Ogaysiis: dhamaan bulshawaynta ku dhaqan Uk waxa la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan Kulanka Mayor ku Xigeenka Hargeisa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo ka dhici doona London,

    Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool wadankan Uk   in Mayor ku xigeenka Caasimada Hargeisa Mudane Cabdi Casiis Xaashi Maxamed oo Hawlo shaqo u jooga Dalkan UK  in u kulan balaran la qadan doono jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan uk siiba London kulankan waxa ka soo Qayb gali doona Madaxda…

    Read More

      Jaaliyada somaliland ee Uk oo kulan hore looga baran la qatay wasiirka Arimaha gudaha Cali Maxamed Waran Cadde iyo Mayor ku Xigeenka Cabdicasiis Cagawayne oo ka dhacay bartamaha London. daawo sawirada kulanka

      London 15Dec13(SDN) Kulan Balaran oo ay soo qaban qabisay Jaaliyada somaliland ee Uk ayaa waxa lagu qabtay galbeedka london kulankan oo uu ka soo qayb galay wasiirka Arimaha Gudaha iyo Moyore ku xigeenka magalada Hargaysa  Cabdicasis xaashi oo baryahan ku sugnaa cariga Uk kulankan aya waxa uu noqonayaa wasiirkii ugu horeeyay ee reer somaliland ah oo booqosho…

      Read More

        War Deg Deg: Labadii wariye Ee Ina Fadal Ka Afduubay Xarunta Wargeyska Hubaal Oo Xorriyadoodii Dib u Helay

        Hargeysa:15-Dec-2013(SDN)-Waxa Daqiiqado ka hor Saldhigga Dhexe Ee Magaalada Hargeysa Laga Sii Daayey Labadii wariye ee Dhawaan Ciidanka Boolisku ka qabteen Xarunta Wargeyska Hubaal oo ay ka Hawlhgeli jireen.  Mustafe Cabdilaahi Faro iyo Cismaan Axmed Cismaan oo ahaa laba Hawl-wadeen oo ciidan ina Fadal Wataa Laba cisho ka hor ka xidheen Xurnta wargeyska Hubaal, ayaa Haatan…

        Read More

          Dhacdo la Yaab Leh Oo Shalay Qabsatay Wariyayaal Shaqo u Tegay Garoonka Aadan Cadde iyo Ciidamo Maraykan ah Oo Haddidaad Geystay

          Muqdisho:15-Dec-2013(SDN)-Sirdoon ka tirsan kuwa maraykanka ayaa  si xun ugu tacadiyey wariyayaasha soomaaliyeed eek a hawl gala magaalada muqdisho, iyadoo tallaabadaasna ay dusha ka daawanaysay xukuumadda somalidu. Shalay oo ay garoonka Aadan cadde ka soo degayeen wafti sare oo ka socda wadama yurub iyo Maraykanka, ayey saxaafadda madaxa Bannaan ee soomaaliya u hollatay inay warka waftigaas…

          Read More

            The New Dictatorship Practice of Silanyo

            We have been witnessing lately the so many assassination attempts to some of the most prominent citizens of Hargeysa, although that some of them were members of parliament, KULMIYE party high figures and media hub top officials. But one of the ongoing conspiracy is the HUBAAL Gate that kept SOMALILAND  population to follow it and…

            Read More

              “ Waxaanu Bulshada ,Hay’addaha xuquuqal Iisaanka iyo kuwa madaxa baananba u sheegaynaa inaanay Saxaafadda madaxa banaan ee Somaliland haysan Nabad galyo, iyo amni ku filan” Gudoomiye Xigeenka Ururka Solja {DHAGAYSO}

              Hargaysa 14.Dec 2013 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay ku Canbaareeyeen falkii ay Ciidamada RRU ay maalintii Shalay Shalfadaha ugu laabeen Xaruntii Wargayska Madaxa Banaan ee Hubaal waxaanay Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku eedeeyeen inay Caadaysatay Cabudhinta Xoriyatul…

