Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Ceerigaabo ku Daahfuray Mashruuca Hawlgalinta Caafimaadka Dhamayska Tiran, Iyo Dhagax dhigid Xarunta Wasaaradiisa Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

    Ceerigaabo 27.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarunta Wasaaradiisu ku Yeelanayso Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Sidoo kale Waxa uu Wasiirka Wasaarada Biyaha oo Wakiil ka ah Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland uu Maanta Daahfuray Mashruuca Hawl galinta Caafimaadka dhamayska Tiran,kaas oo hore…

    Read More

      Geeddi-Socodka Dimuqradiyada Somaliland,Iyo Baahida Aragti Hormood Ah Oo Hoggaamisa? Qaybta Kowaad Qoraa Aadam Muuse Jibriil

      Halkan waxaanna akhristayaasha uga soo tebinayaa qoraalo ku saabsan lahaansha Aragtida aqoonta ku dhisan (Vision) ee madaxda siyaasadda, ama la’aanteedu sida ay u saamayso hagidda siyaasadda dalkasta. Aniga oo ka shidaal qaadanaya waayo-aragtidii Somaliland inti ay jirtey. Waana iskuday aan isku deyayo in aan dib u eego Geeddi Socodkii siyaasadeed ee somaliland, iyo waxa laga…

      Read More

        “Wax Shirgudoon la Yidhaa oo La Wadaagaa Ma Jiraan,Gudoomiye ayaanu ka Dhignay,Soo Daatadii ayaanu halkan ka Bilownay” Xildhibaan Tukaale

        Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Sheegay in Xeer hoosaadka ay maanta ansixiyeen uu meesha ka saarayo Magacii Shir gudoon isla markaana ay u badaleen Gudoomiye . Waxaa kale oo Mudanahan oo Xubin ka ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ku dooday inay Golaha ka…

        Read More

          Golaha Wasiirada Somaliland oo Yeeshay Shir aan Caadi ahayn iyo Qaraaro ay ka soo Saareen Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

          Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Goluhu ku Meel mariyay qorshaha qaadashada kaadhka Jinsiyadda  oo wasaaradda daakhiligu ay bixin doonto bisha Feberwari ee fooda…

          Read More

            Puntland: Ma loo dhan yahay

            Inta aan qoraalkan dulucidiisa u gelin, waxaan jeclahay in aan idiin sheego in saxafiga ay tahay waajib saaran in uu si cadaalada ah u tabiyo wararka – in uusan eex gelin, cabsi galin, ama ku cisin saxiibadiis, qabiilkiisa ama qof dowlada ugu jira. Saxafiga waxaa saaran masuuliyada Anshaxa Saxaafada “Journalistic Ethics” . Qoraakaan dulucdiisa oo…

            Read More

              Fal Celinta Mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee ku Wajahan Wax ka bedelka Xeer Hoosaadkooda {DHAGAYSO}

              Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaanada Aqalka Wakiilada ayaa Siyaabo kala duwan uga Hadlay Wax ka bedelka iyo Kaabista ay ku Ansixiyeen Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada oo Mudo Sadex Sanno ah ay Gacanta ku hayeen Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiiladu . Mudanayaal badan oo Fadhigii Maanta ka soo Xaadiray ayaa aaminsan in Goluhu qaaday Wadadii…

              Read More

                Qaabkii uu Golaha Wakiiladu ku Meel Mariyay Xeer Hoosaadkooda,Xaraaradii Fadhigii Maanta {DHAGAYSO}

                Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa ansixiyey xeer hoosaadka golahaasi oo lagu sameeyey wax ka bedel iyo kaabis. Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa mudanayaasha u akhriyey xeer hoosaadka golaha wakiilada ee lagu sameeyey…

                Read More

                  Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

                  London27Jan14(SDN)Waxa Caasimada wadankan uk soo gadhay mujaajid Cali Gurey oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid gudoomiyaha oo u waramaya shabakada qurbejoog ayaa waxa uu shegay in u boqashadisu ay ku salaysan tahay marti qaad uu ka helay jaaliyada somaliland ee uk gudoomiyaha sadexaad mudane mujaahid cali gurey ayaa uga mahad celyey soo dhaawaynta uu…

