Xaflad lagu soo dhawaynayey Mayor ku xigeenka Hargaysa Cabdicasiis Cago wayne oo soo qaban qabiyeen Hablaha Garoodi Uk oo ka dhacday London

    London 19Dec13 (SDN) Xaflad aad iyo aad loo soo agasimay oo ay soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk oo lagu soo dhawaynayey maayor ku xigeenka Casimada Somaliland Mudane Cabdi casiis Maxamed Xaashi Cagawayne aya waxay ka dhacday bartamaha caasimada London xafladan oo ka soo qayb galeen dad wayno aad u tiro badan iyo xisbiyada Mucaaradka…

    Read More

      Guddiga Mashruuca dhismaha Wadada-cad ee Hargeysa iyo Sallaxlay oo beeniyay war laga faafiyay wada-hadal dhexmaray Guddigooda iyo Wasiirka Madaxtooyada

      Hargeysa December 18, 2013 (SDN)- Guddiga mashruuca dhismaha Wadada-cad ee xidhiidhisa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa beeniyay war laga faafiyay booqasho uu Isniintii doraad Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ku tegay jidkaas dhismihiisu socdo iyo nuxurka wada-hadal dhexmaray guddiga mashruucaas iyo Wasiirka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Xoghayaha Fulinta guddiga mashruuca dhismaha…

      Read More

        Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo Xogwaran Siisay Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Xogwaran gaar ah oo ay Maanta Siisay Shabakada Qurbejoog.com waxay ku faahfaahisay Qorshaha Waxqabad ee u Suuro galay Sannadkan sii Galbanaya ee 2013-ka. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxaa kale oo ay Sharaxaad ka bixisay Hawl galada u qoondaysan Wasaaradeeda…

        Read More

          There is identical history or similarity between Ho Chi Minh- the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder of SNM liberation Army in 1981.‏

          There is identical history or similarity between Ho Chi Minh– the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder ofSNM liberation Army in 1981.  After the war had ended, the former capital of South Vietnam, Saigon was re-named as Ho Chi Minh City, the leaser’s name to remember and recognition for his role for the liberation…

          Read More

            Cududda Xildhibaanadii Saacid Taageersanaa Oo Baqdin Gelisay Ra’isal Wasaaraha Cusub iyo Ansaxintiisa Oo Dib Loo Dhigay

            Muqdisho:18-Dec-2013(SDN)-Waxa Soo Baxaya warar Dheeraad ah oo la xidhiidha Sababta Baarlamaanka Somalia Dib ugu dhigay Ansaxinta Ra’isal wasaaraha Cusub ee Dhawaan la Magacaabay. Sababta Keentay in dib loo dhigo ansaxintiisa, ayaa lagu sheegay shaki soo baxay oo sheegaya inay jiraan cudud aan la dhayalsan Karin oo ka soo horjeedda ansaxintiisa, kuwaas ooh ore u taageersanaa…

            Read More

              Salahley Communty:We denounce the minister of education’s remarks and the first lady taking credit for an ambulance donated by Emirates Red Crescent

              This week a delegation from Somali-land government officials including minsters and the first lady has paid visit to salaxley to deliver an ambulance donated by emirates Red Crescent to Somali-land. The ambulance being donated by friendly country and not from Somali-land government, the delivery of the ambulance should have been delivered in normal protocol, which…

              Read More

                Hal-doorka Mucaaridka iyo Muxaafidka Somaliland Oo Niyad Midaysan Ku Gardaadiyay Diiwaanka SAMO-TALIS(SAWIRO)

                Hargeysa Dec 18,2013(SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo xambaarsan taariikhda Odayga Somaliland: Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) ayaa xalay lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa waxaana ka soo qayb-galay Wasiirro, Xildhibaanno, Qoraayo, Oday-dhaqameed, maamulka iyo ardayda jaamacadda iyo marti-sharaf kale. Waxaana iska kaashaday Jaamacadda Hargeya iyo Shirkadda Daabacaadda Sagaljet.   Ugu horreyn Guddoomiyaha Machadka Nabadda…

                Read More

                  Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo ka waramay kulay madaxtooyada iyo shirkad ganacsi oo Sucuudi ahi yeesheen(DHEGEYSO)

