“Madaxweynaha Markee ayaan rumaysanaa Markuu Yidhi Dhex Baan ahay,Hadana uu u Codeeyay Saylici iskana Riixay Xaglo Toosiye” C.casiis Samaale DAAWO
Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Sammaale, ayaa dhalliilay arrimo qaabkii u qabsoomay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa uu sheegay inay dhaceen arrimo ay hore uga digeen. Wuxuu sidoo kale xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ku dhalliilay culayskii ciidan ee la saaray caasimadda Hargeysa. “Anigaa ka mid ahaa aasaaseyaashii xisbiga Kulmiye,…
