“Somaliland xidhiidhka u dhexeeya dawladda iyo mucaaradku wuu sii xumaaday” Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

    New York 15.March 2014 (SDN)-  Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo saddexdii biloodba warbixin ku saabsan Somaliland iyo Somaliya siiya golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa doorkan wuxuu qaybta Somaliland ee uu u gudbiyay golaha ammaanka uu kaga hadlay xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad. Warbixintan oo uu toddobaad ka hor Mr. Ban Ki Moon…

    Read More

      Halkuu Marayaa Khilaafkii ka Taagnaa Soo Xulista Ergooyinka ka Qayb qaadanaya Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Dooda Xildhibaan C.raxmaan Dheere {DHAGAYSO}

      Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Xubina ka ah Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ayaa Maanta ka Hadlay Kulamo Xidhiidh ahaa oo Maalmihii u danbeeyay ay lahaayeen Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye Isla markaana ay kaga arrinsanayeen Soo Xulista Ergooyinkii ka Qayb galayay Shirweynaha 3aad ee Mudo…

      Read More

        Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ka Hadlay Sidii loo Heli lahaa Xeer lagu Maamulo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Daraasadaynayo Sidii loo dhaqaajin lahaa Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland kaas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in La Helo Xeer lagu Maamulo…

        Read More

          “Waxaan dareen farxad leh ku soo dhawaynayaa bulshada u heelan in ay hirgaliyaan dekada Kaluumaysi ee Lughaya, xukuumaduna waxay mar walba u taagan tahay caawinta cid kasta oo cudud iyo………..” Wasiir Xirsi

          Berbera:15-March-2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Markii ugu horaysay ka dareen celiyey Booqashada waftiga Madaxweynaha ee uu ka mid ka yahay ay ku marayaan Gobollada iyo degmooyinka Dalka. Wasiir Xirsi ayaa qoraal dheer oo uu soo Dhigay Barta uu internetka ku leeyahay Face-Book-ga, waxa uu safarkaas  ay ku Tageen Gobolada Galbeedka…

          Read More

            Dhamaan Halwadeenada Iyo Shaqaalaha Qurbejoog Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka (Wariye: Khadar Mohamed. Nour iyo Marwadiisa:Layla Haruun Ibrahim )Oo Dhacay Dalka Uganda

            Dhamaan Hawlwadeenada Iyo Shaqaalaha qurbejoog iyo tageerayasha xisbiga Ucid laantiisa Uk Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka (Wariye:Khadar Mohamed. Nour iyo Marwadiisa:Layla Haruun Ibrahim )Oo Dhacay Dalka Uganda waxayna rajaynaynaa inaad soo dedijsaan arooskiina nagula raxaysta heesta soo socota iy dawasho wacan.

            Read More

              The real fight is behind closed doors

              NARRATIVES about countries, especially under-reported ones, can be hard to shift. For the last two years Somalia’s narrative has been one of fragile progress. The international community rallied around Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s president, selected in murky circumstances in 2012. The main threat to the new man was said to the continued presence of Islamist…

              Read More

                Qaramada Midoobay oo Saartay Liiska Dalalka Carruurta Askareeya

                Newyork 14,march 2014(SDN)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa billaabay olole ballaaran oo looga hortagayo askaraynta caruurta da’doodu ay yartahay ,isla markaana inta badan loo isticmaalo ka qayb-qaadashada colaadaha sokeeye ee xilliyada qaar ka dhaca meelo ka mid ah adduunka. Qorshahan waxaa saxiixay sideed dowladood oo ku jira golaha amniga si mustaqbalka dhow hoos loogu dhigo…

                Read More

                  Xarun lagu Xannaaneeyo Agoonta oo laga Furay Laascaanood

                  14,march 2014(SDN)-Xarun lagu xanaaneynayo carruurta agoonta ah  ee 15-ka sano ka yar ayaa laga furay bariga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Xaruntan oo loo bixiyay Al-Ixsaan ayaa lagu billaabay 118 cunug sida uu sheegay Sheekh Siciid Axmed Cadar oo maamulka xaruntaa soo warbaahinta la hadlay intii aqy socotay furitaanka xarunta. Siciid oo ka hadlayay…

