Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WararCaawa7(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

    Read More

      Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 33 Guuradii SNM 06/04/1981-06/04/2014 Qallinkii: Boobe Yuusuf Ducaale

        Bal hadda aan yar daymoonno sidii uu Hadraawi arrintan ugaga maansooday Tixdiisii mahadhada reebtay ee Daalalley. Wuxu yidhi:   “Nimaan diiftu saarreyn, Dusha sare ka qolof dhicin, Dubatadu ku shaacnayn, Nimaan daawo-shiilleyn, Ama degel ku sheelleyn, Ama debed ku sheegnayn, Daymadaydu suureyn, Waxa loogu digayaa, Dohdu Waamo maahee, Dirir baa ka socotee, Firdhisada iskaga…

      Read More

        20-Guuradii ka soo wareegtay Xasuuqii ka dhacay sannadkii 1994-kii Dalka Rwunda oo maanta laga xusayaay Dalkaasi.

        07,Apr.2014(SDN)-Waxa maanta iskugu tagay Magaalo madaxda Dalka RWunda ee Kigaali,madax sare oo ka socta Caalamka iyo Afrika,iyadda oo la xusayay  dadkii lagu xasuuqay dalkaasi 20 sanno ka hor.kaas oo lagu dilay dad ka badan 800,000 oo dad ah. Xaflad balaadhan maanta oo isniin ah ka dhacday Magaalo madaxda dalkaasi ee  Kigali,ayaa Madaxweynaha dalkaasi iyo Xog-hayaha…

        Read More

          War Degdeg ah: Xaruntii Wargeyska Haatuf Oo Ciidamo Hubaysani La Wareegeen

          Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Waxa Daqiiqado ka hor Ciidamo Hubaysani ay La Wareegeen Xaruntii Wargeyska Haatuf oo ka mid ahaa Wargeyska Madaxa Bannaan eek a soo Bixi jirey Magaalada Hargeysa. Ciidankan la wareegay Xarunta Wargeyska, ayaa la Sheegay inay SHeegeen inay Sitaan Waaran Maxkadeed oo uu ku Saxeexnaa Garsooraha Maxmakdda Gobolka Maroodi jeex Axmed Ismaaciil Dalmar. Xilliga la Xidhayey…

          Read More

            “Iminka Waa La Diyaariyay Siyaasadii Maamul Daadejinta” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

            Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteel Maansoor Shir lagaga hadlayo Maamul daadejinta. Shirkan oo Socon doona Mudo Sadex Cisho ah Waxaa Ka qayb galay Maayarada Magaalooyinka laga Wado Mashruuca Maamul Daadejinta ee Somaliland,Saraakiil ka Socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada…

            Read More

              Ardayda iyo maamulka Dugsiyadda Salaama oo maanta ku wareejiyay lacag ay kaga qeyb qaadanayaa Dhismaha Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarshadda Jsl,Marwo: Samsam Cabdi Aadan

              07,Apr.2014(SDN)-Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyadda Salaama,ayaa maanta ku wareejiyay lacag dhan 2,300$ oo ay kaga qeyb qaadanayaan dhismaha Wadooyinka Somaliland,gaar ahaana Waddada Ceerigaabo Wasiirka Wasiirka Waxbarsha iyo Tacliinta Sare ee Somalilnad Marwo: Samsam Cabdi Aadan.xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Dugsigaasi,ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Maamulaha…

              Read More

                Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Fasiri kari la sababta keenta Xanuunka Geella lagu soo celiyey

                07,Apr.2014(SDN)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaan illaa hada jawaab lagu qanci karo ka soo saarin sababta keentay in Dalka Dib loogu soo celiyo Geellii ka dhoofay Maxjarada Berbera ee lagu baadhay. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir ayaa Hargeysa ka kaxaystay koox Dhakhaatiir ah oo la sheegay in aanay ahayn kuwii khubarada ku ahaa…

                Read More

                  Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhigay Qorshaha Siday Borama U Yeelan Lahayd Public Libaray Oo Lagu Qabtay Xalay Magalada London(Daawo Sawiro

                   London07April14(SDN)Bandhig balaadhan oo lagu soo bandhigay siday Borama u yeelan lahayd public libaray oo lagu qabtay xalay Magalada London. Iyo abaalmarino la gudoonsiinayey bulshada reer awdal dadkooda waxtarka ku soo kordhiyey Gobolka Awdal,bandhigas ooy soo qabanqaabiyeen Ururka Adal unity and Development oo ay Hormood ka ahaayeen Maxamed Ibraahim Huseen iyo Idil Ahmed Daahir & Hawa…

