Kulmiye Sooyaalka Taariikheed ee Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo Dhaxalka ka Dhasha oo Kala Jebiya Cududii Xisbigaas (BARNAAMIJ GAAR AH DHAGAYSO)

    Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ):- Inta badan dadku ma xasuustaan wixii soo dhaafay haddii aan la qorin oo aan la diiwaangelin. Dabadeedna aan diiwaanka laga baadhin xaalad kasta oo timaadda. Mar haddii aanuu jirin diiwaan dib loo raaco, waxa yaraata fahamka xaaladaha murugsan ee had iyo jeer inna horyimaadda. Bal aan maanta inyar xasuusta dib u celinno….

    Read More

      “Xaglatoosiye waxaa uu xujo ku yahay qaranka iyo qasriga madaxtooyo oo tan iyo maalintii la yagleelay hoy u ahaa Beesha Dhexe iyo Beesha Galbeedka Fog” Agaasime Hoori

      Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Komishanka Ladagaalanka Musuqa Aqoonyahan Xasan Cumar Hoori ayaa qormo si farshaxanleh udhigan ku faafaahiyey damaca Saleebaan Xaglo-Toosiye Wasiirka Caafimaadka ee loolanka Xisbiga Kulmiye Murashaxnimada Jagada Madaxweyne-kuxigeen,taas oo Xujo ku noqoneysa Qaranka. Qormadaas oo dhameys tirani waxey u dhigneyd Sidan: “Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa si…

      Read More

        “Haddii Odaygu Hogaamiye Qabiil Isu Dhigay, Khalad Kuma Aha Inuu Yidhaa Halkaa Mara Laakiin…” Siyaasi Siciid Sulub DAAWO

        Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guuryaynta ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin, Siciid Sulub Maxamed, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro maalmihii u dambeeyay, intii khilaafku kala irdheeyay siyaasiyiintii isku fikirka ahaa ee Xisbiga kulmiye iyo xukuumadda ku midaysnaa, isla markaana ay meesha ka baxaan wasiiro miisan culus…

        Read More

          Hanka Xaglatoosiye Xujo ayuu ku yahay Qaranka !!!

             Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa si madax-bannaan ugu ordaya murrashaxa Madaxweyne Ku xigeen ee xisbiga Kulmiye isaga oo ka digtoon in uu  tartanka u daba-fadhiisto murrashax madaxweyne. Waxaa iyana xusid mudan, Dr. Xaglotoosiye in uu yahay murrashaxa keliya ee u taagan dhammaan Gobolada Bari. Haddaba, marka laga eego dhinacyada waayo-aragnimo, aqoon,…

          Read More

            Isbahaysiga Murashixiinta Kulmiye oo Qaadacay Gudidii Madaxweynuhu Magacaabay,Shakina Geliyey inay ka Qayb geli doonaan Shirka Golaha Dhexe iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada oo Hadal duur Xul ah u Jeediyey Muuse Biixi DAAWO

            Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ)- Saddex musharax oo ka mid ah musharraxiinta ku tartamaya jagada madaxweyne ee xisbiga Kulmiye dhexdiisa ayaa sheegay inaysan ka qeyb gali doonin shirka golaha dhexe ee xisbiga ee dhacaya bishan Musharraxiintan oo kala ah Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamed Biixi Yoonis iyo Axmed Cabdi Kijaandhe oo maanta kulan qado ah isugu yeedhay…

            Read More

              “Haddii aan Guulaysato waxaan Balan-qaadaya Dalka iyo Dadka oo Dhammaystirma..’’ Wasiir Xaglo-Toosiye

              Hargeysa,2Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye),ayaa musharraxnimadiisa jagada Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ee uu uga dhex tartamayo shirka golaha dhexe ee KULMIYE ayaa ku tilmaamay haddii uu musharaxnimadda ku guulaysto in aanay ahayn guul kalidii u soo hoyatay balse ay tahay guul qaranka Somaliland oo dhan u soo hoyatay. Waxaanu intaa ku daray…

              Read More

                YUSUF BUDLE: Aqoonsiga Somaliland carqalada ugu weyn ee hortaagani waa magaca ay la baxday ee ah “Somali-Land” ama “Dhulkii-Soomaaliyeed”

                Magaca cusub ee aan Somaliland u bixin lahaa waa: REPUBLIC OF HORN OF AFRICA Siyaasi/aqoonyahan Yusuf Budle oo hore u ahaan jiray Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID, haatana ah Gudoomiyaha Xisbi-mustaqbaleedka National Unity & Reform Party (NURP), oo xaruntiisu tahay dalka Maraykanka ayaa ka dhawaajiyay in carqalada ugu weyn ee uu kala kulmay u…

                Read More

                  The Best Of The Bunch

                  Mr.Silanyo, it is my second chance to say hello to you. A General is just as good, or just as bad as the troops under his command make him. If your actions inspire others to dream more, learn more, do more, and become more, you are a leader. No General can fight his battle alone….

                  Read More

                    Xukuumad Ku Dhex Jirta Xukuumad Iyo Tusmo uu Cali Guray ka diyaariyey Dawlada Kulmiye 2013kii.

