War deg dega:Gudoomiyaha Barlamaanka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraaxman Ciro oo la shaciyey inuu iska casilayo Jagada Gudoomiyaha Barlamanka

    Hargaysa 15Feb14(SDN) sida ay helayso shabakada wararka ee qurbejoog.com waxaa caawa kulan dheer galay ergadii gudoomiyaha barlamaanka iyo xubnihii la safka ahaa iyada oo wararku shegayaan in gudoomiye Ciro uu aqbalay ereagadii dhexdhaxadinta ka waday in labada gudoomiye lagu soo celiyo halkoodii barlamaankuna uu wato hawshiisa taas oo xubnaha xisbiga wadani ay ka biyo dideen,…

    Read More

      TACSI:Marxuum Maxamuud Ismaaaciil Dube

      naa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa maanta oo jimce ah  ku geeriyooday magaalda Hargaisa  Maxamuud Ismaaaciil Dube dhamaan waxay dadkani  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabduu ka geeriyooday gaar ahaan reer Ismaaciil Dube  ilaahayna marxuumka naxarista  jano ha ka waraabiyo ehelki qarabadiisan samir iyo iimaan ha ka siiyo.Aamiin aamiin. Yuusuf tarabi wayd…

      Read More

        dib – umilicsada dhacdooyinka taban ee xukuumada Siilaanyo taariikhda u-galey mudadii koobneyd ee ay doogsin carareysey ee uu xaalkeedii noqdey, Shirkadley, Sheerley, Danley

        Bal aynu dib-u-yara milicso  sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay  dhibi-shaxleyneysey ee ay shacabka S/landna ay ku-jireen qar-qarsiga iyo qoor-qabadka  iyo  dhacdooyinkii tabanaa (–)  ee is-dabo yaalka  ahaa, ee ay xukuumadu  ku hafatey  kuna asqowdey sidii ay ceebahaa dul-hoganaaya isaga meydhi-laheyd iyada  oo  wadanka hogaanka u-haysey mudo sadex-sanadood iyo…

        Read More

          Somaliland: ‘Bollore is the Leading Operator of Port Sector in Africa’-Foreign Minister

          Hargeisa, 14 Feb 2014 (SDN) –Somaliland Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis has revealed that government is satisfied with the investment operations run by French owned Company, Bollore African Logistics in many African ports and stressed that the company is the leader of the integrated logistics network in Africa and the leading operator of public-private partnerships…

          Read More

            Somaliland: Two Al Shabab Members Bag Prison Sentences As Court Acquits 4 Intelligence Officers

            Hargeisa, 14 Feb 2014 (SDN) –Hargeisa Regional Court has sentenced on Monday two men to various jail terms after they were convicted of being al-Shabaab members. According to the Hargeisa regional court officials, among the convicted members is an Al Shabab member who came from Mogadishu to attack foreign experts working with Somaliland intelligence Agency….

            Read More

              Another Tale: The Tail of the Fox

              By: Abdisalam Yassin Once upon a time there was an old woman who had many cows and many sheep. However, she was not happy. She was old and alone. At the same time, she had to look after her cows and sheep and do all the house work. One day she decided to look for…

              Read More

                Baramijka Arimaha Bulshada oo uu marti ku yahay Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaya xalada dalka iyo doorka ay culumadu uga qayb qadan doonto daawasho wacan

                London14Feb14SDN)Baramijka Arimaha Bulshada oo uu marti ku yahay  Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaya xalada dalka iyo doorka ay culumadu uga qayb qadan doonto dhismaha wadanka baaraamijka ayaa waxa idiin soo diyaariya wariye Cabdixafid oo ka tirsan tvga universal iyo shabakada qurbejoog.com  daawasho wacan  

                Read More

                  Xisbiga Waddani UK oo ku gudojira horumarinta iyo balaadhinta laamaha xisbiga ayaa xafiis cusub ka furtay Bariga magaalada London ee cariga Ingriiska.

