Madaxweynaha Maraykanka Oo Khudbad-sanadeedkiisa ku soo Daray Arrimo Ku Saabsan Somalia

    Wanshinton:29-Jan-2014 (SDN)-Madaxweynaha Waddanka Maraykanka Barack Obama ayaa Khudbaddiisa “State of The Uninion” oo uu Saacado ka Hor soo Gebogebeeyey ku soo Daray Arrimo ku saabsan Somalia. Madaxweyne Obama, ayaa Khudbadiisan Sanadlaha ah  oo uu kaga Hadlayey Arrimo badan oo Caalamka ku Saabsan ku soo hadalqaaday Mushkiladaha ka Taagan somalia iyo Hannaanka Maraykanku ula Macaamilo waxa…

    Read More

      Ma Cadaaladbaa? Ka Bogo Beelaha ay ka soo jeedaan Gollaha Wasiirada Puntland ee uu magacaabay Cabdiweli Gaas

      Garoowe Jan 29,2014(SDN)-Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiwweli Gaas ayaa shalay soo bandhigay golahiisa wasiirada,hadaba gollahan oo tiradiisu tahay 47 xubnood ayaa la isweydiinayaa in loo qeybiyay hab cadaalad ku saleysan., ka bogo oo adigu isu jaawaab. 1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dhulbahante 2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)…

      Read More

        Somali-Minnesotans wield clout from Minneapolis to Mogadishu

        When Somali-Minnesotans receive media attention, it’s often due to controversy, from homegrown suicide bombers to teetotaling cabdrivers refusing to transport alcohol. Last October, when unfounded rumors circulated that Somali perpetrators of the Kenya mall massacre were from Minnesota, national media descended on the Cedar-Riverside neighborhood of Minneapolis like locusts. When the rumors were dispersed by…

        Read More

          Xildhibaanada Kulmiye ee Wakiilada oo ku kala qaybsan Ansixintii Xeer hoosaadkoodii dhaqangalay ka DAAWO QURBEJOOG.COM

          Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa ku kala qaybsan Qaabkii Maalintii Shalay loo Meel mariyay Xeer hoosaadka Golahooda oo Awoodii ka rifay labadii Gudoomiye ku Xigeen. Xildhibaanadii Xisbiga Kulmiye ee ogolaa Xeer hoosaadka ansixintiisa ayaa sheegay in Cida uu Xeerkani dan u yahay uu yahay Xisbiga Kulmiye inkasta…

          Read More

            Liiska Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Punt land oo la Shaaciyay Halkan Ka Akhri kana DHAGAYSO

            Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Goor dhawayd saxaafadda loo soo bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir, kuwaaso ay kamid yihiin raga wasiirada loo magcaabay shakhsiyaad u dhashay somaliland kuwaaso kasoo…

            Read More

              Waxaan Go’aansaday in aan Gambo/Masar CAS madaxa ku qaato oo anan iska dhigin ilaa Somaliland AQOONSI helayso By Ilham Hassan Aliweyd (Faleebo)

              Umad kasta oo dunidan ku dhex nool waxaay leedahay Hiigsi iyo hami dheer, Wadankasta wuxuu leyey rajo iyo in uu ugu horeeyo aduunka, Jamhuryada dimuqradiga ah ee Somaliland waxaay jirtay ku dhawaad 24sano kadib la soo noqoshadii madaxbanaanidii luntay 1960kii , Halgan dheer dhib iyo rafaad ayay u soo martay sidii ay u soo ceshan…

              Read More

                Somaliland Puts Armed Forces Chief Operations Commander under House Arrest

                Hargeisa, 28 Jan 2014 (SDN) –Following alleged lengthily dispute with Somaliland armed forces chief of staff General Ismail Shaqale, Vice-President and acting President Abdirahman Abdilahi Ismail ‘Sayli’ has directed that Brigadier Abdilahi Haji Jama known as ‘Aalas’, the chief operations commander of the armed forces be put under house arrest, sources close to the armed…

                Read More

                  GORFAYN: BUUGGA SAMO-TALIS Muna Axmed Cumar

                  Dhowaanahan waxa sida togga u soo burqanaya buugta ku qoran afka Soomaaliga oo loo guntaday run ahaantiina waa arrin aniga shaqsi ahaan I farxad geliya markasta oo aan arko buug af-soomaali ku qoran oo soo kordhay. Haddaba  waxaan dhowaan aad ula dhacay mid ka duwan kuwii hore aan u arkay waana buugga la magac baxay…

