Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo ka hadlay dareenkiisa ku aadan Xilka loo Magacaabay {DHAGAYSO}

    Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133   Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed. Madaxweynaha ayaa wuxuu yiri” Waxaan magacaabay Cabdiweli Sh. Ahmed oo aan aaminsanahay in uu yahay shaqsiga ugu haboon shaqadaan oo dib u dhiska dalka iyo ka soo…

    Read More

      Hargaysa oo Aas Qaran loogu sameeyay Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir Kurtin oo Kaalin Mug leh ka soo qaatay horumarka Caasimada {DAAWO VIDEO}

      Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Siyaasiyiin aqoon yahano,Culimaa-udiin,Salaadiin iyo Dadweyne Tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir oo ku magac dheeraa “Kurtin”,Mudo badana ka soo shaqaynayay Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa . Madax kala duwan…

      Read More

        Somali President Appoints New Prime Minister

        Mogadishu, 12 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s president has appointed a new prime minister – the second prime minister the horn of Africa country has had in 14 months. Abdiweli Sheikh Ahmed was named prime minister in a press conference held on Thursday at Villa Somalia – the heavily guarded presidential palace in the Somali capital,…

        Read More

          War Deg Deg ah “Madaxweynaha Somalia oo Magacaabay Ra’isal Wasaare Dhalashadiisu tahay Dalka Canada”

          Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdiweli Sheekh Axmed u magacaabay raysul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Cabdiweli Sheekh Axmed waa aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa xarunta madaxtooyada ee Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu ku magacaabay raysul wasaaraha cusub. Cabdiweli waa aqoonyahan Soomaali ah oo…

          Read More

            Taliyaha Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Khilaaf la sheegay inuu u dhexeeyo Isaga iyo Ku Xigeenkiisa {DHAGAYSO}

            Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaanay War lagu daabacay Wargayska Hubaal oo Sheegaya in Khilaaf ba’ani u dhexeeyo isaga iyo Ku xigeenkiisa C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle. Taliyuhu waxa uu ku dooday inaanu Jirin Wax khilaaf ah oo u dhexeeya labadooda Mas’uul ee…

            Read More

              Aabe Dhalay Wiilal Reer Canada ah Oo Hargeysa Kufsi Loogu Xidhay Oo Si Kulul U Cambaareeyey Hannaankii Loo Maray Xadhigga

                Hargeysa:12-Dec-2013(SDN)- Maxamed Cali Nuur oo ah Aabaha Dhalay Laba Wii loo Maxkamada ku Taalla Magaalada Hargeysa ay ku heshay inay ka qayb-qaateen Kufsi wada-reed ka Dhacay Magaalada ayaa sheegay inaanay wiilashiisu qayb ka ahayn kufsigaas loo haysto. Maxamed Cali Nuur oo la Hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa Tilmaamay in Wiilashiisu oo…

              Read More

              Napoli Ayaa 2-0 Ku Afgoosatey Arsenal (Champion League) DAAWO (By Jaahuur)

              Italy-Napoli-11-Dec-2013-(SDN) Ahkyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa tartanka Uefa Champion League oo si habsami ah u socda iyo Napoli oo foodda isdareen Arsenal. Ciyaartan oo aad iyo aad u xiisa badneyd ayaa garoonka waxaa oo buuxiyey reer Napoli oo dhan oo aad moodo iney isku qeylo dhaansadeen,halka reer Arsenal aynaba ka soo xaadirin. Qeybtii hore…

              Read More

                Somaliland Set to Usher in Major Port Investment

                Berbera, 11 Dec 2013 (SDN) -The breakaway state is finalising a huge port investment, boosting its efforts to serve as a trade hub between the African and Arab worlds Somaliland is finalising a multi-million dollar deal with a leading international operator to develop a port at Berbera, on the Gulf of Aden, bolstering the breakaway…

                Read More

                  Kulmiye Government and the Road to Damnation

                  By: Ahmed Ali Ibrahim Sabeyse Whereas the Universal Declaration of Human Rights, as adopted by the United Nations General Assembly on December 10, 1948, accords certain inalienable rights and freedoms; and whereas governments are prohibited to infringe on any of these rights and freedoms under whatsoever pretense; and contrary to the spirit and letter of…

