Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo saaray amaro ku aadan habka loo baadhayo Xoolaha Dekkada ka Dhoofaya
15,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Xanaanadda Xoolaha JSL, Dr. Cabdi Aw Daahir Cali,ayaa soo saaray Amaro kala gadisan oo ku socodsiiyay Dhamaan Maxjaradda Magalaada Dekkeda ah ee Berbera,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Madaxweynaha Jsl,oo ku sheegayo habka iyo hanaanka ay tahay in loo baadho,loona caafimaadiyo Xoolaha nool ee ka dhoofa Magaaladda Berbera. Waxaa uu sidaas Wasiirku ku sheegay qaraal…
