Wafti sare Oo Xukuumadda Ka Tirsan Oo Saaka Lagu Wado Inay Soo Dhaweeyaan Koox Ka Soo Horjeedda Qaranimada Somaliland

    Hargeysa:11-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay saaka Madaarka Hargeysa Ku soo Dhaweyn Doonto Ninka Sheegta inuu Madaxweynaha ka yahay Maamulka Awdal State, kuwaas oo la sheegay inay dhawaan heshiis  ku gaadheen waddanka imaaraadka carabka. Xukuumadda oo aan la fahmin cidda ay hoggaamiyaan kooxdan ay heshiiska aan bannaanka la keenin la gashay, ayaa la sheegayaa inay…

    Read More

      “Waar TV-ga Qaranka Saddex Malyan iyo Badh Dollar ($3.5 Milyan Dollar)weeye Kharashkiisu. Wuxuu ka kharash badan yahay 5 Wasaaradood,waxaana loo haystaa in Dadka laga caayo” Jamaal Cali Xuseen (DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Musharax Madaxwaynaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Banaan bax balaadhan oo ay Xisbigoodu ku qaabileen Maalinta Xuquuqul Iinsaanka Caalamka ayaa si qoto dheer uga hadlay Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqul iinsaanka , Heerka Xun ee ay qabyaalada iyo eexdu marayso . Sidoo kale waxa uu…

      Read More

        “Wasiir ku xigeenka amniga ayaa ka danbeeyey shir’qoolkii la islahaa ku dila xildhibaan qabiile,waad ogtiin waxii ku dhacay wargayskii hubaal oo aad ogtiin in laga soo abaabulay qasriga madaxtooyada iyo guriga madaxwayne siilaanyo” Mujaahid Cali Guray {DHAGAYSO}

        Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)-Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid Mujaadi Cali Guray ayaa  sheegay inuu wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland uu saaka ciidanka amar buuxa ku siiyey in xarunta guud ee xisbiga ucid xoog lagu galo kuwaas oo ay ciidanka RRU galeen . Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid ayaa wasiir ku xigeenka amniga ku…

        Read More

          Somaliland: Journalists Protest against Government’s Push to Muzzle Them

          Hargeisa, 10 Dec 2013 (SDN) -Nearly 100 Somaliland journalists, news media workers and their supporters, some covering their mouths with white ribbons, protested Today in Hargeisa against the detention of eight journalists and what they said was a growing push by the country’s government to muzzle them. The journalists protest coincided today with the world-wide…

          Read More

            Djibouti-Canadians welcome Hussein Abdourahman Djama Andholeh nomination as USN representative in Canada

            Ottawa Dec 10,2013(SDN)-On Saturday, December 7th, Djibouti opposition umbrella USN leaders in an unanimous vote decided to nominate Hussein Abdourahman Djama Andholeh as their  representative in Canada. USN militants throughout Canada welcomed this landmark decision with joy since Hussein Andholeh , as he is commonly referred to,  was during the last decade the face of…

            Read More

              Boobe Yousuf Duale lacks the vision of neutrality‏

              Our Islamic region, which universal to ALL mankind and the  international law as well preaches that people are equal under the law and that doctrine was absent at the time of the former administration. Many somaliland politician, which are actively engaged for politics presently were soundless and noiseless when many many somaliland citizens were denied…

              Read More

                Loollanka Jagada Ra’iisal wasaaraha Oo Xiiso Gaar ah Yeelatay Iyo Tiro Kooban Oo Haatan isku Soo Hadhay

                Muqdisho:10-Dec-2013(SDN)-Wali waxa Aqalka Somalida looga Taliyo ee Villa Somalia ka socda  Kulamo iyo fadhiyo Qarsoodi ah oo looga gol leeyahay xulashada cidda noqonaysa Ra’iisal wasaaraha Somalia. Tirada Xubnaha u tafo-xaydan inay helaan jagadaas, ayaa aad u badan,waxase Hubaal ah inaanu madaxweynuhu dhammaantood ku wada qanacsanayn oo uu tiro kooban kala xulan doono, balse wali waxa…

                Read More

                  “Wallaahi Waa Layska Celinayaa Oo Cidna Kama Qoriweyna, Cidna kama Ciidan Badna, Halgankii SNM-na Wali Muu Dhammaan.”Muj. Ibraahim Dhegoweyne

                  Hargeysa:10-Dec-2013(SDN)-Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo haatan ka tirsan madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa ka Hadlay Tacaddiyada ay dhawaanahan xukuumaddu la soo baxday iyo Cabudhinta ay ku haysto Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo maalintii shalay la hadlay Saxaafadda Somaliland, ayaa ugu horrayn soo hadal qaaday dhibaatada ay xukuumaddu ku hayso Axsaabta qaranka, isagoo tilmaamay inaan…

                  Read More

                    Somaliland: Of Titans and Trolls

                    By: Ahmed Mohamed I. Egal During the last two weeks we have lost two titans of African politics: the first, and somewhat lesser giant, was Ambassador Axmed Maxamed Adan (Qaybe) of Somaliland, and the second, was the inestimable Madiba – Nelson Mandela of South Africa.  Clearly, Mandela was a figure of global renown that is…

                    Read More

                      Somaliland: Human Rights Center releases 2013 Annual Report

                      Press release 10 December is a day celebrated worldwide for human rights. Human Rights Center in Somaliland released 25 pages report titled “The Chained Constitution” on the human rights situation in Somaliland. The following is the summary and the recommendations of the report. Somaliland was a British protectorate from 1884 to 26th June 1960. Somaliland…

                      Read More

                        Wasiirka Ciyaaraha ee Somaliland oo Sida Fiinta uga Qayliyay Mudaharaad Salmi ah oo beri la qaban doono Isla markaana Digniin u diray Dhallinyarada {DAAWO}

                        Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo Maanta Warbaahinta u Waramayay  ayaa uga digay dhallinyarada Somaliland in aanay ka qayb qaadan isu soo bax kasta oo wax u dhimaya nabadgalyada iyo Jiritaanka dalka . Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland Xiligan ay ku gudo jirto Marxaladii…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada oo si Faahfaahsan uga Waramay Socdaal uu ku Tagay Uganda,Uk, iyo Imaaraadka oo uu ku Sugan yahay {DAAWO}

                          Dubai 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka Warbixiyay Kulamo uu la Yeeshay  Sheikkh Khalid Bin Zayed Al Nahyan oo ka mid ah caalilada xukunta Imaaraad ahna nin danaynaya inuu maal-gashi faro badan wadanka gashado. Waxaa uu kaloo Wasiirku bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlaayo socdaalkiisii laga soo bilaabo…

                          Read More

                            Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole u magacawday Wakiilkooda Canada

                            Ottawa Dec 09,2013(SDN)-Dalada Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ee USN ayaa waxa ay magacawday wakiilo u kala fadhiyi doona dalalka Canada, Britain iyo France. Qoraal ay soo saartay dalada USN ayaa lagu sheegay in Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole loogu magacaabay in uu wakiil ka noqdo dalka Canada. Siyaasi Xuseen ayaa mudo dheer dalkan Canada ka waday…

                            Read More