Stocke City Oo U Baroordiiqdey Chelsea Maxayse Galabsatey?(DAAWO) By Jaahuur.

London-(SDN/QJ) Saaxiibayaal wali waxaynu ku mashquulsanahay horyaalka ka ama tukaaleynaya carigaa Ingiriiska(Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay manta foodda isla galey Stocke City iyo Chelsea oo kooxihii aan tabarta lahaan jirin  jid mareen ka dhigteen,todobaayada soo socda waxaynu hoos u eegi doonaa mashaakilka ka aloosan naadiga Chelsea haddii Eebbe ka dhigo. W/Q Jaahuur…

Read More

Kooxihii Waa Weynaa Maxaa Ku Habsadey? Crystal Palace ooHanfariir Ku Ridey Liverpool (DAAWO) ByJaahuur.

London-Oct-8-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo Naadiyadii ku dhibco badsan jirey kooxihii taabata darnaa oo boodhka iska jaafey una quusgooyey. Haddaba daawo sida loo karbashey Liverpool,dinaca kale kooxihii maanta ishirdiyey waxay ku kala faraxasheen sidantan Arsenal 1 Tottaham 1,Man City iyo Aston Villa 0-0. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Read More

    Xisbiga Kulmiye wuxuu ku dhisan yahay dareen la kala xigsado oo qarsoon oo gacan wadaag ah ee kumuu iman kumana dhisna daryeel iyo dareen qaranimo

    Xukuumada maanta jirtaa marna may bud-dhigin oo dhidibada umay taagin Xisbi iyo Xukun ka reeban dareen beelnimo iyo mid kooxaysan, Waxay xukuumadani daah-furtay dawladnimo la kala xigsado oo ku dhisan dareen beeleed aad uga sareysa dareenka dawladnimo taasina waxay abuurtay wer-wer iyo walaac badan oo saameeyey dhamaan mujtamaca reer Somaliland , Wadamada deriska, Deeqbixiya-yaasha iyo saaxibadii Somaliland ee…

    Read More

      Zamzamay siday isku qabanaysaa musuqaan la dagaalamayaa iyo haayada hantidhawrka ma dhisaayo?

      Wasiirada maaliyadu Zamzam cabdi aden waxa ay in badan ku tiraabtaa musumaasuqa ayaan la dagaalamayaa hadaba siday isku  qabanaysaa in ay curyaamiso haayadaha islaxisaabtanaka sida hantidhawraha iyo maamul wanaaga. Hantidhawraha Somaliland waxa uu noqday ul lala dhaco  cida ka hortimaada Zamzam iyo kooxdeed,balse ma aha hantidhawra ka shaqeeya ilaalinta hantida qaranka,oo si joogta ah dabagal…

      Read More

        Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hadal Garnaqsi ah u Jeediyay Garabka Qaadacay Shirka Golaha Dhexe DAAWO

        Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aanu isaga ka dhigin Wasiir isla markaana uu ku qanacsanaa inuu bilaa Shaqo ahaado isagoo taas badalkeedana Shaqo siiyey Wasiiradii dhawaan iska Casilay Xukuumadiisa, Waxa uu Sheegay inaan doonistu sida ay rabaan u soconayn.

        Read More

          Macluumaad Ku Saabsan Wareejinta Dekeda Berbera Talaabada Ku Xigta Dekeda Casab ee Eretria DAAWO

          Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wareejinta Dekedda Berbera ayaa ahayd Mawduuc Saamayn ku dhex lahaa Bulshada Somaliland. Waxay ahayd arrin ay Axsaabta Siyaasadda iyo Qaybaha Mujtamacu ay ka soo Horjeedeen iyagoo u Sibir saarayay inay amuurtani Meesha ka saari doonto Lahaanshiyihii dawlada dhexe,Sidoo kalena ay Qadiyadani Muujinayso Sida ay Xukuumadda talada haysaa u dhaxal wareejinayso Goobihii…

          Read More

            Cabdicasiis Samaale Oo Si Adag Uga Hadlay Kala Tagga Xisbiga Kulmiye DAAWO

            Hargeysa,8Nov,2015(QJ/SDN)-Musharax Cabdicasiis Samaale, ayaa si adag uga soo horjeestay shirka golaha dhexe ee la filayo inuu salaasada ka qabsoomo Hargeysa. Waxa uu sheegay in markii ay arkeen inaan talo la iswaydaarsanayn, islamarkaana aan la isku joojinayn ay goosteen inaanay ka qayb galin shirka soo socda. Cabdicasiis Samaale wuxuu sheegay in dad badan oo tacab soo…

            Read More

              “Waanu Diidnay Inaanu ka Qayb Galo Meel Qof Loogu Cumaamadayo, Meel Aan Caddaaladdi Jirin..Muuse U Daba Fadhiisan Mayno Xisbiga..” Maxamed Biixi DAAWO

