Halkan Ka Akhri Heshiiskii Uu Mulkiilaha TV-ga Universal Saxeexay Inuu Kaga Hawlgalo Somaliland iyo Cidda Jebisay

    Hargeysa:12-Feb-2014(SDN)-Wali Shacabka ku Dhaqan meelo Kala Duwan oo somaliland ah ayaa Hadal Haya Sababta Keentay in Albaabada Loo Laabo Telefshanka Afka Soomaaliga ku Hadla ee Universal oo dhawaan Xukuumadda Somaliland Joojisay Shaqadii uu ka Hayey Dalka.  Muranka u dhexeeya Xukuumadda iyo TV-gan ayaa marar Badan soo Noqnqoday, waxana in badan ooh ore dhacday in labada…

    Read More

      Horta Yaa Mujaahid Ah? W/Q Fouad Abdisalam

      Salaamu laahi Caleykum Malaha Kaligey kuma ihiye Waxa is weydiiyey misena aan ku dawakhey micnaha iyo qeexitaanka dhabta ah ee uu huwan yahey qof loola baxey ama isugu isku bixiyey mujaahid, Ereyga mujaahid waa erey af carabi ah oo ka soo dhanbalmey ereyga kale ee JIHAAD, oo ah marka luqad ahaan loo qeexayo lagu qeexo…

      Read More

        Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland oo Eedaymo aan Hore loo Maqal u Jeediyay Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

        Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland Mr Saleebaan Xuquuq ayaa Maanta ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada Waxaanu Sheegay in Muranka ka Jira Golaha Wakiiladu uu ka Gun dheer yahay sida dadku u haystaan, Gudoomiyahani Waxa uu ku dooday in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Mudane C.raxmaan Cirro Markii uu Meel Mariyay Xeer hoosaadka…

        Read More

          Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day?

          Valentine’s Day Waa ayo Valentine? Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day? Maxay ka qabtaa Diinteenu Islaamkeenu? بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم و رحمة الله و بركاته الحمد لله رب العالمين ، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وبعد Qormadeenan waxaynu kusoo qadan doonaa meeshay ay ka timid ama sababta loo xuso…

          Read More

            Mujaahid Cali Guray oo Markii 1aad Sharaxay Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo ugu Bixiyay Abaal Laawe {DAAWO}

            London 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo Socdaal Hawleed ku Jooga dalka Ingiriiska ayaa Si Qoto dheer uga hadlay Xaalada dalka,Kacdoonkii Siyaasadeed ee ka dhex Curtay Golaha Wakiilada ee Somaliland, Taariikhda iyo Waayo aragnimadiisa Siyaasadeed iyo Arrimo kale oo dhinacyo badan taabanayay. Gudoomiyaha…

            Read More

              “Beeshu Way Uga Fadhidaa Dawlada Cidii Amarka Xadhigayaga Keentay,Kamana Yeelayno Wax Cudur daar ah” Gudoomiyaha Ururka Talo iyo Tawfiiq {DHAGAYSO}

              Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Tallo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar Yoonis Xasan Xuseen oo Habeen Hore isaga Iyo Xubin kale ay Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay ayaa Maanta ka hadlay Xadhigooda iyo Siyaabaha uu ku Yimid,Waxaanu Xukuumada ka dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan ay Jawaab Waafi ah uga Bixiso Sababta ay u Xidhay…

              Read More

                DHEGEYSO:Suldaanka Beelweynta Irir Samaale :Guurtida Somaliland waxa ay muujisay inta aanu Soomaalida dheernahay Xaaji Cabdi waraabena eebe cimriga ha u dheereeyo

                Edmonton Feb 11,2014(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland khaasatan khilaafka hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland todobaadyadii u danbeeyay. Suldaanka ayaa sheegay in Somaliland eebe ku maneystay golle Guurti oo uu sheegay in ay ilaahay ka sokow mahad mudan yihiin,sidoo kale waxa afkaartiisa ka dhiibtay sida…

                Read More

                  Nuxurka Kulan Garnaqsi ah Oo Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha Galbeedka Burco Oo Uu Hoggaaminayo Siciid Sulub

                  Hargeysa:11-Feb-2014(SDN)-Xaraaraddii Hawada Martay ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Si Gaar ah u Taabatay Beesha Galbeedka Burco oo uu Ka Soo Jeedo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Beeshan ayaa Si Weyn uga Biyo Diiday Farogelinta Golaha oo lagu Eedeeyey Dhinaca Madaxtooyada, waxana Goobo Ka mid ah Hargeysa ay ku Yeesheen Shirar lagaga Arrintsanayo…

                  Read More

                    Hogaamiyaha Jubba Land Oo Xalay Madaxtooyada Ku Qaabilay Laba Ka Mid ah Ragga Sida Weyn Uga Soo Horjeeda iyo Qodobadii la Isla Meel dhigay