              Read More

                “Wargayska Hubaal Waxay ka Cago Jiideen inay Kiiskooda Keenaan Maxkamada” Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada {DHAGAYSO}

                Hargaysa 14.Dec 2013 (SDN)- Guddomiyaha Maxkamada Ciidamada ee Somaliland Gaashanle Sarre Yusuuf Faarax Sharmaake (Yusuf Geerash) ayaa sheegay in wargeyska Hubaal uu Ka cago jiiday in uu Maxkamda uu hor keeno Cadeymaha Werarkii uu sheegay in lagu qaaday, waxaanu xusay sababta ay u sii dayeen ninkii weerarka geeystay ay tahay in wargeyska Hubaal uu ka…

                Read More

                  Mucaaridka Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Kulamo Hoose ku Dhamaynaya Xurgufo Siyaasadeed Oo Soo Kala Dhxex Galay iyo Shirkii Talo qaran Oo Meesha Ka Sii Baxaya

                  Hargeysa:14-Dec-2013(SDN)-Waxa Meelo kala duwan oo caasimadda Hargeysa ka dhacay kulamo ay wada Yeesheen xubno ka tirsan xukuumadda Talada Haysa iyo hoggaanka sare ee Mucaaridka somaliland. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay waxa maalmahanba socday isu soo dhawaansho iyo isu tanaasul ay muujinayeen labada dhinac ee mucaaridka iyo xukuu wamadda, waxana la sheegayaa inay si…

                  Read More

                    Qoyska Qurbaha : Mushkilado iyo xuluul(DAAWO)

                    Ottawa Dec 14,2013(SDN)-Waa Baranaamij Muuqaal ah oo aanu ugu magac daray Qoyska iyo Qurbaha. Wanaaga mujtamacu waxa uu ku xidhanyahay wanaaga qoyska. Qoysas hagaagsan ayaa keena mujtamac wanaagsan. Silslada barmaamijkan aan u bixinay Qoyska qurbaha mashaakilaad iyo xuluul waxa aan ku soo bandhigi doonaa mushkiladaha ugu waaweeyn ee horyaala qoysaska qurbaha sidaas oo kale waxa…

                    Read More

                      Guddoomiye Muuse Biixi Oo Maanta Si Gaar ah Ula Kulmaya Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

                      Hargeysa:14-Dec-2013(SDN)-Guddida qabanqaabada shirweynaha Kulmiye, ayaa lagu wadaa inay maanta  shir gaar ah la yeeshaan Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Cabdi. Guddida qabanqaabada oo maalintii shalay madaxda xisbiga  kulan kale la yeelatay, ayaa gudageli doona hawshooda qabanqaabada shirweynaha, maadaama haatan wax toban cisho ka yari ay ka hadhsan tahay xilligii loo muddeeyey shirweynaha xisbiga. Guddoomiye Muuse Biixi…

                      Read More

                      Xulka Kenya Ayaa Hantiyey Cecafa Cup Markii 2-0 Ku Khaarijiyen Xulka Sudan-DAAWO-(Cecafa-2013-The Bad,Good And Ugly Sababtu Maxay Tahay? By Jaahuur.

                      Nairobi-Nyayo Stadium 14-Dec-2013 (SDN) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula firdhiyeynaa xagaaiyo Nairobi iyo xulka Kenya (Haraambe Stars) oo xalaalsadey Cecafa Cup,laakiin maxay ku muteysteen in loogu yeedho (Cecafa 2013  The Bad,The Good And The Ugly?) Akhyaartay intaanan u galin foolxumooyinka iyo wanaagga,aan soo qaato ciyaartii kama dambeysta ahayd ee koobka Cecafa Cup oo aay madaxa…

                      Read More

                        Dugsiyadii Dawlada oo Macalimiin la’aan ardaydu uga dareerayso iyo Wasiirada Waxbarashada oo Wax talaabo ah aan qaadin {DHAGAYSO WARBIXINTAN”

