Goobaha Halbawlaha u ah Hargeysa Oo Habeenkii 14-naad Mugdi ah iyo Halis Ammaan-darro oo Soo Wajahday Shacabka Caasimadda

    Hargeysa:12-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii 14-aad Oo Xidhiidh ah Madaw ku Sugan inta Badan Guryaha Caasimada Hargeysa ku Yaalla iyo Waliba Goobaha Halbawlaha, kadib markii ay Warshadii korontoda Ee Dawladdu shaqadii Joojisay. Shacabka Caasimadda ayaa intooda badan Marka laga Yimaaddo  Guryaha ku Madow waxa soo Foorsaartay Cabsi iyo Halis Ammaandarro, kadib markii ay Madaw isku Beddeleen Dhammaanba…

    Read More

      Berbera: weerar dhaawac iyo dhimasho ah oo ka dhacay Magaaladaasi

      11,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalo Xeebeedka Barbara,ayaa sheegay in goor dhawd halkaasi lagu dilay Marxuumad Magaceeda lagu soo gaabiyay Xamda,halka Will uu dhlay Xil.Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland uu goobtaasi ku dhaawacmay. Ilaa hadda si rasmi ah uma cadda sababta dhalisay dhimashadan iyo dhaawacan.waxaana ay Xogaha Hor-dhaca ahi sheegayaan inay dad ka…

      Read More

        Somali-land politicians are accustomed to standing-by criticism from the media against the government right or wrong

        The policy of blaming the victim is very harmful and presumption of innocence without evidence or the background of the dilemma is destructive to the society. The politicians who are standby criticizing the government for dispute between two parties (the government and someone committed unlawful act) is very harmful as it encourages the public to…

        Read More

          Baashe Cawil (Morgan)ma muwaadin aan xil dalka kaheybaa mise? Sawiro suaashaa ka Jawaabaya

          Hargeysa April 11,2014(SDN)-Xukuumada Soomaaliland ayaa kadika u laabtay Jaririada Haatuf ka dib kolkii sida xukuumadu sheegtay ay Haatuf aflagaadeysay muwaadin aan xil ka heyn dawlada Somaliland. Baashe Cawil ayaa qaba gabar uu dhalay madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo isla markaana sidaa ku kasbaday awoodo faro badan oo aaney cidi u igman. Xukuumadu waxa ay sheegtay in…

          Read More

            Wasiirka Macdanta Oo Jawaabta Wargeyska Haatuf Ee U Xidhan Ku Bixiyey Kumanaan Dollar, Iyo Isku Dayo Oo Ku Dalbaday Warbaahin Caalami ah Oo Guuldarraystay

            Hargeysa:11-April-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducale, ayaa Jawaabta ii Siinayey Wargeyska Xukuumaddu Xidhay Ee Haatuf ku Bixiyey Lacago Xad Dhaaf ah. Sida ay Sheegayaan Ilo Xog-ogaal ah oo ay Heshay Shabakadda Qurbejoog.com, waxaa uu Wasiir Xuseen isticmaalay Hanti Umadeed, si uu Jawaabo La Buun Buuniyey uga Daba Geeyo Wararkii Jariirrada Haatuf ka…

            Read More

              Baraawe: Adkayso Alshaqaaq Waa Shulaayaan​e

              Hadaan nahay Soomaali, dagaalkii sokeeye iyo dhibtii aan ka dhaxalnay, waxaa uu ALLAH nagu samatabixiyey diinteena macaan, dhaqankeena iyo dhiiga na mideeya. Soomaalinimada waa mid soo jirayn ah, oo aan si fudud ku go’ayn, madaama hore loo yiri “Soomaali waa is dishaa, laakiin isma qadiso” Aqristow meel aan ka maqlay maahmaahdaas ma xasuusto, laakiin waa…

              Read More

                From Mogadishu to Minneapolis, and back

                Hail a taxi in Minneapolis, Minnesota, and you are likely to find a Somali refugee behind the wheel. The twin cities of Minneapolis and St Paul are one of the largest Somali municipalities outside of Somalia. About 32,000 citizens of Somali origin are living in Minnesota, a state in the American Midwest, according to 2011…

