Gudoomiyaha Ururka Solja oo Wasiir Cukuse Kula Garnaqsaday Tacadiyada ay Xukuumadu ku Hayso Saxaafada {DHAGAYSO}

    Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Solja ee Saxaafada Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Kula Garnaqsaday Wasiirka Warfaafinta Hagar daamooyin ay Saxaafada Madaxa banaaani ka  Tirsanayso Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiyaha Solja waxa uu Sheegay in loo baahan yahay Sidii ay Maxkamaduhu ugu dhaqmi lahaayeen Xeerka Dhaqan galka ah ee aan badalkiisa la hayn ee…

    Read More

      “Meherada Haafut la Yidhaa in la Xidho Kuma Faraxsani,Sidoo kale 15 Cisho inay nin aan dalkaba u shaqayn Maagtana kuma Faraxsani” Wasiir Cukuse {DHAGAYSO}

      Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Albaabo u Xidhida Wargayska Haatuf oo uu  sheegay inaanu ku faraxsanayn isagoo intaas ku daray in aanu sidoo kalena ku faraxsanayn in Wargayska Haatuf uu mudo Shan iyo Toban Cisho ah aflagaadeeyo Shakhsi…

      Read More

        Amiin Caamir oo Documentary soo saaray, Daawo horudhaca

        Edmonton April 09,2014(SDN)-Farshaxan yahanka Soomaaliyeed ee Amiin Camir ayaa soo saaray Documentary uu uga hadlayo Farshaxankiisa iyo dedaal uu doonayo in uu dhalinyaro Soomaalyeed ku baro xirfada Farshaxanimada. Documentary-ga oo dhawaan Lagu soo bandhigay magaalada Toronto ayaa ah mid si wanaagsan looga shaqeeyay,hoosta ka daawo Horu dhac kooban oo laga diyaariayay.

        Read More

          Warbixin:Boqolaal Caruur Soomaali ah oo Norway ku dhashay oo Waxbarasho u taga dalkaas dibediisa iyo sababaha keena

          Oslo April 09,2014(SDN)-Warbixin ay daabacday Macahdka Cilmi barista Bulshada ee dalka Norway ayaa lagu sheegay in in badan oo ka mida caruurta Soomaalida ee dalkaa ku dhashay in dalal kale waxbarasho loo geeyo. Warbixintu waxa ay arintaa ku micneysay waalidiinta ubadkaa dhalay oo qaba in waxbarashada dalkaasi aaney kor u qaadin waxbarashada caruurtooda. Waalidiinta ayaa…

          Read More

            Qorilugud: Masiibo Ku habsatay Qoys 3-Carruur ah Oo Qarax Ku Dhimatay iyo 2-Dhaawac ah

            Qorilugud:09-April-2014(SDN)-Saddex Carruur ah ayaa Dhimatay Laba kalena Dhaawac culus ayaa Soo Gaadhay Ka dib markii uu Qarax ku Habsaday Caruur isku Qoys ah oo Ku Noolaa Deegaanka Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle. Sida uu Qurbejoog.com u xaqiijiyey Taliyaha Booliska Degmada Qolugud Cismaan Taarwale, waxa uu Qaraxaasi ka dhacay Meel 2-KM dhinaca K oonfureed kaga Beegan Degmadda…

            Read More

              Madaxdii Gobolka Gabiley Oo Looga Yeedhay Xarunta Dembibaadhista CID-da Hargeysa Iyo Su’aalo Darandoorri ah Oo Laga Weydiiyey Dacwad Ka Dhan ah Oo Ethiopia Ka TImi

              Hargeysa:09-April-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka ay helayso Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.co, Waxa Habeenkii Xalay ilaa iyo shalay Galabnimadii Xarunta CID-da magaalada Hargeysa Soo Gaadhay Madaxda Sare ee Gobolka Gabiley, kadib markii Laga Gudbiyey Dacwad ka timi Dhinaca Ethiopia.   Ragga Halkaas Looga Yeedhay si Su’aalo Loo Weydiiyo ayaa wax aka  mid ah Badhasaabka, Maayarka, Taliyaha iyo…

              Read More

                New York: Qaramada Midoobay oo caddaysay magacyada iyo xogta hawlwadeenadeedii lagu toogtay Madaarka Gaalkacyo, maxayse dilkaas ka tidhi kooxda Al-Shabaab?

