Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?”, Waxaana innoo soo Jeedin doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

    Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah. Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadirradaasi Oo Dhammeystiran: Qurbejoog.Com: Hargeysa

    Read More

      Nuxurka Kulan Xaasaasi Ah Oo Dhex Maray Weftigii Ingiriiska, Wasiirraddii Hore Ee Madaxtooyada Iyo Arrimaha Dibada

      Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Laba xubnood oo ka socda dawladda Ingiriiska, gaar ahaan safaaradda Ingiriisku ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo diblomaasiyad kale oo qaabilsan xidhiidhka Ingiriiska iyo Somaliland, ayaa kulan la yeeshay wasiiradii hore ee madaxtooyada iyo arrimaha dibadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamed Biixi Yoonis. Kulankaas oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen…

      Read More

        Somaliland Legal Case for Sovereignty, Sustainability, Contributions

        Legal Case for Sovereignty Somaliland claim of sovereignty and 23 years’ practice of independence suffer from lack of proper information, pervasive misunderstanding, and anxiety of opening up a Pandora’s Box. Considering objectively Somaliland’s case for sovereignty and diplomatic recognition dispels these problems.  Somaliland’s claim for independence is based primarily on historical title: o As…

        Read More

          “Booqashadayda Hargeysa” Tifaftiraha BBC Somali

          Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Waa markii iigu horaysay ee aan gudaha u galo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Fikirka aan ka haystay baaxadda magaaladu wuu ka duwan yahay kan dhabta ah. Muddo laba saac ka badan ayay nagu qaadatay in gees ka gees aan Hargeysa baabuur ku soo marno. Xaafado dhowr ah oo cusub ayaad ku arkaysaa Filooyin aad…

          Read More

            Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye

            Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Warsaxaafadeedkii Murashixiinta Isbahaysiga ah ka soo saareen Yeedhmadii Xoghayaha oo dhamaystiran Jawaab Anagoo ah musharaxiinta hoos ku saxeexan ee Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga sharraxan jagooyinka musharaxa madaxweynaha, madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Dhexe, waxaanu halkan kaga jawaabaynaa qoraal war-saxaafadeed ahaa oo laga soo saaray Xafiiska Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye oo warbaahinta loo…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay Ilaalinta Deegaanku Kulana La Qaatay Weftigii Dallada Deegaanka Ee Geeska Afrika – SAWIRRO

              Dear Honourable Guests, Good morning to you all, Alhamdulillah by the grace of Allah the Almighty God, I would like to welcome all the delegates of the Horn of Africa Environmental Network here in Hargeisa. I would like to especially welcome the Honourable Dr. Rajendra Kumar Pachauri who was the chair of the Intergovernmental Panel…

              Read More

                Wasiirkii Hore Arrimaha Dibedda Soomaaliya Cabdiraxmaan Bayle Ayaa sheegay in Dimuqraadiyadda Afrika ay hano Qaaday, isagoo Tusaale Usoo Qaatay Dalal Somaliland ay ku jirto.

                Hargeysa,5Nov,2015(QJ/SDN)-Agaasimaha Mashaariicda Bangiga Horumarinta Afrika, horayna u ahaa wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya, Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay dimuqraadiyadda iyo horumarka xilligan ka jira Qaaradda Afrika. Bayle oo ku sugan dalka Ivory Coast una warramayay VOA-da ayaa is-bar-bar-dhig ku sameeyay dimuqraadiyadda ka jira waddamada Afrika iyo midda dalalka horumaray ka jirta. Ducaale wuxuu tusaale…

                Read More

                  Siday ku Timid Is Casilaadii Madaxweyne Siilaanyo ee La Shaqaynta Xukuumaddii Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal?

                  Hargaysa 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay iska Casileen Raxan ka Mid ah Golihiisa Wasiiradda ayaa waxaa dib loo dhugtay Sooyaalkii Madaxweyne Siilaanyo ee Maamuladii dalka soo Maray oo uu Marar kala duwan iska casilay la shaqayntooda, Mujaahid Cali Guray ayaa qoraal uu ku faafiyey bata Facebook kaga Sheekeeyey Is Casilaadii…

                  Read More

                    Maamulka Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Soo Bandhigay Khaladkii 1aad ee Maamulka Macaash-doonka ah ee Haamaha Berbera ku Kaceen DAAWO

                    Berbera 05.Nov 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Cusub ee la wareegay Gacan ku haynta Haamaha Shidaalka Berbera ayaa Gebi ahaaba jarey lacagtii kabka aheyd ee lagu tageeri jirey Waxbarashada iyo Caafimaadka Degmada Berbera,islamarkaasina Suuqa ku siidayeen Tiro Shaqaale ah oo sifo aan sharciga waafaqsaneyn loo eryey. Sidoo kale Maamulayaasha iyo Macalimiintin Dugsiyada Waxbarashada ee Degmada Berbera ayaa…

                    Read More

                      Xarunta Madaxtooyadda oo Maanta Lagu Qabtay Xaflado Xilwareejimo Iyo Khudbado dhinacyo badan Leh oo laga soo Jeediyay DAAWO

                      Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xarunta Qasriga Madaxtooyada JSL oo ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka cusub ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi , Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul iyo afhayeenka Cusub Xuseen…

                      Read More

                        “Waxaa la i Weydiiyaa Maxaad Xirsi uga hadhay Waxaan Idiin Cadaynayaa Marka uu Furmo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye inaan u Codayn doono halka ay u Codeeyaan” Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sababtuu isu Casili waayay DAAWO