                  Read More

                    Qormadii 52-aad War La’aanta Xukuumada is-nuuga ah iyo qarniganoo ah kii kacdoonka ay shacabku xuquuqdooda ku raadsanayeen

                    Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu siiyey…

                    Read More

                      Ibraahim Axmed Rayte ayaa walaac weyn ka Muujiyey dhabar-jabka Sharci ee Xumuumadda Kulmiye Ka waddo dalka {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 11.Dec 2013 (SDN)- Xildhibaan Rayte waxa uu Tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo uu Caddaystay in sharciga waddanka xagga dambe la iska Dhigo oo la laalo, isagoo dhacdooyinkii kala dambeeyey ee isku dayga dilka ahaa ee waddanka ka dhacayey ay yihiin ifafaale   waxyaabo xun oo waddanka lagu soo wado. Xildhibaanku in Saddexdii Kiis ee sannadkan sii…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Waddani oo Sheegay in Xubno Wasiiro ahi Hagar daamaynayaan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 11.Dec 2013 (SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan  Maxamed C.laahi Cirro si weyn usoo dhaweeyey Taageerayaal tiro badan oo   ku soo Biiray Xisbigiisa oo uu tilmaamay inaan xisbiga cidina ka lahayn. Guddoomiye cirro waxa uu walaac ka muujiyey Tallaabooyin qaldan oo uu sheegay inay qaar ka mid ah wasiirada xukuumaddu ku hagardaamaynayaan diiwaangelinta…

                        Read More

                          Kulankii balaadhnaa ee ka dhacay Galbeedka London oo lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade.

                          London 11Dec13(SDN) Kulan aad u balaadhan oo lagu soo dhawaynayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland  ayaa ka dhacay Galbeedka Magaaladda London  Kulankan oo ahaa kii ugu balaadhnaa ee in dhaweyd ka dhaca London ayaa lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancad,kulanka oo uu goob-joog ka ahaa Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale…

                          Read More

                            Malafsiga Maareeyaha TV-ga Qaranka +Handtida uu ku mamay iyo Mintidnimada Xaq iyo cadaalad raadiska Shaqaalaha ee Miiska u Saaran Madaxweynaha Miidaankee buu Marin

                            Waxaa qoraalkan igu Kalifay khilaaf wajiyo badan leh ayaa dhex heehaayay wasaarada warfaafinta somaliland, oo mar lagu sheegay in wasiir cukuse ku gafey maareeye gaas, mar lagu sheegay in kursi ay beeli leedahay beel kale la siinaayo. Ilaa hada ma jirto xal rasmiya ama cad oo laga gaadhay arintaasi iyada oo ay si is daba…

                            Read More

                              CAWAR XAREED WARKIISII MEE

                              Oo malaha ma waxay moodayaan in aynu ilownay mise way inagu dayayaan oo taagta tijaabo ayey ka tahey!. Xassan Guure, mar u shalay la hadlayay wasiirka arrimaha gudaha wuxuu yidhi” Waar intaad iska dayso cadaymaha Xamar yaal  Maad kuwan aan cadaynta u baahnayn ee daahir yaa shamas la wada ogyahay wax ka qabatid. Arrinka Mujaahidku…

                              Read More

                                WARAABE HOOYADEY INTEY NOOSHEYNA CAANAHAAN KA CABI ,MARKEY DHIMATANA HILBAHEEDAAN CUNI

                                Maalintii khamiistii ayaa anigoo jooga hadhwanaag ley sheegey xaflad loo qabanaayo KULMIYE oo loo qabanaayey niman sheegtey XAQSOOR waxaana ka mid ahaa Qabo ,hadaba waxa ay isweydiintu tahey waa kuma mr,QABO? Waa ninkii caruurta lalaayey kiciyey kadibna uduuley magaalada London waxaanu isla magaaladaasi ka bilaabey lacag urursi uu ku sheegayo inuu maxkamad ku furayo islamarkaa…

                                Read More