                  Read More

                    AMISOM oo Sheegtay in ay lix Magaalo ka Qabsatay Al-shabaab

                    14,march 2014(SDN)-Taliska AMISOM ayaa sheegay inay lix magaalo oo muhiim ah ka qabsadeen ururka Al-shabaab tan iyo markii howl-galladu ka billowdeen deegaanno ku yaalla Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Warsaxaafadeed ay AMISOM soo saartay ayay ku sheegtay in magaalada Buulo-burte ay ahayd tii lixaad oo ay Al-shabaab ka qasadaan, iyagoo sidoo kale lagu xusay warfsaxaafadeedka in…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo Wakhti Dheer kadib Galabta ku dabaashay Xeebta Batalaale ee Berbera Daawo

                      Berbera 14.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta wakhti qaali ah oon hore u soo marin dhalin-yarada Gobolka Saaxil ku nool gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Badda ka dhigata Jaamacada Berbera oo maanta nasiib u yeeshay in ay Masuulkii qarankan ugu sareeyey kula dabaashaan baddooda qiimaha badan,  oo daba socota…

                      Read More

                        Ceerigaabo oo uu Gaadhay Qalabkii dhismaha Wadada+Dareenka Bulshada ka Daawo Qurbejoog.com

                        Ceerigaabo 14.March 2014 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Ceerigaabo Soo Gaadhay Wejigii Kowaad Qalabka Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco. Qalabkan ayaa Waxaa Gelbinayay Xubnihii Gudida Heer Qaran ee dhismaha Wadada Ceerigaabo ilaa Burco,Dadweynaha Ku dhaqan Gobolka Sanaag ayaa Jewi farxadi ku dheehnayd ku soo dhaweeyay Qalabkan iyagoo qaarkood ku Tiraabeen inay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dooranayaan…

                        Read More

                          Wasaarada Duulista iyo Hawada oo Weji Ku Macaash ku Tilmaantay Dad Cabasho ka Tirsanaya Ka Daawo Qurbejoog.com

                          Hargaysa 14.March 2014 (SDN)-  Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa Sheegay Maanta in aanay Jirin dad degan Koonfurta Madaarka Hargeysa oo Wasaarada duulistu ay ku tacadiday. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista ayaa sidoo kalena waxa uu sheegay in wasaaradda ahaan ay ka go’an tahay in la dhawro…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Safar Diyaaradeed Ku Tegi Doono Ceerigaabo iyo Agabkii Dhismaha Waddada Sanaag iyo Togdheer Oo Horraantoodii Halkaas Gaadheen

                            Berbera:14-March-2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, oo Wali ku jira Safarkiisii uu Gobolada Dalkka ku soo Marayey, ayaa Haatan u diyaargaroobay inuu Gaadho Gobolada Bariga Fof fog ee Sanaag. Madaxweynaha oo Habeenkii Xalay ahaa Joogay Magaalada Berbera ayaa Wararka ay qurbjoog.com helaysaa waxa ay sheegayaan inaanu Mari doonin Waddada dheer ee Rafka ah ee…

                            Read More

                              Eng Faysal Ali waraabe oo booqasho ku jooga dalka Tanzania, lana kulmay jaaliyada Somaliland ee Dalkani Tanzania

                              14,March 2014 (SDN)-Guduumiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland Ucid Mudane Faysal Ali Waraabe, ayaa booqasho ku jooga magaalada Daresalam ee dalka tanzania. Mudane faysal ali waraabe ayaa la kulmay qayb ka mid ah jaaliyada somaliland ee dalka Tanzania kulankaas oo ka dhacay guriga maalqabeen reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Mohamud Ahmed Sheekh . Kulankan…

                              Read More

                                Qaramada Midoobey oo Xayiraadii ka Qaaday Mulkiilihii Barakaad oo eedaha loo heystay ay ka mid ahaayeen Taageerada Al Shabaab iyo khal-khal gelinta Somaliland

                                New York Mar 14,2014(SDN)-Guddida la socodka cunaqabateynta Hubka ee Qaramada mada bidoobay  ee Soomaaliya oo shaaciyay in ay diwaanka xanibaada ka rogeen Ganacsade Soomaaliyeed oo guddidu hore u sheegtay in xiriir dhaw la leeyahay. Gudida ayaa hore Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale ugu eedeysay in uu ka tirsanaa hogaankii Maxkamadihii Islamiga Muqdisho,taageero dhaqaale siin jiray…

                                Read More