War Deg Deg ah:Rasaas Xoogan oo Ka Dhacday Albaabka Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa.
Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Rasaas doora ayaa Mar Qudha waxay ka Oogsatay Xarunta hore ee Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa taas oo Bilaabantay abaaro 7:35 daqiiqo ee Caawa. Ma Jiro War faahfaahsan oo tilmaamaya sababta keentay rasaastan hasa yeeshee Weriye ka Tirsan Shabkada Qurbejoog.com oo u dhow Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadu…
