“Madaxweyne dadku daafad uma hayaan waxyaabaha dhacaya Oo ah Wixii ay Kasoo Dagaalameen ee Aad Goob-joogga u ahayde Ma Markii Horaad Qaldanayd Mise Imikaad………..,”Muj. Boobe Yuusuf.
Hargeysa:09-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa si Kulul u dhaleeceeyey tallaabada ay xukuumaddu afka Kaga xidhayso saxaafadda madaxa Bannaan iyo tacaddiga ay ku hayso Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Boobe Yuusuf oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah saxaafadda madax bannaan ee somaliland, ayaa ayaandarro ku tilmaamay…