                    London 14Feb14(SDN) Xisbiga Waddani UK oo ku gudojira horumarinta iyo balaadhinta laamaha xisbiga ayaa xafiis cusub ka furtay Bariga magaalada London ee cariga Ingriiska. Xafladii furitaanka xafiiskan oo si balaadhan looga soo shaqeeyey ayaa waxa kaalimo muhiim ah ka geystay furitaankeedii iyo abaabulkeediiba Laanta Koonfur Bari (SE) London oon u kala hadhin, iyo xubno…

                  Read More

                    Dood xiiso badan oo ka baxday Barnaamijka Xulashada todobaadka oo looga hadlayo khilaafka Barlamanka Somaliland dawasho wacan

                    London 14Feb14(SDN Dood xiiso badan oo ka baxday Barnaamijka Xulashada todobaadka oo looga hadlayo khilaafka Barlamanka Somaliland dawasho wacan waxana ka qayb galay khuboro ka kala socda xisbiyada wadani iyo kulmiye iyo Ucid oo khadka telefonka kala qayb galay siyaasiga xisbiga ucid ee arimaha siyaasada laanta uk siciid xariir diiriye oo ka waramay xalada dalka…

                    Read More

                      Maxaad Ka Ogtahay Valentine’s Day? Maalinta Jaceylka?

                      Hargeysa:14-Feb-2014(SDN)14-kii bishan Februari waa maalinta loogu yeedho Valentine’s Day ama Maalinta Jaceylka aduunka. Hadaba waxaan eegayaa taariikhda iyo asalka maalintan iyo Meesha ay ka Timi si aanu ugu iftiimino dad Badan oo Soomaali ah oo Maalintan aan wax badan ka Fahan sanayn.   Maalinta Valentine’s Day oo aduunka si aad ah looga xuso ayaa taariikhdeedu…

                      Read More

                        Ciidamada Somaliland Oo Tallaabo-Tallaabo Ugu Sii Fidaya Xuduudaha Gacantooda Ka Maqan ee ay La Leeyihiin Dhinaca Puntland

                        Laascanood:14-Feb-2014(SDN)-Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa Maalimihii Ugu dambeeyey Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xooggan oo Ciidan Ka Wada Dhinaca Xuduudda ay la Leeyihiin Maamulka Puntland. Wararka aanu ka Helayno  dhinaca  Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo xoogani ay u dhaqaaqeen dhinaca Bari iyo Koonfureed ee Magaalada, waxana ay ku sii durkayaan Meelaha Xuduudda ah ee aanay hore u…

                        Read More

                          45-shaqaale La Shaaciyey inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Qaadan Doonto Oo La Musuqmaasuqay iyo Imtixaan Dadka Lagu Majara-habaabinayo Oo Berri Loo Ballansan Yahay

                          Hargeysa:14-Feb-2014(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa hore u shaacisay inay Qaadan Doonto Shaqaale Tiradoodu Dhan Tahay 45-Qof Oo ka Hawlgeli doona Arrimaha Diiwaangelinta Shacabka oo Dhawaan Dalka ka Bilaabmi Doona, waxase soo Baxay Warar Murugo leh oo sheegaya in Madax kala Duwan oo Xukuumadda Ka Tirsani si Badheedh ah u kala Qaybsadeen Shaqaalahaas. Hay’adda Shaqaalaha Dawladda…

                          Read More

                            Somalia: What the Federal Government must do now?

                            1. Fight corruption at all levels of Government and build up reliable financial standards that can meet the trust and the confidence of the Somalia public and the international donors. 2. Re-invigorate the delivery of public services and demonstrate to the Somali people that the federal government cares its grassroots and the mainstream. Creating jobs…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey qaraxii lagu laayay dadka rayidka ah ee ka dhacay nawaaxiga garoonka Muqdisho

                              Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku ay ka fuliyeen nawaaxiga garoonka caalamiga ah ee Aadan-cadde, kaasoo ay ku dhinteen dad rayidka ah oo ku ganacsanayay afaafka hore ee garoonka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi…

                              Read More