                  Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotay Shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga Isla markaana rabta inay Mashaariic ka fuliso dekeda Berbera iyo hawlaha Maamul ee Dekeda. Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga iyo Maalgashiga…

                  Read More

                    A Globalised Somali, A Tolerant Somali

                    For the past 7 years or so that I have been involved in youth activism I have tried to comprehend how we could best resurrect our Somali nation. I’ve sat down and debated with those who call themselves or hold the views of liberals, religious, sectionists, nationalists, Marxists and more. I have attempted to understand…

                    Read More

                      Qormadii 54-aad Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabtaah, Allow sahal Amuuraha

                      Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu…

                      Read More

                        Nuxurka Khudbadii ay Marwada Madaxweynuhu ka Jeedisay Degmada Sallaxley {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa ay Sheegtay inay ku faraxsan tahay Socdaalka ay ku Timid Magaalada Sallaxley Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso…

                        Read More

                          “Madaxweynuhu wuu fuliyay Balanqaadkii uu degmada Sallaxley u sameeyay oo waa kaas” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ay ka Go’an tahay Sidii ay Horumar dhinacyo badan leh uga hirgaliso Degmada Sallaxley isagoo intaas ku daray in Madaxweynuhu fuliyay balanqaad uu degmada u sameeyay kaas oo dhismihiisii qandaraas lagu…

                          Read More

                            Kulankii u dhexeeyay Madaxweynaha Punt land iyo Murashixiinta ka qayb qaadanaya doorashada oo natiijo la’aan ku dhamaaday {DHAGAYSO}

                            Garowe 17.Dec 2013 (SDN)-  Kulankii u dhexeeyey musharaxiinta iyo madaxweynaha Puntland oo lagu kala tagey kadib markii qodobo muhiim ah la isku afgaran waayey, Musharaxiinta ayaa soo bandhigey in guddiga khilaafaadka magacaabistiisa dib loogu noqdo halka Madaxweynaha Puntland ahna mushraxa xilka jagada hogaamiyaha Puntland uu sheegey in sharciyadu siineyso magacaabista gudigaan iyadoo hadana shaqadooda ku…

                            Read More

                              “Midowga Yurub waxay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababar Siinta Ciidamada Ilaalada Xeebaha” Taliyaha Ciidanka Difaaca Xeebaha {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa ….

                              Read More

                                La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari oo Baaq u diray Xukuumada Somaliland {DAAWO}

                                Laascaanood 17.Dec 2013 (SDN)- La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa  ka warbixiyay Socdaal uu in mudo ah ku joogay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,oo uu ka dhacay fal iska Hor imaad,Sidoo kale waxa uu Xukuumada ugu baaqay inay Ciidanka Booliska Gayso Degmadaas oo…

                                Read More

                                  Wasiirrada iyo Xildhibaanada Xukuumadda Kaga Jira Bariga Somaliland Oo Ku Soo Biiray Isu Soo Dhaweyntii Shirguddoonka Wakiillada Laga Dhex Waday iyo Nuxurka Kulan Shalay Albaabada La Isugu Xidhay

                                  Hargeysa:17-Dec-2013(SDN)-Kulankii Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi waraabe ka dhex wadeen Shirguddoonka  Golaha wakiillada Somaliland, ayaa wali sii Socda, iyadoo shalayna Kulan Sal Ballaadhan lagu Yeeshay Xarunta Golaha Baarlamaanka. Kulankan dhex dhexaadinta ah ee labadan masuul laga dhex wado, ayaa shalay ahaa mid Guddoomiye Saleebaan iyo Xaaji Cabdi waraabe u talo…

                                  Read More

                                    Dhegayso: Xaaji Cabdi-Waraabe oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Daahfurka Buug ka Hadlaya Taariikhdiisa

                                    Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug koobay inta badan taariikhda wax ku oolka ah ee Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf. Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf ayaa khudbad dheer oo isugu jirta taariikh, waano, hogatus iyo arrimo kale ka jeediyay madal lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo lagu ururiyay Sooyaalkiisa shakhsi ahaaneed.. Haddaba nuxurka khudbaddaas…

                                    Read More