                Read More

                  Hargaysa oo Maanta Golaha Deegaanka Sheffield Looga Mahadceliyay SAWIRO

                  Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- “Waxa aanu u mahadnaqaynaa Golaha Deegaanka Sheffield, Aqoonsiga ay Somaliland siiyeen (We Thank Sheffield Council for the Recognition of Somaliland)” qoraalkaasi waa mid ka mida hal ku dhig-yadii ku xardhanaa goobta Xaflada lagu qabtay.   Maanta waxa Caasimada Somaliland ee Hargeysa laga dareemayey Dhaq-dhaqaaq xoogan, kaasi oo la xidhiidha Xaflad si…

                  Read More

                    “Waa in Khasaarihii Jariirada Haatuf la Geliyay ay Xukuumadu Magdhawgeedii Bixiso” Muj Xasan Ciise {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Maanta ka hadlay Qadiyada Xidhitaanka Xukuumadu kula Kacday Wargayska Haatuf oo ka mid ahaa Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Xasan Ciise Jaamac Waxa uu Tilmaan ka bixiyay Qaabka loo maro anshax marinta Wargayska hadii gef laga Tirsado Waxaanu Xusay inay Qurux badnaan…

                    Read More

                      “Cabudhinta Xukuumadu kuma hayso oo Keliya Saxaafada balse hantidii Ummadii ayay ku haysaa” Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inaanay Cabudhin ku hayn oo Keliya Saxaafada balse Waxay Cabudhisay Hantidii umaddu wada lahayd. Mujaahid Xasan Guure oo ka hadlayay Dareenkiisa ku aadan Albaabo u Xidhida Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafada…

                      Read More

                        LUGHAYA: DIBUDEJINTA MA LAGA GAADHSIINAYAA DOORASHADA?

                        Dhagaxdhiggii LUGHAYA, Siilaanyo sabaalayn ololo doorasho ayey ka ahayd. Ninkii taas u rixinayaa, isaga iyo yeelkiis e, Ciisahana tolow ma dibudejintaa lagu seexinayaa? Maqlay barakacayaashii ayaa loo diiday inay suuliyaal qotaan. Maqlay Wasiirkeenaa ka ergeeyey.Maqlay xafiis baa Saylac dibudejinta looga dhagaxdhigay. Mase maqal LUGHAYAA xeryo looga diraaciyey qaxootiga la soo celin doono. Ma maqal, taambuugyo…

                        Read More

                          Raila Odinga Oo Somalida Kenya Lagu Dhibaataynayo Siiyey Hiil ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaarihiisa

                          Boston:10-April-2014 (SDN)-Dadka Somalida ah ee Dhibaatadu Ku Haysato Dalka Kenya, ayaa Jawaab  Hiil ah oo ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal Wasaarihiisa Ka Helay Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga. Mr Odinga  ayaa eedeeyay qaabkii ay dowlada Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed, howlgalada ay kula dagaalamayso argagaxisada ee magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa,…

                          Read More

                            Wararkii Dal iyo Dibad ee Shabakada Somalidiasporanews {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarkaKhamiis09(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

                            Read More

                              Gogoll Dulin Badan

                              Bulsho meel eebe wada dhigay, oo isku yool iyo higsiba wadaagtaa, kama maaranto, mid iyaga ka mida oo caynaanka u qabta kuna hogaamiya halka ay u xadhko xidhatay, iyada oo taasi tahay rukunka guusha ee bulshadaasi asaageed ku dhaafi karto, hadii se kii ay duubka ugu xidhay in uu wanaaga iyo samaha u hor-kaco, uu…

                              Read More

                                Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo ka Jawaabay Eedihii Wargayska Haatuf ka qoray Qurbejoog ka daawo

                                Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda  Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta warar been abuur ah oo xaqiiqada ka fog ku tilmaamay  eedaymo iyo qoraalo lixdii bilood ee u danbaysay lagu faafinaayay Wargayska Haatuf  ee kasoo baxa Magaaladda Hargaysa. Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Wargayska Haatuf Media…

                                Read More

                                  “Qofku wuu Khaldami karaa, Laakiin Hay’ad Warbaahineed in Mar kaliya Albaabada loo Laabo Waa Bar madow oo Dimuqraaddiyadeena ku taall” Mustafe Sacad Dhagayso

                                  Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Dalada Sonsaf Mustafe Sacad Dhinbiil ayaa Warbaahinta Somaliland u soo Jeediyay inay Ilaaliso Karaamada iyo Sharafta Muwaadinka . Waxa uu sidoo kale Gudoomiyaha Sonsaf Tilmaamay in Dimuquraadiyada Somaliland ay Bar madow ku tahay albaabo u Xidhista ay Xukuumadu ku hayso Warbaahinta Madaxa bannaan. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII…

                                  Read More