Badda Boosaaso Oo Shan Dhallinyaro ah Liqday iyo Laba Ka Mid ah Oo Maydadkooda La Helay

    Bosaso:21-Dec-2013(SDN)-Magaalo-xeebeedda Boosaaso Ee Deegaanada Puntland ayaa cisbitaal ku yaalla Saaka la keenay Maydadka Laba dhallinyaro ah oo ka mid ahaa Shan qof oo shalay ku qarraqmay xilli ay dabbaalnayeen. Waxaa lagu kala magacaabi jiray dhalinyarada geeriyootay Bashiir Maxamad Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada wax ka barata iskuulka sare ee Bosaso(Bosaso Public Secondry School) iyo…

    Read More

      Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha Barlamaanka Somaliland Oo Maanta Furmaya Iyo Dareenada Ku Xeeran

      Hargeysa:21-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta oo Sabti ah qorshuhu yahay inuu si Rasmi ah u furmo Kal-fadhigii 23-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliland oo Sabtidii hore dib u dhacay murano jira aawadood. Kal-fadhigan maanta ayaa lagu wadaa inuu la kawsado khilaafkii ugu horreeyey ee soo kala dhex gala Shirguddoonka Golahaas tan iyo  intii la sameeyey, waxana si aad ah…

      Read More

        Shirkad shidaal oo caalami ah oo heshiis la gashay Dalsan Somaliland engery iyo qodobadii lagu heshiyey

        London 21Dec13(SDN) Waxaa  kulan ku dhex maray  magaalada London shirkada caalamiya oo  laga leyahay Uk oo lagu magacaabo  London international energy iyo shirkada ka socota Somaliland oo la magac baxday  Somaliland  Dalsan energy Ltd. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wasiirkii hore ee Difaaca    Somaliland Mr Cabdilaahi Cali Ibrahim, oo ka mid ah…

        Read More

          Maxaa Qabsoomay Laba Gu’ Oo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Siyaasadda Ku jiray?

          Maanta oo kale, labaatankii bishii Diisambar, sannadkii 2011kii, mid ka mid ah jileyaasha ugu waaweyn siyaasadda Somaliland ahna dhaqaaleyahan, qoraa iyo hal-abuur ayaa uu si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu ku biirayo fagaaraha siyaasadda Somaliland… Waa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID.. Waxa aynu qormadan kooban ku eegi doonnaa guulihii,…

          Read More

            TAARIIKH KOOBAN:BANKIGA GANACSIGA IYO KEYDKA SOOMAALIYEED

            Muqdisho Dec 20,2013(SDN)-Taariikhdu Marki ay aheyd: January 1, 1971 ayaa Dowladdii Soomaaliyeed ee Kacaanka waxay Sameeysey Laba Banki Ganacsi oo kala ah: 1-      Baniga Keydka iyo Deynta Soomaaliyeed (Somali Saving and credit Bank) 2-      Bankiga Ganacsiga Soomaaliyeed  (Somali Commercial Bank) Sanadkii 1975 ayaa Dowladda Soomaaliya Isku dartay labadii Banki ee kor ku soo sheegay waxayna…

            Read More

              Waan Yaabey! “Waxaan La yaabey Bar-barad Weliba Khushi-talaabsaanaya”

              Waa Taxanaheenii iyo Tirsiyadeenii Tusmada iyoTilmaanta ahaa.- Waa Qormooyinkeenii qiraayey Qusumka, Qoonta iyo Qaleylkii lagu qeybsadey maalkii, moodkii, magantii iyo mooradii ummaddena baahan ee debedyaalka u-ah dacdarada dabeecada iyo duruufaha adag ee is barkan. Waa taxanaheenii iyo tirsiyadeenii turuntureynaayey isbaarooyinka hor taagan danta ummadda, danta qaranka iyo dariiqa loo socdo. Waa tirsiyadeenii duraayey kuwa dawaada ka…

              Read More

                Doodii Qaran ee Xisbiyada Mucaaridku ku baaqeen oo ay la Wareegeen Akaademiga Nabada iyo Qodobada lagaga hadlayo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 19.Dec 2013 (SDN)-Sadexda Xisbi Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay si wadajir ah oo kalsooni leh isula qaateen in qabashada dooda qaran loo wakiisho Akademiyadda nabadda iyo horumarinta Somaliland. Hadal ay si wada jir ah saxaafadda u siiyeen kulankoodii maanta ka bacdi Gudoomiyayaasha sadexda Xisbi Qaran oo kala…

