Guddoomiye Cirro Oo Caasimada Dalka UK Ee London Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey DAAWO
London 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo safar shaqo ugu baxay qaar kamid ah wadamada ku yaala Qaarada Yurub, ayaa waxa sii diiran loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dalka UK ee London ,halkaas oo uu guddoomiye Cirro markii uu soo gaadhay garoonka…