                    Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Xukuumadihii soo maray Somaliland tii ugu horeysay ee uu madaxwaynaha ka ahaa AHN Cabdiraxman Axmed Cali kooxda ugu mitidsanayd muxaafidka waxa lagu naanaysi jiray ” shiish”. Kooxdaa waxa bartimaameed u ahayd kooxdii kale ee iyaga Baligubadle lagaga soo adkaaday ee lagu naanaysi jiray” Khaakhda” oo u badnayd kooxdii loo aqoon…

                    Read More

                      Beelaha Bariga Burco Oo Taageeray Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Kulmiye Dr. Xaglo-toosiye

                      Hargeysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Beel-weynta Habar-jeclo ayaa taageeraddii ugu badnayd  abid u muujisay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye oo u taagan tartanka murashaxnimada madaxweyne ku xigeenka xisbiga KULMIYE dhexdiisa, oo la filayo in uu qabsoomo badhtamaha bishan aynu ku jirno. Siyaasiyiinta, Salaadiinta, Xildhibaanada golayaasha Qaranka, Xubnaha golaha dhexe ee xibiga…

                      Read More

                        Abaal Marin Siyaasadaysan oo Bulshadu Fahmi Weyday oo Hargaysa lagu qabtay Wasiir dhawr Cisho Magacawnaa oo Waxqabad lagu Majeertay DAAWO

                        Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) – Hotelka Maansoor Ee Magaalada Hargeysa Waxa Lagu qabtay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo u jeedadu ahayd in ururka sodra abaal marin ku sunto xubno masuuliyiin tira badan oo loo aqoonsaday inay yihiin shaqsiyaad ka soo baxay shaqadii loo igmaday iyo horumarinta danta guud Munaasibada waxa ka soo…

                        Read More

                          Dareenka Hal abuurka iyo Abwaan Gabay Ku Faaqiday Khilaafka KULMIYE Iyo Dullucda Warqadii Xisbiga Lagaga Saaray Cabdiraxmaan C/Qaadir DAAWO

                          Hargaysa 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Abwaan Maxamuud Xasan oo loo yaqaanno (Halbeeg) oo ka mid ah da’yarta hibadda hal abuurnimo ALLE ku manaystay ayaa soo saaray gabay la magac baxayKAARIYE, oo uu ku faaqidayo khilaafka xisbiga KULMIYE. Abwaan Maxamuud Halbeeg, waxa uu gabaygan kaga hadlayaa khilaafka siyaasiga ah ee xisbul xaakimka KULMIYE, waxa uu ku…

                          Read More

                            War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Hubinta Arrimaha Khilaafku Ka Taaganyahay Ee KULMIYE.

                            Hargeysa,1Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa guddi u magacaabay khilaafka Xisbiga Kulmiye. Siilaanyo Warsaxaafadeed goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada oo shabakadda Qurbejoog.Com soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED Date: -01 11//2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3670/112015 ku magacaabay Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu…

                            Read More

                              “Ilaa 1985kii Ilaa Maanta inta Muuse Biixi Waxyeelo u Gaystay Axmed Siilaanyo Ma Jiro Cid u gaysatay,Uma arko Marka uu Odaygu Yidhi Muuse doorta Kalgacal uu u qabo” Cali Guray oo Kabaha la dul maray Gudoomiye Biixi DAAWO

                              Cali Gurey Oo soo Faqay Taariikhda Madow ee ka dhaxaysa Siilaanyo iyo Muuse Biixi Taas oo Ka soo Bilaabmaysa Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka Ilaa Maanta.  Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Xarunta Xisbigaas ee Magaalada Hargaysa ayaa…

                              Read More

                                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Gudi Kale u Xilsaaray Soo Afjarida Loolanka Kulmiye ee Xadhkaha Goostay Iyo Jewiga Cakiran ee Gudidan Hor yaala

                                Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa Gudi u Magacaabay Soo Afjarida Khilaafka Kulmiye ee ka dhashay Shirka Golaha Dexe. xubnahasi oo kala ah wasiirka Gashandhiga Axmed X. Cali Cadami, xeer ilaaliyaha guud Xasan Axmed Aadan, guddomiyaha dawlad wanaag Iyo ladagaalanka musumaasuq Axmed Muxmed Madar, Cabdirisaaq Ciyaale  oo ah Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta iyo…

                                Read More

                                LiverPool 3 Chelsea 1 (DAAWO) Qaabka Goolasha Quruxda Badan loogu Karbaashey.By Jaahuur.

                                London-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku milicsaneynaa horyaalka Ingiriiska oo meel cakiran maraya oo kooxihii aan la haweysan Karin gabalkoodii dhacay. Haddaba kooxaha masiibadu ku dhacdey waxaa ka mid ah Chelsea oo difaacaneysa horyaalkan oo kaalinta dhawr iyo tobnaad ku jirta maxaa se si ka ah? daawo Liverpool sida aay ugu qarqisey Chelsea goolasha faraha…

                                Read More

                                  “Askarta Inaynu u Sujuudno Weeyaan,Aqlabiyada Golaha Dhexena Waxaa haysta Muuse Biixi” Wasiirkii hore ee Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac DAAWO

                                  Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ayaa ka hadashay Loolanka Culus ee Ka dhex taagan Shirka golaha Dhexe ee Kulmiye,Waxay Xustay inay Mudnaan lahayd in Gudoomiye Muuse Biixi loo daayo Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye,Waxaa kale oo ay ka hadashay Shir duceed la sheegay inuu…

                                  Read More

                                    Waraysi Laga Qaaday Dhakhtarkii ugu Horeeyey ee Somaliland iyo Somalia ka hor Xornimadii Waa Dr Cali Qaadi DAAWO

                                    Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Dr Cali Qaadi Waa Aqoon yahan Waa Dhakhtarkii ugu horeeyay ee Somaliland iyo Somalia ka hor intii aanay Madax bannaanida qaadan Somaliland iyo Somalia Waa Shakhsi ku Suntan Miidha aqooneed ee Somaliland . Dr Cali Qaadi Waxa uu ka hawl galaa Magaalada Hargaysa hadaba barnaamij laga diyaariyey Dr Cali Qaadi oo…

                                    Read More