                Read More

                  jaaliyada Somaliland ee uk iyo sualahii la waydiyey Moyerka Casimada Somaliland oo soo diyariyeen qurbejoog.com iyo Somaliland Youth Network sidee loo hagaajin karaa Bilicda Magaalooyinka somaliland Dawasho wacan

                  London 19//Dec13(SDN) jaaliyada Somaliland ee uk iyo sualahii la waydiyey Mayerka  Casimada Somaliland oo soo diyariyeen qurbejoog.com iyo Somaliland Youth Network sidee loo hagaajin karaa Bilicda Magaalooyinka somaliland Dawasho wacan    

                  Read More

                    Ururka xidhiidhka dhalinyarada Somaliland ee Uk ee lagu magacabo (Somaliland Youth Network)oo xafladii soo dhawaynta Moyerka Hargaysa qayb libaax ka qatay mahadna iska leh

                    London 19Dec13(SDN)ururka xiriirka dhalinyarada somaliland oo urur dhawaan laga dhawaqay casimada Uk ee london oo xiriirinaysa dhamaan dhalinta reer somaliland ayaa waxay xalayto ka qayb qateen xaflad soo dhawayna oo soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk xafladan oo ah tii u heraysay oo si wada jira u qaban qabiyaan Ururada somaliland oo dhamaan ka…

                    Read More

                      Mayor ku Xigeenka Hargeysa oo la Kulmay Jaaliydayaha iyo Madaxda Bristol, Cardiff, iyo Sheffield(SAWIRO)

                      Bristol Dec 19,2013(SDN)-Mayor ku Xigeenka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdi Casiis Maxamed Xaashi “Cagoweyne” oo hawlo shaqo u jooga Dalkan Britain ayaa kulamo aad u balaadhan la yeeshay Maayorrada iyo Madaxda Jaaliyadaha magaalooyinka Bristol, Cardiff, iyo Sheffield ee Dalkan UK. Ugu horrayn Mayor ku xigeenka ayaa waxa uu kulan aad u balaadhan la yeeshay…

                      Read More

                      Capital One Cup Semi Finals 2013 oo La Isu Miciyolisanayo (By Jaahuur)

                      London-19-Dec-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaaiyo Ingiriiska oo la isku feentey (Capital One Cup Semi Finals 2013). Koobkan oo aad looga qadiriyo carigaa Ingiriiska ayaa waxaa isku soo hadhay 4-ta Naadi ee kala ah Man United,Man City,Sunderland iyo West Ham United,laakiin aawey kooxihii kale ee caanka ahaa? Haddaba 4-tan Naadi yeey soo kala…

                      Read More

                        Madaxweyne Xalinta Cabashada Shaqaalaha Tv-ga ma Xaqa ayaad garabka saari, Mise Dulmiga?

                        Waxaa dhawaanahan warbaahinta ku soo noqnoqday wararka sheegaya in khilaaf xoogan oo lagu kala jabay kana dhexeeyay masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo ay ugu horeeyaan Wasiirka iyo Maareeyaha, taas oo ay barbar socotay cabasho shaqaalaha Tv-ga qaranku ka tirsanayeen sida ay sheegeen maamul xumo iyo qabyaalad aan gabasho lahayn oo uu ku kacay Maareeyaha Tv-gu ….

                        Read More

                          WAX YEELADU DABEECADAYDA AYAY KA MID TAHAY ?

                          Dabeecadaha dadku way kala duwan yihiin , oo qaarkood waxay leeyihiin , 1-Dabeecadda xayawaanka doogga cuna oo kale , kuwaas hami iyo qamigoodu yahay , wax lacuno -wax lacabo iyo shahwad uun . 2-Dabeecadda xayawaanka hilibka cunana , waa in uu wax dilo – wax burburiyo -wax gaado  colaad -nacayb wax ka baji – hanjabaad…

                          Read More

                            Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro

                            Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba.       Waxaa la yidhi : La hubsayoo, Gorayo haad noqon weydey.       Sideedaba Soomaalidu, siiba ta Federaalka Soomaaliya (een shinkeedu buuxsamin) wali mey Fahmin waxa ay tahay “Dowladnimadu” ama Qaranimadu.       Hadii si walba la isugu dayey…

                            Read More