Gudoomiyihii (Manager) ee Bayren Munich Uli Honesse Ayaa Xabsiga Loo Taxaabey Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.
Germany-13-Mar-2014- SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Germany,gudoomiyihii ama (Manager) Bayren Munich Uli Hoeness oo xabsiga loo taxaabey maxaase lagu suusey? Gudoomiyihii (Manager) ee kooxda facaweyn ee dalka Germany Bayren Munich Uli Hoeness ayaa jeelka loo taxaabey markii uu lunsadey isdabamarina ku sameeyey Canshuur celin. Hoeness ayaa lagu soo eedeeyey in uu si…