                    Kismayo:11-Feb-2014(SDN)-Hoggaamiyaha Maamulka Jubba ayaa Habeenkii Xalay Kulan Qarsoodi ah Kismayo kula Yeeshay Qaar ka mid Raggii uu Hore Dagaalka ugaga Xoreeyey Magaaladaasi. Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xidhan Yihiin, ayaa waxa uu Hoggamiyuhu La Yeeshay Labada Hoggaamiye ee Kala ah Cabdi Baaleey iyo Iftiin Baasto oo  Halkaas ku Sugnaa Tallaaboyinka ay Qaadayaana si weyn…

                    Read More

                      “Hadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro Xabada Isu Dhigeen Markii Golaha La Xidhay Walaahi Isbedelkaa Dalka ka Dhacay kamuu Dhaceen” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ku dhaartay in Isbedelkii uu Hogaaminta Qaranka Ku Hantiyay Madaxweyne Siilaanyo inaanu Dhaceen Hadii aanu Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani aanu Xabada isu dhigin Markii uu Maamulkii Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Qufulka ku Jabiyay Golaha Wakiilada….

                      Read More

                        Wasiirka Shaqada ee Somaliland oo Ka Sheekeeyay Dhacdo Xanuun badan oo Xasuuq oo Hargaysa ka Dhacday,Goob Joogna uu ka ahaa {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee JSL Md Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo Hadal ka Jeediyay Daahfurka Xabaal Wadareedyadii labaad oo laga Wado Xaafada Badhka ayaa  sheegay inuu goobjoog u ahaa xiligii xasuuqyada qaarkood ka dhacayeen wadanka, xasuuqaasina uu ahaa mid bartilmaameedyo gaar lala beegsanayey isagoo Si Gooni ah Carabka ugu…

                        Read More

                          The UK Is Committed To the Development of Stability and Prosperity in Somaliland and The Wider Region- Baroness Warsi

                          London, 10 Feb 2014 (SDN) –The British Government considers that it is for Somalia and Somaliland themselves to determine their future relationship and for neighbouring countries in the region to take the lead in recognising any new arrangements. Those were the words of the UK Senior Minister of State, Department for Communities and Local Government…

                          Read More

                            Khudbad Waano ah oo Dhaqaajisay Damiirka Mudanayaashii Golaha Wakiilada isku hayay oo uu Xaaji Cabdi Waraabe ka Jeediyay, Arrimaha Lagu Heshiiyay iyo Fasaxa Golaha {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaasha la fasaxay muddo todobo cisho ah iyadoo khilaafaadkii jirayna lagu dhamaynayo dhexdhexaadin ay wadaan Golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga maanta ee Golaha wakiilada Somaliland waxaa marti u ahaa mas’uuliyiin ka tirsan golaha guurtida…

                            Read More

                              Shacabka Caasimadda Oo Si Weyn Uga Biyo Diiddan Tallabada Madaxtooyadu Ku Farogelinayso Wakiillada iyo Mudaharaad Maanta Lagu Wado Inuu Dhacaco

                              Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)- Waxa Sii Kordhaya Cadaadiska ay xukuumadddu Saarayso Sidii ay uga Takhalusi lahayd Guddoonka Xilligan ee Baarlamaanka, waxana kor u kacday Cadhada shacabku ka Muujinayaan Arrintan. Ilaa iyo Xalay waxa Meelo ka mid Hargeysa ka Dhacayey Mudaharaaddo iyo Shirar isdaba Joog ah oo ay wadeen  Dadweyne Ka so Horjeeda Iskudayada Madaxtooyadu Meesha kaga Saarayso Guddoomiye…

                              Read More

                                Maxay Xalay Ku Kala Hoydeen Wasiir Xirsi Iyo Koox Uu Hoggaaminayo Cali Marreexaan Oo Gondaha Isdaray?

                                Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Aqal ku Yaalla Magaalada Hargeysa uu kulan qarsoodi ahi ku dhex maray Wasiir Xirsi iyo Kooxo Xildhibaano iyo Waxgarad kale iskugu jira oo uu Hoggaaminayo Xildhibaan Cali Marreexaan oo  hormood u ah  kooxda Wadda Mooshinka Meesha lagaga Saarayo Guddoomiye Cirro. Kulankan oo ahaa mid qarsoodi ah, ayaa waxa ay sheegayaan warar hoose…

                                Read More

                                  Qabiilka iyo qabyaaladda

                                  Anigoo tix raacaya dood cilmiyaysan oo xamabaarsan cinwaanka kor ku qeexan oo ay soo abaabuleen abwaanno iyo aqoonyahanno, kana soo qayb gashay bulsho farabadani. Doodda oo lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka UK Jimcihii ay taariikhdu ahayd 08/02/2014 oo runtii la is weydaarsaday fikrado wax ku ool leh iyo maansoonyin iyo gabayo qiimo leh oo…

                                  Read More