Dhismaha wadooyinku waa laf-dhabarta dhaqaalaha
Nooluhu sidiisaba kama maarmo isu socod uu isu socdaalo iyo kobac dhaqan dhaqaale ( Social Economics), hadaba akhriste waxa kobacaas door muhiima oo aan la dabooli karin kaga jira dhismaha wadooyinka, waana qayb ka mid ah kaabayaasha dhaqaalaha ( Infrastructure). Akhriste sida aynu la wada socono wadooyinku door muhiima ayay ku leeyihiin dhaqaalaha, waxaanan ka…