                New York April 8, 2014 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa caddaysay magacyada laba hawlwadeenadeeda ka tirsanaa oo Isniintii shalay lagu dilay dalka Soomaaliya. Jimciyada Quruumaha ka dhexaysaa waxay sheegtay in labadaas qof oo shalay nin hubaysan oo ka tirsan Booliska maamul-gobolleedka Puntland ku toogtay madaarka Gaalkacyo, ay kala ahaayeen; Simon Davis oo u ahaa muwaadin u…

                Read More

                  Dhallinyarada Maroodijeex Oo Wasiirrada Gobolka Ku Tilmaamay Magac-u-yaal‏

                  08,Apr.2014(SDN)-War-saxaafadeed ay soo saareen dhallinyarada Gobolka Maroodijeex ayaa si weyn loogu dhaliilay Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku nool Caasimadda waxaanu u dhignaa “Annaga oo ah dhallinyarada Gobol-weynaha Maroodijeex waxa aanu Wasiirrada Ka so jeeda Gobolka Maroodijeex, Xildhibaannada, Culimada iyo guud ahaan waxgaradka Somaliland ee ku…

                  Read More

                    Wararkii Dal iyo Dibad ee Shabakada Somalidiasporanews {DHAGAYSO}

                     Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ArbacaWar(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

                    Read More

                      “Wargayskii Hubaal oo inta xaruntiisii lagu weeraray oo Gudoomiyihiisa la layku dayey in la toogto ayaa cidii weerartay ay dalacaad ku heshay” Xoghayaha Waddani {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Maxamed C/Laahi Uurcade Waxaana Uu Sheegay In Uu Xukumada Ku Dhaliilayo Sida Ay Ula Dhaqmayso Isla Markaana Ay U Burburinayso Xoriyatulqowlka Isagoo Xukumada U Soo Jeediyey Una Baaqay In Ay Iska Ilaaliso Wixii Waxa U Dhimaya Madax Banaanida Xariyada Hadalka . Geesta kale…

                      Read More

                        Maareeyaha TV-ga Qaranka Oo Uu Maanta Xafiiskiisa Ku Dhex Garaacay Midka mid Shaqaalaha Wasaaradiisa Oo Xaqiisii La Duudsiyey

                        Hargeysa:08-April-2014(SDN)-Waxa Maanta Dagaal Gacan-ka-hadal ahi Dhex Maray Maareeyaha Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo Dagaalkaasi Ka Dhacay Gudaha Xafiiska Maareeyaha. Dagaalkan ayaa ka bilaabmay Markii uu Maareeyuhu dhawaan Soo Saaray Amar uu Lacago Gunno ah kaga Joojinayo Xubno shaqaalaha        Wasaaradda ka tirsan oo uu ku tuhmay inay Si…

                        Read More

                          Maanso Cusub Oo La Baxday Silanyo Siyaasi, Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka.Waxa Curiyey Wariye Cabdiraxmaan Dhadhere.

                          Halkan Waxaan idinku soo gudbinayaa Maanso Gaaban Oo La Baxday (Silanyo Siyaasiga Lagu Hungoobay Siyaadka Sanadka) oo aan Curiyey 8/4/204,taasi oo aan kaga damqaday ama ugu dhalatay markaan arkay xaaladaha qalafsan ee haatan ka jira Dalkeena Somaliland,taasi oo ay kow ka tahay tacadiyada Saxaafada Xorta ah,xoriyatul qawlka iyo musuq-maasuqa hadheeyay Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed…

                          Read More

                            Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Suuqa Soo Geliyey Lacago Doollar ah Qiime Jaban Lagu Iibinayo iyo Sarriflayaasha Oo Safaf Dhaadheer La Galay Lacago Kaash ah Oo ay Beddelanayaan

                            Hargeysa:08-April-2014(SDN)-Baanka Dhexe Ee Somaliland, ayaa Qaaday Tallaabooyin uu kula Dagaalamayo Qiimo korodh ku Yimi Lacagta Dollarka oo ayaamahanba Hargeysa si weyn Looga Dareemayey. Baanka ayaa si uu Hoos ugu dhigo Qiimaha Lacagta Dollarka oo Dadka Dhibaato ku Haysay, waxa uu Suuqa Dhexe Keenay Gaadhi ay Saaran tahay Lacag Doollar ahi, waxana uu  Dadka Lacagta Kaashka…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya oo ka degay caasimadda dalka Rwanda, muxuuse daarran yahay socdaalkiisu?

                              Kigali Apirl 7, 2014 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa galabta ka degay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali. Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka dhoofay Nairobi oo uu xalay u hoyday, waxa socdaalkiisa ku weheliya masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Khaarajiga Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Weftiga Madaxweynaha Somalia, waxa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo,Garyaqaankii Saxaafada ee Shalay Iyo Wacad Buriyaha Maanta {Dhagayso}

                                Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Majeeran Jiray Hogaamiye u Ololeeya Ilaalinta Saxaafada Madaxa Banaan Gaar ahaan Xiligii uu hogaamin Jiray Xisbul Xaakimka Kulmiye ee uu Mucaaridka ahaa . Eraydani Waxay ku Jireen Khudbado uu ka Jeediyay Goobo kala Duwan,Waxayna Shabakada Qurbejoog.com Ugu Tallo Gashay in Bah’da ku…

                                Read More