​an Ciro iyo waftigii uu hogaaminaa​yey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaalila​nd iyo tageerayaa​sha xisbiga Waddani ee UK..London​

                  Ogeysiis…Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaaliland iyo tageerayaasha xisbiga Waddani ee UK..London   Waxa la Ogeysiinayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan UK Gaar ahaan London in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro).  iyo Weftiga…

                  Read More

                    DAAWO: labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield oo daadifeeyay hadalkii wasiirka Macdanta

                    Sheffield April 16,2014(SDN/QJ)-Waxan mudanayaal halkan idiinku soo gudbiyey warsaxaafadeed ay qabteen gudidii qabanqaabada ictiraaf raadinta somaliland ee ka dhaxday magaalada Sheffield todobaadkii ina soo dhaafay. Warsaxaafadeedkan oo ay ka soo qeybgaleen labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield mudane Adan Sawaaxili. kulankan oo lagu dadafeenayay, ka…

                    Read More

                      The Victims of Hatuf newspaper are unanimously Supporting the closure of the tabloid

                      Ever since the chief editor of Haatuf news network has established his dishonorable magazine (Haatuf) Mr. Goobe was engaged spoiling the images of Somali land great personalities outside the circles of his inner. In reality,  There is a brotherhood and friendly relationship between all Somali land clans from north to south and from west to east. However, Mr. Goobe is focused to discriminate between clans against each…

                      Read More

                        Somalia: Return of the Quirky Somali Diasporans

                        For the best part of the last three years I’ve been visiting, working and living in the Somali capital, Mogadishu. During that time a lot has changed. Security has improved thanks to al-Shabab retreating from the city. Mogadishu feels like it is finally being resuscitated from the bloody two-decade long civil war-induced coma. Residents are…

                        Read More

                          Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo warbixiyay Safarkiisa Talyaaniga

                          16,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Shacabka ee Somalia Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa ka xog-waramay kulano uu la qaatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dawladda Talyaaniga.waxa uu Gudoomiyuhu sheegay inuu la kulmay madax kala Duwan oo ay ka mid ahayd Gabadha Gudoomiyaha ka ah Aqalka Hoose Baarlamaanka Talyaaniga.waxaana uu xusay inay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka…

                          Read More

                            Wasiirka Macdanta Oo Mar Kale Gambadh Ugu Soo Fadhiistay Hay’ad Warbaahineed Oo Kale iyo Hanjabaadda uu Soo Diray

                            Hargeysa:16-April:2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa mar kale ka Gubtay War laga Baahiyey Tv-ga Bulsho, waxana uu Ballan ku qaaday inuu Tallaabo qaadi doono Haddii ay mar dambe soo Noqoto. Wasiir Xuseen oo hore Albaabada ugu Laabay Wargeyskii Haatuf, ayaa sida la sheegayo ka biyo Diiday war Tv-gaasi  baahiyey oo la…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo xil xukuumaddiisa ku cusub u magacaabay xubin ka tirsanaa Xisbi-yahanada UDUB-tii burburtay

                              Hargeysa 15, April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Lataliyihiisa arrimaha hay’addaha u magacaabay Mr. Cabdifataax Siciid Axmed. Sida lagu sheegay degreetada magacaabista oo uu ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul, Madaxweynuhu wuxuu Mr. Cabditafaax Siciid Axmed u magacaabay lataliyahiisa arrimaha hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. Masuulka…

                              Read More

                                Why Sheffield is throwing its weight behind Somaliland

                                London April 15, 2014 (SDN/Guardian)- A council in the British city of Sheffield has voted in support of independence for the Horn of Africa’s famous non-state state, Somaliland. Somaliland declared independence from the Somali Republic in 1991 following a long-running war with the Mogadishu-based national government. It has, however, never been recognised by the United…

                                Read More

                                  Dhismaha wadooyinku waa Dheef Aan La Dabooli Karin

                                  Kolay baraarujintu waa shay qaaliya marka diintena iyo dhaqankeenaba loo eego taas oo ah in wixii wanaag ah la sii xoojiyo si loo sii kordhiyo, halka ay tahay in wixii qaldamana la tilmaamo turxaan la,aan si loo saxo. Sida aynu ka war qabno ama la wada socono dalka somaliland wuxuu ka mid yahay dunida sadexaad…

                                  Read More

                                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 15.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA SOMALIDAISPORANEWS [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarSalaasa15.mp3″]…

                                    Read More