              Hargeysa,8Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna, musharax u taagnaa jagada musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye, ayaa xaaraan ku tilmaamay shirka golaha dhexe ee Kulmiye salaasadda qabsan doono. Wuxuu sheegay inaanu shirkaasi ahayn mid loo dhan yahay, sidaasi darteedna aanay garab ahaan ka qayb gali doonin, wuxuuna madaxweynaha ugu baaqay inuu ilaaliyo wada…

              Read More

                Da’yar Kala Duwan! W/Q: Sakariye Cabdixaliim

                Farqiga u dhaxeeya DA’YARKA Soomaaliga ah, ee jaamiciga ah iyo DA’YARKA reer Yurub, Aasiya ama Mareekanka ah waa:- DA’YARKA Soomaaliga ah, marka uu jaamacadda dhiganayo, wuxuu ugu faanaa saaxiibkiisa, QABIILKAYGA ayaa idinkaga tira badan jaamacada, ha ahaato, tirada ardayda jaamacadda iyo macallimiintaba, saaxiibkiina wuxuu ugu jawaabaa, haddaad jaamacadda nooga tira badantihiin, QABIILKAYGA ayaa idinkaga awood…

                Read More

                  Wasiirkii Hore ee Waxbarashada oo Sheegay inuu ka Qoomamaysan yahay Qaabkii uu Dawlada Madaxweyne Siilaanyo isaga Casilay oo uu ku Sheegay Iin ku Taala DHAGAYSO

                  Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Maxamud Geedoole ayaa Maanta Sheegay inuu ka Xun yahay qaabkii uu Xukuumadda isaga Casilay. Wasiirkan oo ka Mid ahaa Xubno tiro badan oo Xukuumadda iska casilay Mudo laba Maalmood gudahood ah ayaa sheegay inuu Qoomamaynayo habkii uu is casilaadiisa u…

                  Read More

                    Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Turxaan Bixinta Liiska Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Go’aammo Soo Saaray DAAWO

                    Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddida madaxweyne Siilaanyo u magacaabay hubinta liiska golaha dhexe ee Kulmiye, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada baadhis ay sheegeen inay muddo shan maalmood ah wadeen. Waxay sheegeen in si daacadnimo leh oo xaqiiq ku salaysan ay u baadheen islamarkaana go’aan uga qaateen hawsha madaxweynuhu u igmaday. Cabdikariin Xinif oo ka mid ah…

                    Read More

                      Madaxweynaha oo Xadhig ka jarid iyo Kormeer guud ku tegay Dhismayaal ay Dawlada Kuwait ka hirgelisay Caasimada Somaliland SAWIRO

                      Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Xarunta Agoomaha ee ay maalgelisay Dawlada Kuwait,  dhismahan ayaa gaar u ah hablaha agoomaha ah iyadoo ay hore uga hirgeliyeen Caasimada Hargeysa dhisme u gaara wiilasha.   Xadhig ka jaristaas ka dib waxaa  madaxweynaha  halkaasi warbixino  ku saabsan  Dugsiyada Kuwait…

                      Read More

                        Madax-dhaqameedka Subeer Awdal Oo Ku Baaqay In Dib Loo Dhigo Shirka Kulmiye, Fariina Udiray Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                        Hargeysa 07.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Qaar kamid ah madaxdhaqameedka Cuqaasha iyo aqoonyahanka Beelaha Subeer awal oo shir’jaraa’id ku qabtay Hotel Crown ee magaalada Hargeysa ayaa madaxweyne SIILAANYO ugu baaqay in uu dib udhigo shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE si loo badbaadiyo masiirka iyo mustaqbalka dambe ee xisbigaasi, Madaxdhaqameedkani waxay kadigeen in nidaam milateri iyo digteetar…

                        Read More

                          Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tegey iyo Soo Jeedinta Weriye Khaalid Foodhaadhi DHAGAYSO

                          Hargeysa,7Nov,2015(QJ/SDN)- Waa Barnaamij Koobsan doona Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee ka dhacay Todobaadkii Tegey Degelada ay ku Nool yihiin Bulshadda Somaliyeed Waxaan Todobaadkan ku soo qaadi doonaa Qodobo ay ka Mid yihiin Faahfaahinta Weerarkii Koox ka Tirsan Alshabaab ka Fulisay Huteel Saxafi ee Muqdisho,22 Guurada aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Qodobo kale Waxaa Barnaamijkan inoo daadihin…

                          Read More

                            Wasiirnimo Ma U Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!

                            Markaad tahay ardey cusub oo ad jaamacadda bilowdo, had iyo jeer waxa lagu bilaabaa maadad (course) oo hordhac u ah waxa ad takhasus ahaan baraneyso casharkaa nambarkiisa waxa la yidhaa “course 101”. Masalan haddaad dhaqaale baraneyso “course” ka u horeeya waxa la yidhaa “economics 101”. Waa madaad si guud kuu fahamsiineysa takhasuskan an isleedahay jaamacadda…

                            Read More