Xukuumada Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday In Gudi Heer Qaran ah loo saarayo Aaska Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Dar Daarankiisi {DHAGAYSO}

    Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Caawa daboolka Ka Qaaday inay Isu diyaarinayso Sidii ay Aas Heer Qaran ah ugu Samayn lahayd Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Shalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.waaxid C.qaadir C.raxmaan oo Caawa ka Hadlay kulan uu la…

    Read More

      Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid daawasho wacan

      London 13March14(SDN) Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid iyo gudoomiyahii oo u adkaysan wayey waraysiga isaga oo goobtii si lama filaana uga kacay waa maxay sababtu uu uga kacay isaga oo ku celiyey Edamahi hore u soo jeediyey daawasho wacan. )

      Read More

      Atletico Madrid oo Ac Milan Gurigooda u Caraabisey Markii 4-1 Ugu Awood Sheegatey(Champion League) DAAWO Goolasha- By Jaahuur.

      Spain-12-Mar-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa koobka horyaalka Yurub( Champion League) qaarna ay ka shubeen qaarna wadnaha farta ku hayaan. Akhyaartay koobkan oo si habsami ah u socda waxa horey u soo dhamaadey lugtii hore,waxaana manta biloodey lugtii labaad oo qaar ka huleeleen. Haddaba ciyaarihii maanta manta la ciyaarey waxaa ugu xiisa…

      Read More

        Maxaa Laga Dhex Dheehan Karaa Socdaalka Xilligan Madaxweyne Siilaanyo Ku Marayo Gobolada Galbeedka Dalka?

        Hargeysa:12-March-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafti  Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa safar Haatan ku Maraya Gobolada Galbeedka Somaliland, waxana laga Bixiyey Aragtiyo iska soo Horjeeda. Shacabka I ntooda Badan ayaa safarkan ku Tilmaamay mid Lagu Dejinayo Xaaladda Gobolada Galbeedka oo inta badan ay ka jirto xaalad Kacsanaan ah oo ka Duwan midda Dalka…

        Read More

          Dheemanay: Dhaantadu Ma Xadraday La Dhalatay

          Sida aad ka warqabtaan waxaa ayaamahaan soo badanayey fanaaniin cusub oo casriyey ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka, una bedelay qaab heeseed oo ay dhalinta maanta ka daba dhacday. Intaas waxaaba dheer, in madaxwaynaha Soomaaliya markii uu booqday Kismaayo, shabakadaha wararka ayna tuseen isaga oo dhaanto ciyaaraaya. Waxaa sidoo kale, shabakadaha wararka aan ka daawanay madaxwaynaha Dowlad…

          Read More

            Golaha Deegaanka ee Hargaysa oo Daboolka ka Qaaday inaanay u Hogaansami doonin Wareegtadii Wasiirka Hawlaha Guud Ka Daawo QURBEJOOG.COM

            Hargaysa 11.March 2014 (SDN) Maayar Xigeenka Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Ku dhawaad Labaatan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Dawlada hoose ayaa Shaaca ka qaaday inaanay u Hogaansami doonin Wareegtadii lagu maanacay in dhulka danta guud ay Mas’uuliyadeeda la wareegtay Xukuumada Somaliland ee uu soo saaray…

            Read More

              “Dunnida waxaa wax lagu bedelaa Inqilaab amase inuu Taayirku Wareego” Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Wakiilada oo Waraysi gaara siiyay Qurbejoog {DHAGAYSO}

              Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar Axmed Sanweyne ayaa faahfaahin ka bixiyay Waajibaadka Gudidooda loo Xilsaaray,Waxaa kale oo uu Sharaxaad ka Bixiyay Doorka ay ku leeyihiin daba galka Miisaaniyada uu Golahoodu ansixiyo in Sidii la rabay ay u socoto iyo in kale. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO…

              Read More

                SOMALILAND: SADDEXDA XISBI QARAN CUNSURIYADDA MIYEY KU RAACSAN YIHIIN GUDDOOMIYEYAASHOODA BOORAMA?

