Nuxurka Warbixintii Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka uu Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta Warbixin dhinacyo badan leh Siiyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Wasiirku Waxa faahfaahin kaga bixiyay mashruuca loo yaqaano somaliland fund kaasoo ay iska kaashadaan dawladaha ingiriiska Denmark iyo Norway waxaanu intaa daray In sanduuqaasi ay ku jirto xiligan lacag dhan sagaal…