                  Read More

                    Wax ka Bedel lagu sameeyay Xeer Hoosaadkii Wakiilada oo Jarka ka Tuurtay Awoodihii Gudoomiye ku Xigeenada Golahaasi,Kana Baxay Golaha Codaynta ka Hor

                    Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey Xeer hoosaad cusub oo ka kooban toddobaatan qoddob kaasoo sahlaya in si fudud xilka looga qaadi karo labada Guddoomiye ku-xigeen oo khilaaf ba’ani ka dhaxeeyo Guddoomiyaha Golahaasi. Fadhiga maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Cirro, labadiisa ku-xigeena ay garab fadhiyeen ayay…

                    Read More

                      Abaanduulihii Ciidanka Qaranka Oo Shaqadii Laga Joojiyey Xilli Madaxweyne Siilaanyo Maqan yahay Iyo Sababta Keentay

                      Hargeysa:27-Jan-2014(SDN)-Sida ay Sheegeen Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, Waxa Shaqadii laga Joojiyey Abaanduulihii Ciidanka Qaranka Somaliland C/laahi Jamaac Calas. Saraakiisha Warkan Bixiyey ayaa Sheegaya in Sababta Abaanduulaha Shaqada Looga Joojiyey ay la xidhiidho Khilaaf Dibadda u soo Baxay oo in Muddo ah u dhexeeyey Abaanduulaha iyo Talilyaha Ciidanka Mr Shaqale. In badan…

                      Read More

                        Ictiraafki waa kane faataxada usoo mara

                          Tan iyo intii ay xukuumadani talada haysay waxa jira rajo fiican oo dhanka diblomaasiyada ah marka laga eego furitaanka wadahadalada Somaliland iyo Somalia oo ah talaabo lagu diirsado oo loo qaaday dhinaca horumarka. Waxa la inooga baahan yahay inaan madaxweyneheena taageero ku siino kuna hambalyeyno wixii horumar ah ee uu ku dhaqaaqo. Qadiyada Somaliland…

                        Read More

                          Xildhibaan Reyte Sax iyo Khalad Siyaasi aaney qabyaaladi hagin

                          Hargeysa Jan 27,2014(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha ee Gollaha Wakiilada Somaliland Md Ibraahim Jaamac Reyte ayaa noqday shakhsi ka badheedhay siyaasada Qabyaaladeysan ee siyaasiyiintu had iyo gooraale maciinka bidaan. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo Reyte loo yaqaan ayaa ah siyaasi da’a yar oo kalsooni cilmi iyo mid shakhsiyadeedba kulan saday ayaa si badheedha u baal maray…

                          Read More

                            Beesha Dhexe ee Soomaaliya iyo ta Somaliland teebaa Caqabad ah(FAALLO)

                            London Jan 27,2014(SDN)-Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya ayaa intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyoka dib bilaabay in ay isku dayaan in ay jahawareer geliyaan rayi caamka dadka Afka Soomaaliga ku hadla ee siyaasadu quudka u noqotay. Somaliland iyo Soomaaliya waxa ay ka siman yihiin beelo awood siyaasadeed ku leh degaanka dhexe ee labadaas dal,labada beeloodba…

                            Read More

                              Magaalada Ceerigaabo oo laga Samaynayo Nidaam lagu balaadhinayo Biyaha Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                              Ceerigaabo 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Wasiirka Khayraadka Biyaha oo ayaa Uga Mahadceliyay Shacabka Magaalada Ceerigaabo Sida Balaadhan ee ay u Soo dhaweeyeen Waxaa kale oo uu Tilmaan ka Bixiyay Ujeedada…

                              Read More

                                SOOMAALILAND & SIYAASADA SANADKA CUSUB 2014

                                Shacbiga S/land & saxaafada w Waxaan ku salaamayaa salaanta  islaamka ASCW. Intaa ka dib waxaan ku guda jirnaa sanad cusub oo saadaashiida  & sahamintiisa wata,sidaa darteed 23 sano oo S/land ahayd maamul ka madax  banaan soomaaliya inteeda kale ama ay dib ula soo noqotay madaxbanaanideedii  halkee bay maraysaa siyaadasada S/land ee ku wajahan aduunka aynu…

                                Read More