                        Hargaysa 04.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Markii u Horaysay Waxa uu ka hadlay Sababta uu uga hadhay Xubnihii Wasiiradda ahaa ee Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay Saaxiibo Dhow ahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadlayay Madal uu Maanta Xilka ku wareejinayay Wasiirkii hore…

                        Read More

                          ‘’Waxaan Ka Baqayaa Haddii Uu Jiitamo Tartanka Murashaxnimada KULMIYE in Uu Dib U dhigi Karo Doorashada..’’ Faysal Cali Waraabe

                          Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa isagoo ku sugan maagalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka hadlay khilaafka xisbiga kulmiye,  isagoona guddoomiyuhu walaac ka muujiyay khilaafka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in haddii khilaafka kulmiye uu sii daba dheeraado ay suurtogal noqon karto in doorashooyinka dib u dhac ku yimaado, sidoo…

                          Read More

                            Kala Dhaqaaqa Kulmiye iyo La isku Joojin Maayada Garabka Muuse Biixi!! Faallo

                            Hargeysa,4Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaa wali cakiran khilaafka keenay kala fogaanshaha labada garab ee Kulmiye. Musharaxiinta isbahaystay ayaa u muuqda kuwo ka rajo dhigay ka sii mid ahaanshaha xisbiga inkasta oo badankoodu tacab badan soo galiyay xisbiga. Waxaa loo arkaa garab laxaadkiisa iyo miisaankiisa leh musharaxiinta isbahaystay, kaasi oo Kulmiye mustaqbalka tabi doono haddii xumaan lagu kala galbado. Musharaxiinta…

                            Read More

                              Wasiiru-dawle Cusub oo xilka la wareegay kana sheekeeyey dhacdo yaab leh oo uu la kulmay markii la magacaabay

                              Hargeysa  04.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Eng. Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil (Siimoodi), ayaa shalay xilka kala wareegay dhiggiisii hore ee Wasaaraddaas oo loo beddelay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Dr. Maxamed Faarax Ducaale, Eng. Siimoodi ka sheekeeyey laba dhacdo oo yaab leh oo uu la kulmay markii Madaxweyne…

                              Read More

                                Idaacadda Kooxda Al-Shabaab oo baahisay Wareysiyo Rasaasta oo Socota laga qaadey Kooxdii fulisay Weerarkii Huteelka Saxafi iyo Wararkii u dambeeyey

                                Muqdisho, 4 November, 2015-(SDN/QJ):- Idaacadda Kooxda Al-shabaab ee ANDULUS ayaa baahisay Wareysiyo laga qaaday qaar ka mid ah dagaalyahannadii fuliyey Weerarkii Subaxnimadkii Sabtidii lagu qaadey Huteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo inta la ogyahay ay ku dhinteen dad ka badan 15 qof oo ay ku jireen Abbaanduulihii hore ee Ciidammada Milletariga Soomaaliya General Cabdikariin…

                                Read More

                                  Waad Daashay Ee Duubka Ii Xidh!

                                  Wakhti waliba wayihiisa iyo warkiisa leh’e, waxa la yidhi wakhti hore oo ku taxan sooyaalka sheeko, ee dhaqanka soomaaliyeed ayaa waxa jira oday gayiga ka tilmaamnaa, lagu na majeeranto aqoon dhaqan iyo mid bulsho, tallo-aqoon ah. Odaygaasi waxa uu Alle deeq u siiyay inta soomaalidu rag ku xulan jirtay ba. Haddii ba warkiisa iyo hadal…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Sanad Guuradii 22aad Ee Ciidanka Booliska – SAWIRRO

                                    Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Munaasibad lagu xusayay sannad guurada 22aad ee aasaaska ciidamada booliska Somaliland ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen madaxwaynaha Somaliland,xubno golihiisa wasiirada ka tirsan ,taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa waxa ugu horeyn ka hadlay Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Sarreeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, oo…

                                    Read More

                                      “Waxaanu Xilka uga tagnay inaanu Qiimayno Xisbnimada oo aan Qolanimada iyo Qabyaalada la Qiimayn” Xirsi

                                      Hargeysa,3Nv,2015(QJ/SDN)-“Dad badan ayaa igu yidhi maxaad Madaxweynaha Madaxa uun ugu ruxi wayday oo aad hawshaada hoos isaga waddan wayday! waxaan leeyahay waar anigu Munaafaq ma ihi oo Khaa’in ma ihi oo beenaale ma ihi ee markii aan Madaxweynaha la joogayna waxaan aaminsanahay waan u sheegi jiray imikoon ka tagayna waxaan aaminsanahay uunbaan kaga tagay” Salaan…

                                      Read More

                                        “ Dal Dimuqraadiya Ayaynu Nahay, Siyaasadda Waa La Iskaga Hor Imanayaa Laakiin, Cidna Ka Yeeli Mayno Inay Ku Ciyaarto Xasilloonida Waddanka,”Madaxwayne Siilaanyo.

                                        Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwyanaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay khilaafka siyaasiga ah ee ka jira xisbiga Kulmiye,isagoo bulshada ugu baaqay inay amaanka ilaaliyaan. “Farxad weyn bayn ii tahay inaan maanta kasoo qeyb galo Munaasibada Sannad guurada 22aad ee aas-aaska  Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland, ciidanka booliska somaliland waa waxay ku fadhido nabadgelyada dalka iyo dadku uu ku…

                                        Read More