                Waxaa reer Somaliland ku MAGACXUMO ah, gaar ahaan Madaxweynaha iyo madaxda saddexda Xisbi Qaran, in beesha Ciisaha Bari ee dorraad dagaalka loogaga qixiyey Somaliland, “Maxaad SNM ugu hiilinaysaan oo Siyaad Barre noola taageeri weydeen” in maantana loogu hanjabo dalka ma soo degi kartaan!” Shalayto, waxaa wadajir war saxaafadeed hadalkaas kaga bayaamiyey magaalada Boorama saddexda guddoomiye-heer-degmo…

                Read More

                  Horn Cable Television refreshed the bad wounds healed by Somalilanders

                  Somali-land government issues television licences to the television channels operating in Somali-land, which is subject to certain conditions, that you must abided by. As universal television did not abide the conditions which is obligatory to be observed, the government has withdrawn their licence to work permit in Somali-land in view of not respecting the code of conduct and set of rules…

                  Read More

                    Madaxweynaha Kenya Oo Qaaday Tallaabo Caalamka Oo Dhan Laga Hadal Hayo Iyo Shacabkiisa Oo Soo Dhaweeyey

                    Nairobi:11-March-2014 (SDN)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Sii wada ku dhiirrashadiisa inuu dhimo mushaharaadka ay qaataan masuuliyiinta sarsare ee Dawladdiisu. Jimcihii (7-dii March) ayay Kenyatta iyo Madaxweyne Ku-xigeen William Ruto waxa ay ku dhawaaqeen in ay iska dhimi doonaan 20% mushaarkooda, halka mushaharka wasiirradana la dhimi doono 10%.   Madaxweynaha ayaa Jimcihii ina dhaafay ku dhawaaqay…

                    Read More

                      “Reer Sh. Isaxaaq in ay yihiin dad xaq darro diiday oo dulmi iyo cadaalad darro ka dagaalamay oo adkaaday iyo hadana in ay dad la ciilay oo la gumaaday Sidoodii U Hadlaan Iskuma Helayaan..”” Cali Guray

                      London:11-March-2014(SDN)-Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka Biyo Diiday Hannaaka ay qaarka mid shacabka Somaliland uga Hadlaan Halkankii Hubaysnaa ee lagu xoreeyey Dalka. Mujaahid cali Gurey ayaa warbixin dheer oo uu  Barta uu Face-book-ga ku leeyahay soo Dhigay, ayaa Sheegay inaan dadka reer Somaliland Gaar ahaan Beelaha Isaaqa…

                      Read More

                        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Todobaadkan Safar ku soo Mari doona Gobolada dalka,Mashaariic uu Xadhiga ka Jarayo

                        Hargaysa 10.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Todobaadkan Waxa uu Safar ku soo Mari doonaa inta badan Gobolada dalka. Sida ay Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyeen Mas’uuli Sare oo ka Tirsan Qasriga Madaxtooyada balse ka gaabsaday in Magaciisa la shaaciyo Waxa uu Madaxweynuhu Lugta Socdaalkiisa ka bilaabi doonaa Gobolka Salal…

                        Read More

                          Wefti ka Socda Dalka Denmark oo Maanta Kulan la Qaatay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Madaxda Wasaaradaasi ka Daawo Qurbejoog.com

                          Hargaysa 10.March 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda kaluumaysiga jsl mudane cali jaamac faarax buureed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  wefti ka socda dalka Denmark  oo somaliland ka caawiya horumarinta kaluumaysiga Wasiirka kaluumaysiga aya weftiga Denmark uga war bixiyey xaaladda kalluumaysatada somaliland iyo duruufahooda dhinacyad qalabka iyo shaqada. Wasiirka Wasaarada Kalluumaysigu Waxa uu sheegay in Caqabadaha dalka haysta…

                          Read More

                            Dadka u daawasho tagaaya Gurigii Uu Ka Dhacay Dilkii Foosha-Xumaa Ee Hargeysa Oo Qadar Lacag Lagu Soo Rogay

                            Hargaysa 10 March 2014, (SDN)-Guriga Uu Ka Dhacay Dilkii Foosha Xumaa Ee Todobaadkii Hore Lagu Khaarajiyay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Ku Yaal Dhinaca Bariga Magaalada Hargeysa, Ayaa waxaa Lacag Lagu Soo Roggay Dadka Doonaya In Ay Arkaan Guriga Uu Ka Dhacay Falkaas Oo Si Weyn Uga Yaabiyay Bulshada Somaliland, Isla Markaana Noqday Sheekada Ugu…

                            Read More