                  Read More

                    Warbixin uu Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Maanta Siiyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa Maanta hor tagay Fadhigii Golaha Guurtida isla Markaana ka Hor Jeediyay Warbixin dhinacyo badan Taabanaysa oo ka Waramaysa Waxqabadka Wasaarada,Dhoofka Xoolaha,Caafimaadintooda iyo Arrimo kale. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa…

                    Read More

                      “Waanu ka Fikiraynaa Waxaanu ka Yeelayno Talaabadii Shalay Golaha Wakiilada ka Dhacday” Gudoomiye Xigeenka Wakiilada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- “Somaliland 23sanadooda ayeynu kusoo dhaqmayne xeerar keena iyo dastuurka,inta uu jira aqalka golaha wakiiladu waxa uu lahaa shirguddoon dastuurka ayaana tilmaamaya lakiin nasiib daro waxa shalay dhacday in shirguddoonkii la baabiiyey oo la yidhi guddoomiye kaliya ayaa jira labada ku xigeenka shirguddoonka ka mid maaha” Waxaa Maanta Sidaa ku Tiraabay Gudoomiye…

                      Read More

                        Gudoomiyaha G/haweenka Xisbiga ucid laanta Uk oo soo dhaweynayasa Xubnahii ku soo biirey xibiga Ucid

                        London 28Jan13(SDN) waxaan hambalyo u  dirayaa dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusub  ee ku soo biiray   iyo waliba taageeraysha xisbiga  Ucid meel kasta ay joogaan.Allaah mahad leh Anoo ku hadlaya Magaca  Garabka Haweenka ee Uk  Marwo Farduus Cige  iyo Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo garabyada haweenka London,Biristol,Birmiham,Lacter,Manchuster,Cardif,iyo dhamaan waxaha London  waxaanu  hambalyo iyo bogaadin u…

                        Read More

                          Burburkii Kulmiye Oo Waji Kale Yeeshay Iyo Kaadiriyiinta Sarsare Oo Ka Bacoobay Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Turxaan-bixinta u Diray oo Aan Wali Tallaabo Qaadin+ Maxamed Kaahin Oo Qaylo-dhaan Kula Dhex Dhacay Beeshiisa.

                          Hargeysa:28-Jan-2014(SDN)-Wali waxa taag iyo Maaro loo La’yahay Khilaafka Ragaadiyey Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Hoggaanka Sare ee Xisbiga oo haatan isku dhinac ah ayaa si weyn uga Ashkatoonaya Culays ballaadhan oo kaga imanaya Dhinaca Madaxtooyada, kaas oo uu soo Abaabulo wasiir Samaale oo isagu Haatan Libin siyaasadeed Gacanta ku Haya, maadaama uu dhawr jeer…

                          Read More

                            Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo maanso cusub soo bandhigay:DUNDUMO MAYDH

                            Hargeysa Jan 28,2014(SDN)-Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, Caawa oo ay taariikhdu tahey 28/01/2014. Wasxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan:- dedan maahee daalacan, geedi…

                            Read More

                              Rabow waxaa na daashadey dircuno iyo hudhmo u-dirir ilko fiiqan dabato ah dalqadana cilaan ka ah dulyaraana jinac ka ah

                              Aniga oo aan weliba ku-talax-tegeyn oo ilaalinaaya milgaha iyo nabadgelyada ay maanta S/land ku fadhido, bal hadana aan sar-kaxaadiyo oo sibirta u-yara-saaro aragtideyda iyo ogaan-shaheyga gaaban: bal aynu  sadar yar ka soo qaadano abwaan ahmed awgeedi gabeygiisii cusbaa ee garbo-diir ee taabatey quluubtii shacabka reer S/land kuye ” Rabow waxa idaashadey daruur heemameysoo misna aan…

                              Read More

                                Somalia: Does Not Play Well With Others

                                January 27, 2014: Al Shabaab continues to survive because their appeal to Somali nationalism, and the idea that Somalis are superior to all their neighbors (which is one reason Somalis have been preying on their neighbors for centuries) appeals to enough young men to provide new recruits. Aligning itself with al Qaeda brings in foreign…

                                Read More