Somaliland: So Corrupt We Are

    By: Aden Deeq Help comes in the form of teaching, showing and leading by example. The people running the country misuse the money just as they have done with their existing funds that our country often ignores its own poor. Worse still, the government is corrupted and do not spend enough money in education to…

    Read More

      Wufuud Tiro Badan Oo Si Xawli ah ugu Qulqulaysa Garowe Oo Berri ay Ka Dhici Doonto Munaasibad Ballaadhani Iyo Dalalka Jaarka Oo Cid U soo Diri Doona

      Garowe:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Dhaqdhaqaaqyo badan laga Dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Oo Maalinta Berri ah lagu qaban doono Munaasibadda Caleemosaarka madaxda Cusub ee Puntland.   Maanta Oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Garoowe ay gaadhaan wafuud ka kala socota Maamulada Juba, Ximan & Xeeb, Galmudug, & dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo aan wali la…

      Read More

        Hogaamiyihii Jarmal ka Bari Erich Honecker iyo Fidel Castro oo 1977 kii u dhagar-maleegaaya Soomaaliya

        Turjumaad: Maxamed Haaruun (mbiixi@gmail.com) Fiiro gaar ah: (Qoraalka aan halkan ku turjumay wuxu wax ka iftiiminayaa dhacdooyin taariikheed oo Soomaalida iyo dadyawga Geeska Afrika ba dhibaato ka soo gaadhay. Dhibtaas inteeda u badan, (naf iyo maalba) waxay ku habsatay Soomaalida, ilaa maantadan na dhacdooyinkaas raadkoodii waan la noolnahay. Arinta koleyba aniga si gooni ah ii…

        Read More

          Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Cadaysay inay Dalka ka qabanayso Diiwaangelinta Cod Bixiyeyaasha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Cadaysay inay dalka ka qabanayso Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha oo ah Mashruuc Sharci. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay Waajib tahay Sidii uu Muwaadin kastaa u qaadan lahaa Kaadhka Codaynta . Guji Halkan si aad Mobilkaaga Uga Dhagaysato…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Gaadhay London kana Warbixiyay Socdaalkii uu Ku Tagay Magaalada Paris Ka Daawo QURBEJOOG.COM

            Paris 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigiii uu Hogaaminayay oo Sadexdii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa dalka Faransiiska ayaa Galabta Gaadhay magaalada London ee Cariga Ingiriiska . Weftiga Madaxweynaha ayaa Si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka  Magaalada London. Madaxweyaha iyo Weftigiisu ka Hor intii aanay ka ambo…

            Read More

              “Kunka Talaabo Hal Talaabo ayay ka Bilaabmaan Waxaan u Arkaa Wada Hadalada kuwo Midho dhal ah” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Qurbejoog.com ka DAAWO

              Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Markii u Horaysay ka Hadlay Wada Hadalkii Somaliland iyo Somalia ku dhex maray Magalaada Istanbul ee Turkiga . Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Waxa uu ku dooday in Maxsuulka Wada Hadaladu ay ku danbayn…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ganafka ku dhuftay in Dekedda Berbera Jabuuti la hoosgeeyo iyo Wasiirada arinkaa Soo jeediyay oo fashilmay

                London jAN 22,2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa daadifeeyay soo jidin ka timi qaar ka mida wasiiradiisa uu uGu kalsoon yahay oo soo jeediyay in dekedda Berbera la hoos geeyo ta Jamhuuriyada Jabuuti ee ay Carabtu maamusho. Wasiirada Madaxtooyada iyo Qorsheynta Qaranka oo arinkan damcay in ay u hoosgeliyaan madaxweynaha ayaa waxa faro geliyay qaar…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Faransiiska,iyo Xubno ka Tirsan Aqalka Senetka {Ka Daawo Qurbejoog.com}

                  Paris 22.Jan 2014 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa maanta Kulan la Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Faransiiska,Sidoo kale Waxay Weftigu Kulan la qaateen Golaha Senetka ee Waddanka Faransiiska . Paris SDN. Qurbejoog.com

                  Read More

                    Abwaan Axmed Aw Geedi oo Shaqadiisii hay’adda HAVOYOCO ku waayay Maanso uu todobaadkan u tiriyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargeysa Jan.22, 2014 (SDN)- Abwaan Axmed Aw Geedi oo ka mida hal-abuurka Somaliland, ayaa shaaciyay in shaqadiisii gaarka ahayd ay galaafatay maanso uu todobaadkan u tiriyay xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Maansadan oo la magaac-baxday Garbo-diir, abwaanku wuxuu ku naqdiyay hab-dhaqanada xukuumadda xisbiga KULMIYE, iyadoo culays ka dhashay maansadaas oo xukuumaddu saartay hay’adda wadaniga…

                    Read More

                      Xilligii Shabaabku u Qabteen Mamnuucidda Mobile-lada Internet-ka Oo Maanta Ku Eg iyo Ciidamo Maanta Gaagwareegayo Goobaha Shabaabku Gacanta Ku Hayaan

                      Barowe:22-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta ku Eg Muddadii 15-ka Cisho ahayd ee Kooxda Alshabaab u qabatay inay Shirkadaha Isgaadhsiintu ku joojiyaan Isticmaalka Intertetkka. Wararka ka Imanaya Deegaanada ay Kooxdaasi Gacanta ku Hayso ayaa sheegaya in la Arkayo ciidamo gaaf wareegayo goobaha Magaalooyinka ah iyo xarumaha shirkadaha isgaadhsiintuku leeyihiin halkaasi, waxana jira Baadhitaano lagu Hayo cidda lagu arko iyadoo…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Kulamo la Qaatay Shirkad Faransiis ah iyo Qayb ka Mid ah Weftiga oo Caawa u soo Baqooli doona Addis Abab Ka Daawo Qurbejoog.com

                        Paris 21.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Ku Sugan Magaalada Paris ee Xarunta Waddanka Faransiiska ayaa Kulamo la Yeeshay Madax Sare oo ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Shirkad lagu Magacaabo Polorat taas oo rabta inay Maalgashi ku Samayso Dekeda Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo…

                        Read More