DALKA SOOMAALIYA WAA DAL LA HEYSTO OO GUMEEYSI CUSUB KU HOOS JIRA
Dalkeena Soomaaliya ah wuxuu Xornimo buuxda qaatey 1 July 1960 waxaana Madaxweyne ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u ahaa Allaha u naxariiste Aadam Cabdulle Cismaan, hase yeeshe nasiib daro maanta oo aan joogno oo ah 2014 waxaan nahay dal la heysto oo gumeeysi cusub ku hoos jira waxaana daliil cad u ah: Waa marka hore…