                  Read More

                    Xogtii ugu muhiimsaneyd baadi-goobka Duyuuradii Malaysia Airlines MH370 oo la shaaciyay

                    Perth April O7,2014(SDN)-Madaxa baaritaanada duyuurad mudo bil haatan la baaadi goobayay oo laga leeyahay dalka Malaysia ayaa haatan markii u horeysay shaaciyay xog muhiima oo muujineysa in duyuuradaasi ku dhacday badweynta India. Angus Houston oo ah madaxa dedaalada lagu baadi goobayo Duyuurada Air Malaysia duulimaadkeedii MH370 ayaa sheegay in shalay markab China laga leeyahay uu markii…

                    Read More

                      Somaliland and bolloré group forge ahead in a new Business Adventure: The Berbera Corridor

                      April 06, 2014(SDN)- Hargeisa has instructed a British lawyer to negotiate with the French group Bolloré to hammer out the details of the agreement to manage Berbera port. Meetings began about two weeks ago between representatives of Bolloré Africa Logistics and the British law practiceMcCue & Partners to work on an agreement for the French group to run Berbera port….

                      Read More

                        Maanta oo ay Ku Beegan tahay Maalinta Caafimaadka Adduunka, Danyarta Somaliland Oo Xaaladii Ugu Liidatay Ku Sugan Iyo Mihnadlayaashii Caafimaadka Oo Noqday Ma Naxaan Aan U Damqan Danyartooda Diifayan

                        Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 7-da Bisha April, waxana Dunida laga Xusaa maalinta Caafimaadka Adduunka, balse Dad badan oo Somaliland ku dhaqan macno uma samaynayso taasi. Xuskaas Adduunku u samaynayo Maalinta Caafimaadku Gudaha Somaliland lagama Dareensana, waxana Dadka Danyarta ah ee Dalka ku nooli la Tiicayaan Murugo iyo dhibaato ay Xanuuno ruuq dheeraaday ku reebeen…

                        Read More

                          Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Soo Diyaariyey Nolosha ay ku Sugan yihiin Ciidanka Ugand Ee Somalia Jooga Oo Baruur Aawadeed Shaqadii Gudan Kari La’

                          Muqdisho:07-April-2014(SDN)-Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni ka dhalata dalka Soomaaliya, maadaama ay faa’iidooyin badan ku qabaan, kusii negaanshahooda Soomaaliyana ay uga dhigan tahay inay lacag badan heli doonaan.  …

                          Read More

                            Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Finland oo xaflad heer sare ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Daawo sawiro

                            London 07April14 Xaflad aad loo soo qaban qabiyey oo soo qaban qabiyeen tageerayasha xisbiga ucid ee wadanka Finland oo lagu soo dhawaynayey gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe xafladan oo ahay mid aad ay ka soo qayb galeen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankan Finlad waxa lagu furay aayadaha quraanka kariimka waxa kale…

                            Read More

                              Kahn, Noor to face primary after deadlocked DFL convention

                              Minneapolis Rep. Phyllis Kahn and Somali activist Mohamud Noor are headed for a DFL primary election in August after a contentious endorsing convention deadlocked. After more than five hours and five rounds of balloting, neither candidate managed to earn the 60 percent support needed to secure the party’s backing. Nearly 300 activists participated in the…

                              Read More

                                Warbixin aanu idiinka diyaarinayey Maamulka Hay’adda Korontada oo la sheegay in la iibinayo markii ay cillad ka bixi weyday {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 06.April 2014 (SDN)- Laydhka Dawlada ayaa Mudooyinkii u danbeeyay ay Ciladi la soo Deristay Taas oo Saamayn ku Yeelatay Nolosha dad badan oo adeegsada Laydhka dawlada . Warar Hor dhac ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Go’aansatay inay Guud ahaanba Xaraashto Wershada Xooga Korontada hasa yeeshee Hawl wadeenada iyo Shaqaalaha Warshada oo…

                                Read More

                                  Kallahaadii Maayarka Soltelco ee Aqalka Suldaan Maxamed iyo Jawaabtii Degdegga ahayd ee Boqor Raabi La Siiyey

                                  Hargeysa:06-April-2014(SDN)-Waxa Maalintii shalay Aqalka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Kulan Albaabadu u Xidhan yihiin ku Yeeshay Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco iyo Waliba Suldaanka Laftiisa. Kulankan oo abbaaro 12:00-Duhurnimo Halkaas ku qabsoomay, ayaa ahaa mid ay Saxaafaddu Dibadda ka joogtay, iyadoo uu Maayar Soltelco mar kaliya si kedis ah u soo Galay Aqalka Suldaanka….

                                  Read More