Gudiyada Xalinta Khilaafka Golaha Wakiilada oo Sii Badanaya iyo Xubno Go’aano u Gudbiyay Gudoomiye Cirro.
Hargaysa 13.Feb 2014 (SDN)- Ergooyin Is Xilqaamay ayaa ku Biiray Ergadii hore u gashay Xal u Helida Khilaafkii ka dhex aloosmay Aqalka Wakiilada . Xubnahan Cusub ayaa ka Kooban laba Qaybood oo kala ah Abwaano Magac ku leh Guud ahaan Bulshada ku hadashada af somaliga iyo Aqoon yahano isu Xilqaamay soo afjarida Murankii Sharci ee…
