Mayar ku xigeenka Caasimada Cabdicasiis Cagaweyne oo soo gaadhay Boqortooyada ingiriiska
London 07 Dec Maayar ku Xigeenka ayaa waxa Gagada diyaaradaha ee Heathrow ku soo dhaweeyey dadweyne aad u tiro badan oo ka kala yimid gobolada wadankan uk ka kooban yahay. Waxa kale oo dadkii soo dhaweeyey ahaa Xoghayaha Waxbarashada ee xisbiga UCID Mudane Fawsi xaji Yusuf Warsame, Safiirka wareega Mudane Kaysar Cabdilaahi iyo Madax ka tirsan bulshada…