                        Hargaysa 13.Dec 2013 (SDN)- Ardayda Wax ka barata Dugsiyada ay Maamusho dawladu ee Ku yaala Caasimada Hargaysa ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyay Dhibaato ka Haysata Macallimiin la’aan,kadib markii Barayaashii tayada lahaa ay Iskuulada Gaarka loo leeyahay Fadhataysteen,Taasina ay Sababtay in Ardaydu ay Guryahoodii isaga laabtaan. Dugsiyada ay arintani saamaysay waxaa ka mid ah Dugsiga Sare…

                        Read More

                          Somaliland: History of a Nation

                          After conclusion of treaties between Great Britain and the various Somaliland clans in the early 1880s, the Somaliland Protectorate was proclaimed in 1887. The international boundaries of the Protectorate were delineated by treaties with France (Djibouti) to the west in 1888, Ethiopia to the south in 1887 and Italy (Somalia) to the east in 1894….

                          Read More

                            Xukuumadda Somaliland Oo Qorshaynaysa Inay Soo Dhaweyn Culus Borama Ugu Samayso Hoggoomiyihii Ku Hungoobay Awdal Sate

                            Borama:13-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa dedaal weyn ugu jirta sidii Hoggaamiyihii hore ee sheegashada Awdal state oo Toddobaadkan caasimadda Hargeysa  soo gaadhay ay soo dhaweyn weyn ugu samayso magaalada Borama oo uu ku sii jeedo. Sida ay sheegayaan wararka hoose ee soo gaadhay shabakadda qurbejoog.com, waxa socda abaabul iyo dhaqdhaqaaq ballaadhan oo uu gadhwadeen ka yahay Guddoomiyaha…

                            Read More

                              “imika waxa lagu baayacmushtareeyaa oo ay xukuumaddu wax ku bixisaa qofku intuu meel istaago inuu yidhaahdo state Baan ku dhawaaqay, taasina waxay dhiirrigelinaysaa in cid waliba calan qaadato…..” Muj. Xasan Guure.

                              Hargeysa:13-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka  Mujaahid Xasan Guure  Jaamac ayaa xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Eedeeyey inay Lumisay Goboladdii dalka ugu muhiimsanaa, isla-markaana sababtay in Cadawgu cidla ka helo. Xasan Guure Jaamac  oo  La Hadlay qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa tilmaamay inaanay xukuumadda ka muuqatanin wax qiimayn…

                              Read More

                                Xildhibaan Qabile: waxaan halkan uga dirayaa golayaasha sharci dajinta inay simug leh isugu diyaariyaan samata bixinta dalkan iyagoo umaraya dastuurka iyo xeerarka dalka

                                Hargeysa Dec 13,2013(SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal iyo tix gabaya oo uu tiriyay ayaa uu ku sheegay in dalku u baahan yahay bedbaado ka timaada golleyaasha sherci dejinta qaranka. ” Sida uu jidaynayo dastuurka qaranka jamhuuriyada somaliland iyo xeerarku dalku mabanaana in lagula  kaco dil aan shareecadu ku jidayn ruuxnaba, hadaba sida ay bulshadu…

                                Read More

                                  Somaliland: A Nation of Integrity and Liberty

                                  By Mohamed A. Mahmoud (Barawaani) Somaliland is a nation that has attributes of full Muslim – Suni, associate with Arab cultures, and share some thoughts with Somali Ethnic, no emblematical African peculiarities is seen in this backdrop. Somalilanders are very proud egalitarian society, pretend many good practices of western advanced political trajectory as role model…

                                  Read More

                                    The Corruption Overburdened Government of Somalia

                                    Somalia, ex-Italian Somalia, is the most corrupt state in the world, according to the latest index compiled by the Berlin-based corruption watchdog Transparency International. U.N. and EU are trying to paint a dark picture of the corruption in Somalia, which could put off the countries that bankroll the country’s budget. The reports highlighted all forms…

                                    Read More